Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: YAA RABA DOWLAD AY CRIMINALS KA BUUXAAN??? SIYAAD BARE DADKUU KA DINTEY!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAAL

Wednesday, December 13, 2000 - 04:20 am
DAWLADAN CUSUB WAA WADA CRIMINALS, THEY HAVE COMMITTED CRIMES AGAINST HUMANITY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Wednesday, December 13, 2000 - 04:45 am
What about the opposition? Are they clean?

Waxaa la yaab ah haddii aan soomaali nahay runta isuma sheegno,oo anagii oo is fahmayna ayaan isu gabanaynaa.
waxaa xaqiiq ah in dhamaan dadka ka soo horjeeda dawladda cusub in ay san uga soo horjeedin dan soomaalinimo,laakiin waxay uga soo horjeedaan sababaha soo socda
waxay taageersanyihiin shakhsiyaad siyaasiyiin ah oo ka soo ho jeestay dib u soo noolaynta qarankii soomaliya,ka dib markii ay iska dhex arki waayeen masawirka ama ay ogaadeen in aysan jago ay ku qancaan aysan helayn.
Waxaa loo baahanyahay in haddii aad ka soo hor jeedo dawladda iyo in dhibaatada Soomaaliya xal loo hel waa in aad xal keentaa.Laakiin haddii aad mucaarad iska noqoto ama aad ku andacooto hebel wuxuu la soo shaqeeyay dawladdii hore iyo hebel jabhad uma soo dagaalamin,waxaad tahay qof runta ka fog.
Haddaba dadkiina ka soo hor jeeda dawlada, waa la idin ogyahay oo arrimo qabiil iyo taageero shakhsiyaad ayaad uga soo horjeedaan,ee fadlan ha adeegsanina magaca Soomaali marka aad fikradiina ka hadlaysaan,waayo fikradiinu kuma salaysna DAN SOOMALIYEED.
Waxaa kale oo la yaab ah in ay dadka mucaaradka ahi halqabsi ka dhigteen ninkii Dawladdii hore la soo shaqeeyay waa danbiile oo xil ma qaban karo.
War mayiidnaan ogayn in 98% dadka siyaasada Soomaaliya ku jira ay la soo shaqeeyeen dawladii hore.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 01:16 pm
TO: wadani
waa kuugu raacsanahay 100%, dadka badankiisa maskaxdooda ma isticmaalaan, hadey isticmaaalaana si aan logic ayan ayey u isticmaalaan, ma aha markaa wax ka andacooceysid inaad isticmaashid war ay dadkale sheegeen "proboganda", laakiin waa inaad maskaxdaada isticmaashaa, soomaalida wexey tiraahdaa TALO KEEN NOQO MISE TALO RAAC, hadaba ninka dooda furay adiga ma aadeysaa meeshaah oo madax ma kuuu dooranaa?, hadii aad ka laxa jecleysatey inaad banaanka ka joogtid maxaad ugu diideysaa dadka rabo dalkooda iney wax u qabtaan, weligoodba war criminal ha ahaadeen ileen wax bedelaan heysane, saaanaa la yiri, saasaa la yiri, waxaa layir, waqtigeedii waa dhamaaedy .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 13, 2000 - 10:44 pm
Walaalayaal waan idinku raacsanahay allmost hadalkiina, laakiin waxaa muhiim ah inaad sheegtaan dowladdaan cusub waan ognohoo waxaa ka buuxa rag danbiilayaal ah soona shaqeeyay muddo aad u dheer iyo waliba iyagoo ah rag aad u da´a. balse waxaa is weydiin ah maxey qabteen ragga ka soo horjeeda ineey dumiyaan mooyee ma ku jiraa rag wax qabtay, marka waxaan anigu leeyahay
""wax kasta oo xun waxaa ka sii xun raggii tobanka sano"", waxaan u la jeedaa ragga jabhadaha oo aan lahey aqoon adduunyo iyo mid aakhiro toona. waxaan u sheegayaa raggaas inaan fahamnay ee ha nadaayee.
Ragga ku jiro dowladdana waxaan u sheegeynaa ineey dhamaatay is ka qaado ee lala xisaabtamidoono wixii hore eey geysteen iyo weliba xilkan cusub ee is jira hamoodina in indhaha shacabku jiifo, taariikhda ayaa qoreysa ninkii wax xun iyo wax fiicanba geysto.
Dad weynaha soomaaliyeedna waxaan u soo jeedinayaa ineeysan u ogolaan walaalkooda dowladda ku jiro inuu wax is daba marsiiyo, maxaa yeelay kankale ayaa isna sameyna. waxaan ula jeedaa wax aadan adigu raali ka eheen ha ku sameyn qof kale. Hana u arkina ineey dowladdu idinka sareyso balse adigaa ka sareeyo ee la xisaabtan waxa ay qabteen waana loo baahanyahay mucaaradka haddii uu yahay mid danta dalka u adeegaya ee fikradihiina is dhaafsada igana raali ahaada haddi aad wax si qaldan u fahamtiin.

A-diini..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Thursday, December 14, 2000 - 03:50 am
Waryaadha xagee maxkamada laysku saarey oo ay danbiilayaal ku wada noqdeen war ilaa aan si sax ah u wada xisaabtano qof dambiile ahi ma jiro.

Tuugtii wadanka kusoo duushey ee Xabashidu Futada
ka soo wadey ee 20kii sano ee nasoo dhaafay intaa wadanka curyaaminayayba ma sheegaysaane maxaad ka rabtaan ragii u shaqeeyay dawladii inaga wada dhexaysay.

Dadka qudha ee aan dambiga gelin waa ragii dawladii u dambaysay ee Soomaaliya kasoo shaqeeyay.

Hadaad muran ka qabtaan nasoo hortaaga tuugtan aad wada qarsanaysaan ee 20ka sano qabiilka ku dagaalamayay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaal

Thursday, December 14, 2000 - 11:13 am
waad ku mahad santihiin, rayigiin walaalayaal

laakiin waxaan idin ogeysiinay yaa in hadii la rab dowlad in somaali oo dhan ay isu wada tagaan oo ragan xamar fariistey laga eryo meesha.

laakiin marka hore hadii la robo somaaliyi iney isu tagto, waxaad ogaataan in Isaaq godab laga galey oo ey ka galeen nimankan maanta isku sheegeya ineny dowlad yihiin, kuwaasoo dilay dad badan oo maato ah,e.g caruur iyo dumar.

hadii ragii siyaad bare u shaqeynayey inay manta dawladan nala qeybsadaan, waxaa ogaataan in reer waqooyi lasii fogeeyey, maxaayeeley waxaa bay sii damqayaan nabaradii na soo gaaray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warmooge

Thursday, December 14, 2000 - 12:05 pm
to somaal, maadfahmin waxay isaaqu doonayaan,dadka deriska laahna mayfahmin, cidfahmaysaana majirto. beesha d/m dad kabadan ayaa kadhintey. only kismaanyo more poeple died than the whole isaaq area. walina soomaalinimadooda way rabaan.they will never stop complaining. same argumentagain and again. They still hoping worst for the rest of somali people. if they do not want negotiate and I do not care. they need us more as we need them. stop buying and selling things to them.