    wadani | Friday, December 15, 2000 - 09:43 pm adduunyada wax kasta waa la arkaa,waxaasa yaab leh waddankii dhamaa waa la iloobay,oo waxaa la maraa nin jacleeysi,war haga waantooba midaas oo soomaalinimo ha loo soo jeesto,sabata waxeey tahay waxaad arkeeysaa c/yuusuf oo ku haya waan la kulamayaa cigaal,si aan uga wadahalno midowga labadeena land,halka uu cigaalna ka leeyahay goormuu socd bartay,c/yuusuf,cigaalna wax kale dhaafe wuxuu ku faraxsanyahay basaboor cusub oo uu soo saaray in uu ku tago etobiya,oo wuxuu yiri anigaa noqonaya ninka ugu horeeyo oo ku dhoofo baasaboorka cusub,runta aan isku sheegnee ma itoobiyaa u baahan in baasaboor loo qaato mise umaddaa been laga gadaa,halka eey ku xamar jooga iyo beydhabo iyo buaalle,ku hayaan mudana c/yuusuf,isagana aan waligii lag maqal waxaan cigaal aheeyn,cigaalna uu ku faraxsan yahay itoobiya,marka yaana waqtiga leeskaga lumin loosariskaas,ee ninmanyahow cidaad u dhalateen baa tihiin oo qof idinka badalayo ma lahe ee soomaalinimo u soo jeesta, mahadsanidiin wa bilaahi towfiiq |