Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Waa maxay ditoornimada C/ QAASIM
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI

Friday, December 15, 2000 - 12:47 pm
waxaan idin su'aalay aniga oon aqoon u lahay ditoornimada mudane c/qaasim salaad xasan,
waxaa jirta sida ay dhigaan qaadashada dr in ay tahay qofka haysta shahadada Ph D IYO DADKA DHAQAATIIRTA AH MID DAD IYO MID XOOLAADBA.
HADABA DAD BADAN OO SOOMAALI AH OO HAYS SHAHAADA HEERKA KOOWAAD EE JAAMACADA AYAA SHEEGTA DR.
MARKA SI AAN U OGAADA DERAJADA SHAHAADO EE C/ QAASIM MAXAY TAHAY? HADDII AAD WAX KA GARANAYSID TAARIIKH NOLOLEED KIISA WAXBRASHO CV? HADII KALE MEESHA WALAAL CAY IYO BEEN ABUUR HA KEENIN
WAX IS WAYDAARSI FURAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABOOWE

Tuesday, December 19, 2000 - 02:07 am
mARKA HORE HA ISTICMAALIN MAGACA SOOMALI.HADDII AAD RABTO INAAD WAX KA OGAATO MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA DR CABDIQASIM SALAAD HASSAN WAXAAN WEYDIISAA DADKA KU AG JOOGA WAAYO MA AHA NIN U BAAHAN IN LA RAADIYOI WAXA UU YAHEY IYO WAXA UU AHAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

klm

Tuesday, December 19, 2000 - 04:32 am
aboowe adiga oonka aqoon waxbana haka xigsan c/qaasin ninka doonayo unuu waxka ogaado..

somali sxb aniga ma aqaan c/qasin waqtiga uu qaatay DHD lakiin wuxuu ka baxay kuliyadii jowhar. waxaana u malaynaa inuu ahaa ardaydii wax kusoo baratay. soofiyeedkii bur buray.
lakiin waalasoo ogaan karaa meesha aykasoo jeedo aqoonta. c/qaasin..

to. aboowe waxaakaa muuqdo inaad si jahli ka muuqdo u wajahday somali adiga oon aqoon c/qasin hadana isku dayaya inaad difaacdo.

dadka ag jooga oo uu waydiinayo intey joogaan haduu dad uu waydiiyo jiraan miyuu netka waydiin lahaa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI

Thursday, December 21, 2000 - 02:10 pm
ku:aboowe
horta magaca aan qaatayee soomaali waa jinsiyadda kaliya ee aan leeyahay ee aan ku faani karo cid ii diidi kartana ma leh.
tan kale sida uu kuu sheegay KLM OO KU MAHADSAN haddii dad igu aqoon dhaama ay ii dhow yihiin kuma soo qoreen meeshan,tan kale madaxwayninamadiisa annigu kama qaadi karo mana siin Karo oo waa arin soomaaliyeed, hadii aad ifahantay waxaan ku waydiiyayoo kaliya waxbarashadiisa nooca ay tahay iyo halkuu wax ku soo bartay ileen wuxuu sheegtay darajada Dr.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xarrago

Friday, December 22, 2000 - 12:51 pm
Waar ma maantaad la yaabantihiin Dr. iyo Professor. walaal sidii dalka loo bililiqaystay baa shahaadooyinkan laysugu bixiyey.Toban sano in ka badan jamacad ma jirin cid waxbarasho dibadda ah loo dirayna ma jirto.Hase yeeshee, hadda ayay badanyihiin Diktoorrada iyo Professarradauba.
Reer Waqooyigu ma laha qof aan Phd ama dhakhtar dad ama xoolaad ahayn oo la leeyahay Diktoor ama Professor.Laakiin reer koonfureedka waa iska caadi wax lala yaabana maaha ee waa laga dhegaystaa!! Hadduu qof reer koonfureedi ku yidhaahdo allore waxaan ahay dotore, ha ka horiman ee mid baan kuugu daray dheh!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 22, 2000 - 09:06 pm
lol@xarago