    SACAD | Wednesday, December 13, 2000 - 04:48 am degmada Gaalkacayo yaa iska leh oo ugu qab-qableeysan. |
    Ahmed1 | Wednesday, December 13, 2000 - 07:09 am Sacad miskiinaa tahay.. Iyadoo canshuur C/aahi yuusuf kaaga qaado inaad dhahdid yaa iska leh maahan |
    ceel-buur | Wednesday, December 13, 2000 - 08:39 am Gaalkacyo gaajo ayaa tiil illaahow ha i geyn... hadaan tagana illahaw igu nabad gelli jaahilnimo iyo ceydh iyo dhul abaara. |
    garsoor | Wednesday, December 13, 2000 - 10:50 am asalaama calaykum waraxmatulaah akhyaaray ramadaan kariim hadaan kajawaabo deeganka gaalkacyo gaalkacyo waa magaalo weyn waana lawada daganyahay mayjoorati ahaan waxaa daga afar qabiilo waana afarxaafadood llona kala daganyahay sidatan 1,,,garsoor,,,lleelkase 2,,,horumar,ama.baraxleey,hawiye 3wadajir,,,madhibaan israac,,,majeerteen iyo suuqa.oo,ka dhaxeeya dadka deegaan kaas hadaba gaalkacyo halreer malaha oo ilaahay waxaad nooga baridaan inay noogu soo noqoto nabadii&xasiloonidii ,,,luntay waana ,ramadaane qabiilka hala iska ilaaliyo soomaalinimo halaga fakaro nabaadiina |
    ABDIAZIZ | Wednesday, December 13, 2000 - 02:36 pm AXMED doqon ayaad tahay oo meelkasta oo wax lagu qoro adigaa ku qoran oo aad sidii xayawaanka u had hadashaa su aasha lagu waydiiyay iyo jawaabta aad bixisay ismalaha markaa doqon yahow cuqdad ayaa kaa buuxdo canshuurna SACAD cid ka qaadi kartaa ma jirto KAALCAYO waa lawada deganyahay cid waliba waxay taageersantahay qabiilkeeda SACADNA wuxuu taageersan yahay XAMAR CADDE adiga waxa taageersantahay qolyaha kale SACADNA intuu kadiley MAJEERTEENA waad ogtahay, canshuurna cid ay kaqaadi karaan majirto ee been ha isku sheegin doqon yahow. |
    Wiil-Qardhood | Thursday, December 14, 2000 - 12:12 am Sida la ogsoonyahay doorashadii 1967 Majeerteenka iyo Sacadka daga Gobolka mudug waxay ugu shubeen codkoodii Cabdirashiid Cali Sharmaarke sidaas darteed ayaa odayadii u ololaynayay C/rashiid Cali sharmaarke waxay bilaabeen in ay isku dayaan in Sacadka magaalada wax laga soo dajiyo. Arintaas waxay noqotay mid aad la isugu khilaafay sida la ogsoonyahayna Gaalkacyo waa maagaalo meel fog kaga taal Majeerteenka oo ay aad u jecelyihiin, marka odayashii waagaas qaarkood ma aysan rabin in Galkacyo Hawiye lakeeno. Dood muddo dheer socotay kadib ayaa waxaa markii danbe codbatay kuwii rabay in Hawiye magaalada ay wax ka dagaan oo iyagu isugu jiray Ganacsato iyo Siyaasiyiita Gobolka Mudug, Siyaasiyiintuna dano siyaasadeed baylahaayeen Ganacsataduna dano Ganacsi bay lahaayeen. 1968 ayaa la bilaabay in Hawiye magaalada boosas looga cabiro. Dhamaadkii 70-naadkii markii Dawladdii Ina Siyaad Bare iyo Ina Salaad Boy ay bilawday xasuuqa iyo dilka dadka rayidka ah ee majeertenka ayaa waxaa dhacday in dadkii majeerteena ahaa ay magaaladii aad ugu yaraadeen oo dadkii ay noqdeen wax qaxay oo ka qaxay Ciidankii Xooga dalka Soomaaliyeed dhibkii ay wadeen iyo qaar laga badalay oo "Dawlad" u badashay gobolada koonfureed ee soomaaliya iyo qaar naftooda la baxsaday oo SSDF aaday, mark intii Majeerteenka Dawladu Cayrsanaysay ayaa waa magaalada ku batay sacadka oo iyagu nabad ku haystay waxayna gaareen ilaa 30-40% markii Maxamed Siyaad dhacayna Magaladu waxay ku soo noqotay gacantii dadkii lahaa oo majeerteenkii waa ku soonoqdeen. 1991 ayaa hawiye oo dhan oo wata wixii hub ahaa ee Afweyne katagay ayaa soo weeraray magaalada wayna qabsaneen markaasay waxay dileen wixii ay dilikareen iyagoo aan u aabayelin waayeen , Caruur iyo dumar xattaa dadkii madaxa kajiranaa ma aysan cafiyin. waxay haysteen muddo kayar 2 bilood taas oo ahayd markii kaliya ee ay hawiyuhu xukumeen magaalada waana wakhtigii ugu xamaa magaalada taariikhdeeda. Markii daaroodku magaalada soo ceshaday waa dhacday in aan hawiye lagu dayan ee loo ogolaaday in ay ku soonodaan guryahoodii, marka sidaas ayuu Hawiye magaalada ku daganyahay. Laakiin waxaa kataliya Maamulka Pultland S/C Wiil-Qardhood |
    SAAD | Thursday, December 14, 2000 - 01:29 am TO; ABDIAZIS waan fahmey taariikhdaas waxyna ahey mid iga maqsan su'aashu yaa qab-qable ah |
    BUURYO-QAB | Thursday, December 14, 2000 - 01:52 am waxaa cadaatey in halkaa Hawiye lagu gumeysan jirey sidii la doono laga yeeli jirrey. markaa Hawiye miyeyn fiincneeyn in loo dhaafo kuwii madax ka tumi jirrey. |
    abqo | Thursday, December 14, 2000 - 10:28 am ninka taariikhda mugdiyaysan qorayoow waxbaa iskagaa khaldan gaalkacyana majeerteen haday meel fogkaga taal ma habargidir baysan kaga ool..ma leelkasaysan kaga ool ma,madhibaan baysan uga ool,gaalkacyana hal xaafad baad kadagan tihiin,waana israac afarteeda,xaafadoodna waligeed waa lakala daganaa, marka walaal,qofna qof,kuma gumaysan jirin,ee is fahmi waa ayaa dhacay xaafad walbaana iskeeday umadax banaan tahay i,warayso bilkahor,anaa,ka.imide,nabad&warsan |
    MUJAHID | Thursday, December 14, 2000 - 04:20 pm GALKACYO YAA LEH MIYEEYNU HADA KU MURMEYNAA?WAA ANAGOO KU MURMEYNA XAMAR YAA LEH,BURCO YAA LEH,BAYDHABO YAA LEH.NIMANKIINAN MAJEERTEEN EE LA DOODAYA WAX MA GARATADAN HA ISDAALININA.SACAD ANAGAA KEENAY GALKACYO ANAGAANA KA RARNAY HADANA SOO CELINAY EE MAGANTA HALEY DAAYO. |
    wiilmudug | Friday, December 15, 2000 - 04:12 am to.ceelbuur. waan kusalaamayaa ceelbuur salaan kabacdiwaxaan kuleeyahey mawaxaad isbarbardhigteygaalkacyo iyo ceelbuur.misewaxaadkusii dartey ilaahow ha,igeyn abaarteeda ,waxaan kusu,alayaa ceebuur ma,dhaqaale kasoo baxey leedahey .mise maxoogii aad kaqodanjirteen mahane dhaqaale kale ayeeyleedahey ,gaalkacyo waa bartamahii somaaliyaa waxeyna udhaxeysaa konfur iyo waqyi iyo galbeed .marka intaas oodhaqaalaah ayaaisuguyimaada.marka kasookac gadoonkeeimowdhaqalaha .waxaad isheegtaa barwaqada taalceelbuur gajo daraadded ayaad maxogqodataan. |
    Badhan | Friday, December 15, 2000 - 07:33 am Shimbiro yahow heesa oo hees wanaagsan qaada. Gabi ahaantiin qadhmuun baad tihiin qadhmuna meeshan waad ku qorteen.Bulaacado baad kuligiin tihiin bulaacdina waa idin dhashay. |
    Badhan | Friday, December 15, 2000 - 07:44 am Daaloo dusheedii daruuruhu mirtaano badu dhinac ka dabartoo dirikiyo hilaacii isu daba mareeno. Gaalkacyo waxaa laga leeyhay Puntiland State of Somaliya. Warmooge yaal hadii Sacad uu ka mid yahay reer Puntiland wax bay ku leeyihiin Gaalkacyo hadiise ay mooyaan yihiin cagahooda ma soo dhigi karaan with out dal ku galid |
    GEESIGA SACAD | Friday, December 15, 2000 - 12:25 pm Adeer SACAD dhulbuu lee yahay qaybta mudug waxay raacsan yihiin XAMAR CADE adiga majeerteen dabo xume sooraac dowlada cusub haddii kale waxaa qabsanayaa ilaa boosaaso(DHULKA LAMA DEGAAANKA AH) waxa majeerteen yareeyey waa SACAD oo waxay ka dileen 3.000 00 nin hal maalin waana ogtahay ilaa hadda GAALKACYO majeerteenka degan way ka cabsadaan oo markasta waxay raadiyaan heshiis cabsi ay kaqaan waligaana ha ku fakarin inaan heshiino waa inoo dagaal waana kaa ceyrinayaa magaalada. |
    DUUFAAN | Saturday, December 16, 2000 - 02:46 am TO FULAY SACAD WARYAA ADIGOO KALE WAANAQAAN XAMAR CADAHA AAD SHEAGYSIDANA SOO MAAHA MEESHA MAALIN WALBA 7 QOF KUDHINTAAN, DAWLADA AAD SHEEGAYSID SOO MAAHA MIDA 15 DOLLAR KABIXISA WASIIRADA WIIG WALBA SIDA LOO ILAALSHO, DAWLADA AAD SHEEGAYSO SOOMAAHA MIDA KAARAAN DHAAFI LA??????? HADII AAD MAJEERTEEN 3.000.000 KADISHAY MAXAY WELI KAAGA BADAN YIHIIN, OGOOW BEEN CAD AH AAD UJEEDID OO BEEN LAMA SHEEGO HADAAD SHEEGTIDNA MID RUNTA UDHOW BAA LASHEEGAA MA SOOMAALI OODHAN OO 1991 6.000.000 MAXAA MAJEERTEEN KADHIGAY 3.000.000 ?????!!!!! MA OG TAHAY SI IN UU MAJEERTEEN WAX KAADILAAYAY ILAA IYO 1856 ??????MA ILOOWDAY ARI WAA DHUUSO??? WAR NIN YAHOW MA UMUL BAA TAHAY OO WAXAY SOO MARTA DHAKHSO KU ILOWDA??????? MAJEERTEEN FARTIISA MAGAARTID II ISKA AAMU. SU'AAL BAAN KUWEEDINAHYAA HADII UU SACAD LEEYAHAY GAALKACYO MUXUU MAJEERTEENKA UMAAMULAA??? OO AIRPORTKA, KONTOROLADA, POLISKA, MAAMULKA MAGAALDA IWM UU GACANTA UGUI HAYAA???? MAXAA UDHISAN LA'ADIHIIN DHOORKII GURI AAD KULAHEEDEEN OO AAD TEENDHOOYINKA UDAGAN TIHIIN?? TAAS BAA KU TUSAYSA CIDA MAGAALAAD LEH KANA TALISA?? MA ILOWDAY WIXII KADHAY 15 JUULAY MARKII AAD MAGAALADA 2 SAAC GUDOHOOD AAD UGU BAXDEEN C/ALLAHI YUSSUF INTUU YIMID MAGAALADA FARTA IDIINKU FIIQAY UU YIRI WAR BAL SOO LAABATA CIDA IDILAYNAYSA MAJIRTEEN OO IDINKOO GUUR GUURANAA YA DI UGU SOO NOQOTEEN MAGALAADA (TEENDHOOYINKIINII) SHEEKADU WAASOCOTAA EE BALA INTAA MARKA HORE KASOO JAWAAB!! |
    Badhan | Saturday, December 16, 2000 - 08:51 am To Geesi Sacad; Anigu Majerten maa ahi oo dee umana hadli karo laakin bal aan yarahe isku dayo in aan kaaga jawaabo waxaad qortay. Waa run oo waa disheen in ka badan 3000 oo shicib Majeerteen ah bal se aan ku su'aale imisaad idinku macne yari iskaga qudh jarteen?.Dugaag baad tihiin aan garan waxay u dhimanayaan iyo waxay ka dhimanayaan. Taas baa keentay inaad sidii waraabihii idinkuna is cuntaan umada kalana cuntaan dalkeenii hooyana u cuntaan. Nacasnimadaada gaamurtay waxaa ka mid ah in aad maanta qiratay in aad umad Somaliyeed gumaaday lana soco in ay ricorka kuugu jirto bahalyahow xaaduqa ah. Majeerteenku nabad bay waligood raadiyaan macnaheedu waa kaa xadaarad dheeryihiin oo nafta qaymaheeda bay garanayaan dugaagyaow dumarka under wearka ka furtaa oon haba yaraatee is qaban. Dhulka lama degaanka aad kusheegina waxuu dadkiina u yahay Switzerland oo kolkaad tagtaan baa nolol idiinku horeyas daanyeeryahaow.Isku tasho nacasyahow aqal dambe iyo xadaarad dambe Majeerteen kuuma soo wadee hadii kale sidaadaas adoo daba cas godadka uga soo jeed.Adiga iyo waraabaha beryahan dambe xoolihii ka idleeyey reer laas caanoog wax isma dhaantaan. Dawada qur ah ood leedihiina waa in DDT ceelasha la idiinku shubo nacasyahaw qaawani Puntiland hanoolaato cayrta iyo qadhmuunkii afweyne ha dheceen. |
    buuhoodle | Saturday, December 16, 2000 - 10:12 am 3000 oo qof warmalahubaa? 500 baan ogaa. My brothers do not play victims. "soomaali kalxishooda malahee kalbaqey leedahay". sow muahayn boqorkiinii nikii xabada isticmilaay. |
    doolo | Saturday, December 16, 2000 - 12:12 pm sory guys. waxaabad moodaa badhan iyo geesi sacad iney halqof yihiin |
    REERMAHAD | Saturday, December 16, 2000 - 01:12 pm In the aftermath of the Ogaden debacle, a group of disgruntled army officers attempted a coup d'état against the regime in April 1978. Their leader was Colonel Mahammad Shaykh Usmaan, a member of the Majeerteen clan. The coup failed and seventeen alleged ringleaders, including Usmaan, were summarily executed. All but one of the executed were of the Majeerteen clan. One of the plotters, Lieutenant Colonel Abdillaahi Yuusuf Ahmad, a Majeerteen, escaped to Ethiopia and founded an anti-Siad Barre organization initially called the Somali Salvation Front (SSDF; later the Somali Salvation Democratic Front, SSDF) (see Sources of Opposition , ch. 5). During their preeminence in the civilian regimes, the Majeerteen had alienated other clans. Thus, when Siad Barre sent the Red Berets against the Majeerteen in Mudug Region, other clans declined to support them. The Red Berets systematically smashed the small reservoirs in the area around Galcaio so as to deny water to the Umar Mahamuud Majeerteen sublineages and their herds. In May and June 1979, more than 2,000 Umar Mahamuud, the Majeerteen sublineage of Colonel Ahmad, died of thirst in the waterless area northeast of Galcaio, Garoowe, and Jerriiban. In Galcaio, members of the Victory Pioneers, the urban militia notorious for harassing civilians, raped large numbers of Majeerteen women. In addition, the clan lost an estimated 50,000 camels, 10,000 cattle, and 100,000 sheep and goats. |
    puntlander | Saturday, December 16, 2000 - 11:57 pm warheeedhaye anigu sacadka aan dariska nahay magaalada london waa dadka kaliya oo aan hawiyeba iska fahanee maxaa cayda iyo xumaanta loo fidinayaa waa igu walaahay wanaagbay leeyihiin xumaana waa leeyihiin waxgarad bay leeyihiin gardarada iskuma raacaan xishood iyo xaqdhowr bay leeyihiin sida majeerteenka oo kale ayay yihiin afhayeenka aan cidina dooran ee hawiye hungurigana waa iskala mid oo cidaan iyaga ahayn marabaan inay waxnoqoto intaasoo calaamo ragu iskuma necee canbaaraynta joojiya iyo cayda |
    dagaari | Sunday, December 17, 2000 - 09:47 pm yac kadheh aray majeerteen biraan uqabee ilayn ukun jab toow ahaay aroy majeerteen bad aan,uqabee ilayn danbas buu buu ahaa aray majeerteen dad aan uqabee ilayn dugaagoow ahaay aray majeerteen faan badanaa ilyn dumaroo kaloow ahaay war duulka maxaa ku war& faana adeer gaalkacyo wallahi oobilaahi inaydun naga saarteen hadaan leelkase idinla socon carwaa ninkaa ka sheekaynkara kabixidii gaalkacyood &qaab dagaalkeedii ayadoo laydin sito waatii leelkase iga kiinridee hadna waad og tihiin hadaan nimankaas gaalkacyo inala daganeyn habayn in aydun ku hoyateen garoowe kama xageyseen waa adinka habaynwalba labada nin laydin kadilee maad gaalkacyo naga saartaan hadaad nasoo dajiseen markii laydin dhahao warmaad aarsataan wa adinka ku jawaaba warda balaayo naga daaya dagaalka hada labo qabri kaliya ayaan qodaynaa hadiise la dagaalamo xabaaluhu waa badanayaan calaa kuli xaal israac baad BARAXLEEY XOOG DHEH |
    Dhafoorqiiq | Monday, December 18, 2000 - 03:17 am TO: DAGAARI IYO FULAY SACAD waajirtaa in aad Gaalkacyo qabsateen sababtuna ay aheed markii uu Maxames Siyaad Bare uu wadan ka kabaxay oo layiri dowlad soomaaliyeed baa dhalatay dadka majeerteenkana ay jecel yihiin midnimada soomaaliyeed, ayaad habeenimo shacabkii oo iska hura magaalada soo gasheen markaasna aad shacabkii XASUUQDEEN qaarkamid ah. Waa ayaan daro wayn hadii aad caqli adeeg sanay sidna sidaa uma hadasheen. Majeerteen waxaa kasuu roobin hadii ay xukun qabsadaan dadka shacabkooda ah in ay gumaadaan siiba SACADOW waad ogsoon tihiin mudu 70 sano ah ayaa xukunkii Majeerteen kajiray Gobaladiinii oo waxaa isku badalay SULDAAN KEENADIID IYO SULDAAN CALI YUSUF ilaa iyo ceeldheerbay xukumaayeen soomaali iyo aduunka oodhan waa ogsoon yihiin, marka anagu markaan xukunka haysanay idinka oo dhan waa idin GUMAADI karnay laakiinse CAQLIYAGU sidiina oo kale uma shaqeeyo oo shacabka aan maamulno magumaadno mana layno sababtoo ah yaad xukumaysaa hadaad shacabka iska laysid?????? Nasiib daro TALYAANIGII markuu meesha yimid 1920 ayaad fursad uhesheen in aad madaxbananaataan oo aad MAJEERTEEN ladoodaan, Qabashadii GAALKACYO hadaan dib ugu soolaabano waxaad waray sataa ciidankii meesha idiinka jiray ee SACAD dharbaa xadii ku dhacday Markii uu soogalay ciidankii uu watay SEEF (CABDIRISAAQ OMAR HAJI) oo awolna heestay ciidankii qaranka BALIDOOGLE ee COMANDOSKA, kanabax saday SIYAAD BARE markii uu INQILAABKII 1978 fashilmay 1978, kadibna kamid ahaa ragii asaasay SSDF. 1991 asagoo CANADA usocda oo DUBAI jooga ayuu maqlay in GAALKACYO HABAR GIRDIR qabsatay, markaa buu wuxuu kasoo dagay EYL kadibna wuxuu yimid FORINTA GAALKACYO asaga oo halakaa ku diyaarsady CIIDANKII DHAFOORQIIQA ciidaankaasna aad ogeedeen CAYRADII uu idinku dhigay wataad ilaa iyo WISIL aad kaba la aan kutagteen, oo asgooba rabay ilaa iyo DAARTII CALI YUSUF ee HOBYO inuu tago ayaa ODAYAASHA MAJEERTEEN yiraah deen intaa aynu kujoo jino, yaanan lamid noqon aanan lagu dayan HABAR GIDIR, ciidankana uu san DAGAARI uusan dhaafin intaa waxaa kadanbeeyay 27 daagaal aad GAALKACYO kusoo qadeen oo kuli la idinku JABIYAY waxaana ayaan daro ah in aan dadkiinu idiin xisaab saneen oo kii idinka dhinta uu yahay DAMEER bakhtiyay 27 dagaal KUMAAN KUN baa idiinka dhinatay sababtoo ah ciidan aydaan isku tababar aheen oo 12 sano SIYAAD BARRE ciidamadiisii lasoo diriraayay ayaad iska hortimaadeen idinkoo 1 sano JABHAD ahaa oo SIYAAD BARRE ciidamdiisii oo horay loo jabiyay aad soo hesheen. waxaana ilowday in SSDF ay soo TABARTAY 20 kun oo COMANDOS ah markii loo baahdona ay HEEGAN yihiin, sababta aad ku soo dagteen magaalada waxay aheed hishiiskii CAQIIDKA C/ALLAHI YUSUF IYO CAYDIID ee XAMAR. MA ILOWDAY 15 JUULAY WIXII KUGU DHACAY????? MAATADAADA IN LAGA SOO CELIYAY WISIL. WAXAAD KU NASIIB SATEEN NINKAA ODAYGA AH EE CABDULLAHI YUSSUF EE RAGA QAARKIIS MEELBAY IDIIN KAGA SOO HARI LAHAAYEEN GAALKACYONA IN LA DINKU SOOCELYO MA'OGALAADEEN. waxaase yaab leh adiga inaadan weli xisaabin inta maalin walba kaadhimata!!! MA OGTAHAY MEJEERTEEN INTUU IDINKA DILAY? ORODO SOO XISAABI LAF WALBANA OO HABAR GIDIRAH SOO WEEDII INTA A'GAGAARKA GAALKACYO LAFAHOODA TAAL IYO INTA WELI TIMAHOODA KUDHAGAN YIHIIN LUGAHA KAARAMAATIYAASHA MAJEERTEEN EE JOOGA GAALKACYO. |
    dagaari | Monday, December 18, 2000 - 10:28 am yac ka dheh IGA HOO DHAFOOr DHUUSO,,,,,, ninyahow xaa dhacay wali sidii naagihii aad u.faan tamaysaaye,,mise wuxu waa naag nin iska dhigaysa,,ha ilaawin ,,,,gaalkacyo layga saar oo madiidani yaase isaaray waa saaridii gaalkacyood waxaan ueedaynayaa wacalada loo gu ,yeero,,DARBI DAAROOD leel kase,,,,,yaysan moodina in la iloowsan yahay kalkiina waad na sugaysaan horta aan meel uga soo harno laba aflaydiina majeerteen u.soo noqo gaalkacyo inta faanka iska daysid anagu naago &lo,ookale maahinoo runtaan ka hadalnaa wixii nagaarana maqarsano cashar na idin barnay balcar car car,,gaalkacyo hadaad ka taliso oo ay dhab kaa tahay baraxleey iska daaye suuqa caanaha ama bangiga xaga udhaaf waa adinka u,bixiyey khadka cagaaran oo iskaga diga war ha aadin dhinacaa waa khadkii cagaar naaye,,,anaguna xuduud la aanta aan ku marno gaalkacyo khaasatan xaa fadiiina israac gaalkacyana waad ogtahay meel nin sacad ah qori asgoo wata uu maro inay tahay xaafada garsoor ee xaaraanta leelkase ha ilaawin,,barda gool ha ilaawin casharadii gaalkacyood xaadse uleedahay maato aad layseen anaguna maato ma layno cali yuusufka aad sheegayso soo maaha kii habraha digirta ka daad sanayey ma ciidan baad gumaysanayseen haween&caruur baad gumaadi jirteene gaalkacyana waad aragtay cajaladihii aad ka soo duubteen khaasatan tii uu duubay nikii dhintee ina biixi ahaa asgoo ku haya daya waxaan daya waxaan waa dhiigii raga dhiigii raga daawo cajalkaas hadaad ku aragto qof maataa xaal baad ledihiin wax tuute qaba maahane runtiina cashar ku qaadate saa waa ilaahay mahadii hadaanan gaalkacyo maanta majeerteen u aqoon waxaad gudaan &waxaad gashaan &tabartiina hadaan salkiina soo taabtay geelayaguna ciid daaqo iska daa gaalkacyee baraagihii cumar maxamuud idan la aan hadaan cabayo guul guul guul waxaa kuu soo haray eeydaan leelkase niman yahow waa is naqann ilaaxad oo barasho isguma keen laabna ragna waakii is fahma waxaan idinka codsanaynaa fadlan gaalkacyo marlabaad ayaan qabsanaynaa majeerteena cayr& qaxooti aan kadhigaynaa fadlan fadlan fadlan faraha hanala soogalina waad arkaysaan oo abaalkiinii ay idiin diidan yihiin oo waxay u,saarinayaan oday sheeb ah oo tiisii qaadi la oosaxarada laga guro gaalkacyana waad lakal dagan yahay garsoor walaahi ma imaanayno,,waa israac OO kaliye nimankaan horaa loo yiri asalkaa nifaaq kaga jiraa oday ma jeerteene markii dhulka ladhigo waa idiin habar wacanayaan markaad ka rogtaana waxay leeyihiin inta leelkase naga soogaari waayey oo galdogob jooga ayaa shyab tukubayaa diyaarad kusoo booday oo harabkii dubay joogay ayaa leelkase kasoo dheereeyey warnimanku ha faaneene maxaa ka bi i.lahaa wax dhadhan leh hadii faankoodu yahay majeerteen maxay yihiin dumar&lo,,waaye daba dhilif amxaaro waaye rabaayad tigreey waaye bulaacad&boosaneer waaye dhaka dheet faqash waaye ardadii oromo waaye waxaan la aqoon waaye sacad siciid rag waaye dabadhilif laaye waaye caydiid macalinwaaye gaalkacyo xor waaye minjihii majeerteen aa wali yaala ISRAAC baad baraxleey xoog dheh majeertee faanku waa idiinfuran yahay welcome |
    BAARUUDA SACADKA | Sunday, December 24, 2000 - 09:28 pm Halkaan waxaa ila fadhiya nin kamid ah mujaahidiinta ka dagaal gashay degmada KAALKACYO habeenkii ay galeen ciidanka SACADKA OO lagu qabtey ninkii la oran jirey MAXAMUUD XAJI XASAN raguu ku jirey Dagaalkaas oo ka dhacay GAALKACYO mudo ahaey 3am oo subaxnimo. Waxaana lagu dagaalameyey ilaa 3 saacadood mujaahidka wuxuu ii sheegay in BARDE DHEERE ,YAMEYSKA AIRPORKA IYO MAGAALADA GUDAHEEDA meed aad u farabadan inuu daadsanaa waxaana isla galabtii SACADKU U BAXAY magaalada ABAAREEY waxaana lagu baabiyey niman badan oo loo baxshey meydkii CALALGUDUUD markaas kabacdi MAJEERTEENKU waa cararey mudo laga joogo bilo ayey waxay u habarwacdeen. Qabiilka MAREEXAANKA oo soo dhabarjabiyey SACADKA KANA SOO GALEY MAGAALADA DHINACA GALBEED. qIYAAS AHAAN CALALGADUUD IYO MAGAALA JOOGTII GAALKACYO HADDII LAYKU DAREY DHIMASHADOODU WAXAY NOQOTEY 3.500 . BALSE NINKAASI WUXUU SHEEGAY NIMANKII MAXAABIISTA AHAA OO HAL QOF DILAY INEY KA XUMAADEEN sacadka.Ayadoo dadkaasi ahaa magan Dadka SACADKA oo aan lagu aqoon ineysa dilin maganta nasiib xumo halkaas waxaa ku dhintey ninkii ugu caansanaa oo majeerteenka nabad doonkoodii ahaa MAXAMUD XAAJI XASAN.Waxaa damcay wiil uu abti u ahaa oo SACAD AH inuu badbaadiyo markaa suu nimankii kale ku yiraahdeen XAAJI XASANOO HANAGA TEGIN ASNA WUXUU YIRI WAAYAHAY WIILKII UU ABTIGA AYAA gaalkacyo u direy markuu GAALKACYO AADEY .ayaa waxaa u soo dabamarey mujaahidka caanka ah oo loo yaqaano DALMAR oo ahaa nin godob tirsanaayey.Marka mareexaan wuu kaategey yaa ku difaacaya hada doqontana waa aqaanaa sidaa u dibirsexateeyo . habeerbeerin wiilyahow kibrey balanteenuna waa saadanbe iyo beritoon kalabaxaynaa wiilasha ba aagii ogaa may baabiine hadaykuu imaan ayoo boodayo oo cartami oo sidii bahalka kuu diiran CABDULLAAHI YUUSUF WUU CARARIYE. |
    Israac | Monday, December 25, 2000 - 06:55 pm Baaruuda Sacadoow haatan sidaad u sheegtay Gaalkacyo mariixaan ma joogee maad soo weerartid, okeey waan gartay Leelkase ayaad ka baqaysaa, hadde hadalku waa yar yahay leelkase waa Daarood, Gaalkacyayna wax ka degaan, weyna difaacanayaan, siday awalba sameeyeen, Mariixaana aan isku xumaano balse hadday arintu xumaato oo arkaan in walaalahod la dhamaynayo iyana waa imaan, Harti oo dhana waa noo joogaan, Ogaadeen meel halkaasa ayay waxay sugayaan xaal suu yahay oo haday xumaato waxay soo dirin ciidanka habeenkii guda, marka Habar gidir, haddii illaahay laan gaab kaa dhigay iska daa cuqdada ee dhulkaaga nabad ku deg. Majeerteen Illaahay baa badiyay, taas ka sakow ilaahay baa Harti Ka dhaliyay, taas ka sokow illaahay baa walaalo kala dhigay, Ogaaden, mariixaan , leelkase iyo Awrtable. |
    GalkacyoBoy | Wednesday, December 27, 2000 - 11:01 am TO ALL THE ANIMALS IN THIS THREAD: Runta hadaa rabtaan qabiil waxaa ka fiican deriska marka runta hadaan idiin sheego habargedir majeerteen waa isku khasbanyihiin waxaana dan ugu jirtaa inay dadka iska soo dhoweystaan. |
    dagaari | Sunday, December 31, 2000 - 07:47 pm laailaaha ilalaahu muxamada rasuululaah inta ilaahay dad badiyey wali majeerteen faan kama gaboobin ilayn jimsi nafsadu ku jirto hadal ma,daayo gaalkacyo guri habar gidir waaye daarood dadnimo ku dagana waxaan ku aqaan darbi daarood xafada garsoor war faanka daaya xaad sida naagaha faraha la taagtaagtaan oo shafka u garaacdaan yaa idin bartay oo aan anaga ahayn israac baad baraxleey xoog majeerteen welcome faanku idiin furan |
    Laas Qoray | Friday, January 19, 2001 - 12:47 pm to;Dugaari, Adigoo Ilahay kaa dhigay Leel kase maxaad ka doontay (Gunta)mise wey ku dhaleen,mida kale hadii aad rabtid in aad qof attack tid shego qabiilkaaga,ileyn Majeerteen kama qabiil ficna oo DAROOD weyna ka dhalateen,lakiin Please marna Gunta Hawiye ha is ka dhigan. |
    ALI-FARAH | Friday, January 19, 2001 - 01:15 pm SALAAMU ALAYKU DHAMAAN: MAGAALADA GALKACYO CIDNA ISKAMALAHA EE WAA LAWADA DAGANYAHAY. ANIGU HADA AYAAN KA IMID GALAKACYO MANA AHI SACAD AMA MAJEERTEEN QABIILKAYGUNA WAA DAGAN YIHIIN. LABAD QABIIL OO AAD AFKA KUDHUFATEEN LABADUBA REERAHOODA AYAY KA QAATAAN CANSHUUR MEESHEEY RABAANBA HALA AADAN. HADAYSE KALA XOOGBADAN YAHIIN WAA HORAY QOLABA QOLADAKALE KASAA RILAHEED EE ASXAAN LAYSKUMA SAMEEN TABARTA AYAA INTAAS DHIGTAYA. HADABA WAXAY KUDHAANTO MALAHA WALAAL AAN WADA DAGANAANO SINABAD AH. ALI FARAX |
    nimco-kaalkacayod | Sunday, January 21, 2001 - 08:35 am iga dheh wiil sacad saciid , majeerten aa idinku haysta gaalkacayo see yeelaysan magaalda cudur maxmudd way ka guur bari ay usii socdeen aan maqlaayey ee maxaa ka jira. cabdulahi biihi waxow uguuray garoowe. war isii hee. |
    nimco-gaalkacayod | Sunday, January 21, 2001 - 08:38 am wiil sacad geesi aa tahay tum abidkaa cudur maxmud magaaldan sacad lee u talihaaya. maalin kastena waa la tumaa, ilaa all cudur maxuud ow u guuro bari, warka isii hee |
    somali | Sunday, January 21, 2001 - 12:47 pm TO, dhamaan somalida ma og ti hiin in adun ki idin ka tagay oo lagu mashquul san yahay sidi dayaxa loo dagi lahaa nasiib xumo waxaad isku haysataan sidatan aan arkay waxaad dib u noqeteen 100sano qabiil kayga ayaa ka fican oo ku maa muli jiray iyo hadaan ku maa mulayaa waxaan qiyasaya in aad ti hiin dad ki dhashay 1975,wixii ka dam beyay waxaad se u fakaraysaan sidii o dayashi jahiliyada na dhigay mesha aan jogno,, waa nasiib xumo .. |
    Leilaa | Monday, January 22, 2001 - 01:52 am Doqomiin, Gaalkacayo qofka leh waa la og yahay, ee ha is daalinina, wax iskuma falayaal aan hadal ma ahee wax kale heynin, ee orda soo barta taariiqda somaliya. waxaan qabiil aheyn ma taqaaniin, Gaalkacayo waa meesha somaliya laga xukumi jirey oo Boqorada deganaayeen. taariiqda markii la sii raaco Gaalkacayo maxaa ka baxo oo aduunka caan ku aheyd intuuna bilaabin dagaal kowaad ee aduunka??? peace |
    Hamar | Monday, January 22, 2001 - 12:35 pm Aniga codkayga hooya. 1- Dagari waa Leelkase careysan. 2- Gaalkacyo waaxaa cad in lawada dago 3- Gaalkacyo waxaa hadda ka taliya Puntland iyo C/laahi 4- Hawiye hadalkoodu wuxuu ku dhan yahay sidii ay Badhan tidhi. 5- Rag Daarood ee gaalkacyo dagoo mid uun ayaa idiin baanaan Huutu siyaasad iyo darisnimo shaqo kuma laha, haddi markii hore siyaasad ama ganacsi arrintu idinka ahayd, hadda magaalada ka erya siligna ku oota, iyaga iyo ayaxoodana erya. haddii aad wax kaalmo ah u baahan tihiin wiilashii Ciise riyood ee aan idinka fogeyn oo aan anigu ku jiro calanka u haadiya iyagaaba iska didaaya markay magacooda maqlaanee. |