    DHAARSANE | Thursday, December 14, 2000 - 03:09 am Muddo laga joogo tobban sanno ayaad dhegaha nagag qaadeen soomalland ee maxaad dadka iyo dalk u qabateen. |
    Anonymous | Monday, December 18, 2000 - 12:33 pm Somaliland Wax ay nooqbatay majirto in Lacag Lagu cuno Magaca soomaaliland. mooyee. waar malaayiin baasoogala xagay qabtaan. wax la hagaajinayo maanu arage. |
    Halyey | Monday, December 18, 2000 - 01:23 pm Dhaarsane Xorriyad Hub-dhigid(demobbing) Nabad. Dawlad. 112 dugsi (hoose, dhexe, sare) Laba Jaamacadood. Toddoba cisbitaal Dhaqaalaha oo koray toban laab. Dekedaha cirka iyo dhulka oo furan Saxaafad madax-bannaan. Hab-dhis heshiisiinta shacabka Dimoqraadiyad xisbi ku dhisan(as opposed to qabiil) in 2002 inshallah. Intaa oo dhan iyada oo aan dawladi aqoonsan. Ii sheeg wixii kale ee dawlad laga rabi lahaa? Mahadsanid. |
    Badhan | Tuesday, December 19, 2000 - 06:26 am Who cares....As far I concern you can all go to hell. Just make sure that you do not include me in your own little silly Sakhraanland. |
    Halyey | Tuesday, December 19, 2000 - 03:21 pm Badhan Waayo? maxaa laguu gestay? Haddaad rabto ku biir ciddaad rabto, laakiin maxaad u rabtaa in dadka S/land cadaabta u galaan? Miyeysan Muslimiin walaalahaa ah ahayn? Mahadsanid. |
    Soamlialander | Sunday, December 31, 2000 - 12:58 pm They love to hate us..leave us alone wonkers!!!Jealous by nature. lol Ha noolaato SomaliLand. |
    balwo | Tuesday, January 30, 2001 - 02:27 pm waxan ku darsannyaa jamacadaha aad dhisteen shahadahooda xagee lagaga shaqeestaa ayaana ictifaasan ayaana dhiga sowdii aan moodayey iney mutacalimiintii dhamaadeen,waxba maydin dhisin waxad burburisiin darihii ingiriisku idiin ka taget iyo intuu siyaad bareku dareydhaantood.isaaq waxad nooshiin intey dowlada soomaaliyeed xoogyeelaneyso ii la socda, somaliland maxey tahey waxan idinkula talin lahaa magaca inaad noo deysaan soomaaliya waa lawada yaqaan ee soomaliland no body knows, what about xarshinland or isaaqland,hana iloobin in gobalkan laidinla daganyahay.inan soomaali ka gonana ma ogolinla soco waxaan ahey soomaaliyad run ah isaaq ma ihi hargeysana waan ku dhashey waa meesha kaliya een aqaano,homesweethome hadii aad itiraahto baasaboor ku soogal kaa yeelimaayo,just becouse I amnot isaaq, magaca iyo waxakan aan halkan ka akhritey isma laha ee ama isaaqland la baxa ma nacnacda meesha kalataga |
    Ahmed2001 | Wednesday, January 31, 2001 - 02:07 am LOL @ BALWO, Muruq ayaa Somaliya lagu kala goynayaaye, muruq ma haysaan aad Somaliland kaga go'daan? |