Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Isaaqu keebay aad u neceb yihiin ma Hawiye mise Daarood?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sirhaye

Wednesday, December 13, 2000 - 08:31 pm
Dadkan isaaqa maxaa ka si ah?

Yaa wax yeelay ma Hawiye mise Daarood mise Siyaad barre iyo dawladiisii?

Waxay ku hayaan uun DEE koonfur, DEE koonfur waar koonfuri waa ayo?
Ma Hawiyaa, Ma Daaroodbaa, Ma Raaxanweynbaa, Ma Garraa, Ma Baajuunbaa, Ma Dhoobeybaa, Ma Siyaad Barraa, Waa ayo waxaan aad weligiin ka cabanaysaanu?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kowneyn

Wednesday, December 13, 2000 - 11:18 pm
Sirhaye;

Naga xidh fidmada haddaad illaahay in yarna ka baqaysa

Somaalaay ha jawabin min fadlik. Illaahay Inshallah ba kala xisaabtamiye.

Kowneyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runta.

Thursday, December 14, 2000 - 05:07 am
ma Isaaq ayaad ka baqee in ay soo jiwaabaan, iska dhaaf yeelkadooda waxba ma samayn karaan inta ay hada sameeyaan ka badane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabriye

Thursday, December 14, 2000 - 05:57 am
areey Isaaq afkiina ka dhaafa, igaarkaas waa is RAACAY maanta somali kaleeto oo saas isu oggol aaway hee? Fidnada aa khoorta dadka isu galihaydaana joojiya hee. Isaaqaan aad sheegayso waas tashaday, dowlo aas noqday, dhul ay khabaan, dadnimo aay leeyihiin.
Ahmad.Sabriye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KULMIYE

Monday, December 18, 2000 - 12:29 pm
War iidooryohow aniga xamaraawi ha is ka ga kay dhigin.
iska xoray ina ibraahim cigaal iyo SNM TAN LACAGTAA IYO MASKAXADA KAA FURATAY.
malaayiin ayaa bangiyada yurub la dhigtay
adigana Somaliland baa lagugu qafilay
Doqonyohow kac waxba mahaysida
soomaalida kale waxba ma hayystaan laakiin wax
maskaxdooda lagu abuuray sidii ilma dhalanay majiro.

doqoniini iidoor!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyey

Monday, December 18, 2000 - 01:11 pm
Sirmahaye
Midna!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isaaq princess

Thursday, December 28, 2000 - 02:57 am
kulmiya that is why isaaq will always govern u because u have no brain to think.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalilander

Sunday, December 31, 2000 - 12:08 pm
A good thinker has always so many dumb enemies..prinsess..lol.
Let them talk rubbish while we prosper.!!
I am not generalising but there are so many stupid reer koonfureed. We don't wanna do anything with you ..leave us alone ..what is wrong with that.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SNM:3d

Monday, January 01, 2001 - 12:55 am
Hawiyeees(USC) are our brothers in the struggle against Afweyne they fought hard and killed many faqashes. But they did some things which is ouside Islam(in Xamar). But it was the fault of the Darood that lead to all this hatred in the first place.

Afweyne,Morgan, Ali samatar, Gaani, Gaabyo what clan are they???

I think that answers the question!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Colaad

Sunday, January 21, 2001 - 09:36 am
To:Sirhaye.
Dee maxaad kala wadaa dhakoxun uun baad ukala abtirisee,Dhako xunurayso iyo adoon oo dhan baanu necebnahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimcaale

Tuesday, January 23, 2001 - 12:49 am
Dhgaweyne, ina Kaahin , Tanzania, Shiino, Siilaanyo, ismaaciil Ali Abukar intuba dhibaato ka badan bay gaysteen dhibaatadii ay gaysteen, moorgan, Gani, Gabyo. you must realistk and write all criminals. maxaad u qarinaysaa kuwa qabiilkaaga ah oo isaaqa ah. waxay laayeen saraakiisha isaaqu maato faro badan dumar caruur iyo odayaal iyo waxgarad iyo dhalinyaro aan wax galabsan iyagoo ku dilaya isaaq ma ahan.