Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Buubaa oo la yidhi lacagtii UAE siisay ayuu la baxsaday
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warhaye

Wednesday, December 13, 2000 - 08:17 am
ma maqasheenin ay suuqa soo gashay buubaa oo ahaa wasiirkii arimaha dibada ee dawlada la magac baxaday somali uu la baxsaday lacagtii ay siiyeen wadanka emarite ku. lacagtaas oo gaadhaysay 3 million waxaa la sheegay in uu buubaa labo million isagu qaatay hal milion na uu dawladaa u ceshay. waxaa la sheegayaa in uu buubaa lacagtaas la qabtay wadanka brunay.

wixii faah fahin waad soo dhiiban kartaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habar-yonis

Thursday, December 14, 2000 - 05:59 am
warhaye doqon mar ya alool ah baad tahey o kasoo horjeeda ina buubaa saxiib wu u qalmaa ina buubaa besha lasiiyay, e ma sidaadad baad moodey waa nin xor ah oo aan ina cigaal jeepkisa ku jirin e adigu hargaisa ka warsheeg somaliweyn na anaka ayaa farsameyneynee nagu daa ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalandooli

Thursday, December 14, 2000 - 06:46 am
Habaryonis waa yaabe ma waxaad isku raacdeen tuuganimadii midse qabyaalad baa kaa hadal siinaysa ninku hadii uu acagta xaday qabiil ma lahaa ee waa tuug. markaa dee ma laha wixii la idinku sheegay baa cadeesateen oo ahaa idinki waxad ka hadashaan hunguriga oo waa ka idin geeyay soomaliya maata

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Thursday, December 14, 2000 - 07:39 am
waa la ogaa hadaad casumeysid dhulbahante iyo habaryoonis waa inaad hilib badan ukarisaa. markii dadkan meeshey lacag ay hilib ku iibsadaan kahelayaan wey aadayaan ee halayaabina. cigaal waxba deeqsiin karimaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abwaan-Dacar

Thursday, December 14, 2000 - 08:38 am
Habar-Yonis waar duli yahow magac reerka noo dhig naga tihid masuul anaga.

TO dalandoolo Adigu maxaa af qadhmuun yahow reerka kuu geeyay

to everyone else

waxaad caayay saan caaya laakiin ninka habar yonis caayaa waa ceeb isaga u taal ee la socda habar yonis waa qabiil ee maaha shakhsi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XodXod

Thursday, December 14, 2000 - 09:50 am
war yaadha warkan ma la hubaa buubaa waa adeerkaye midse waad ceebeenaysaan haduu run yahay ii sheega
ma laha adeerkay wuu iga qariyay lacagte oo wuxuu is yidhi waalagu shaxaadi doonaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABAR-YONIS

Friday, December 15, 2000 - 01:27 am
INA BUUBA WAA NIN SHARAF LEH NIN DAD KIISA IYO DALKIISA RABA IN U WAX KA CAAWIYO,DALOODIN IYO NIKA MAGACA LA BAXEY BAL E SHEEG INA CIGAAL WAX U KU GABTEY MAANTA WAA TUUG 1 SOMALILAND OO LACAGTII DOLLAR ISAGA BAA JEEPKISA GASHTEY ADNA WUXUU KU SOO DABACEY LACAG SOMALILAND AH OO AAN ADUUNKA BA LAGA AQAAN, E BAL KEEBA NACAS AH ,MARKAA SOMALILAND MA DIIDANI ANIGU LAAKINSE NINKAN CIGAAL LAYIRAAHDO BAAN DIIDANAHEY,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real h/yoonis

Thursday, January 11, 2001 - 02:16 am
ninka magaca habar yoonis sitaa waa nin faqash ah ee iska daaya anigu habar yoonis dhalad ah ayaan ahay ina buubaa nacayb cigaal ayaa u geeyey faqashtii burco iyo ceergaabo hargaysa intaba baabisay markaa nimanka habar yoonis caayayaw iska jira yaan doqonkaa magaca naga dilaayaa idin hodin oo duriyada isku dirin cigaal waa shakhsi beri tegaaya s/land waa loo siman yahay xukunkeeda nin iminka haya iyo mid rababa in uu qabtoba markaa sxb iska jir in aad u jawaabto nin magac reer ku ciyaaraaya waxaan u arkaa in uu yahay mid duriyada isku diraaya in uu yahay oo is leh habar yoonis ha la caayo sidaas laakiin h/yoonis wax looguma dhimi karee camal kale yeelo sxb. faqash fowqal faqash.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shariif

Saturday, January 20, 2001 - 04:38 am
Waar nimanyohow xishooda oo dadka iska daaya oo madaxda yaan la caayin oo sharaftooda wax loo dhimin. Intaad been la wareegaysaan oo aad waqtigiinna ku luminaysaan maad wax nacfi u leh dadka u soo qortaan ama iska daysaan