Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Saxiibayaaloow waxaan rabaa inaan ogaado sababta ay cid waliba Dhul-bahante wax uga sheegayso.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceel Dheer

Saturday, December 16, 2000 - 10:08 am
Waayo anigu ma ahi Dhuloos laakiin meel kasta oo aan furo iyagaa lagu caayayaa mida kale soomaali cid waliba wey ku jirtaa dawlada cusub ee maxaa laga rabaa Dhuloos arintaas iiga soo jawaaba hadii kale waxaa ii cadaaneysa inaad dhul-bahante ka baqeysaan waayo hadaad aragtid nin intaa uun la caayayo waa nin jira oo laga qeyliyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulos

Saturday, December 16, 2000 - 05:48 pm
I do not understand Cali khalif still do not visit laascaanood. Probably they see their dream of indepedent somaliland crossed. They will never stop. if is not dhulbahante it will sombody else. We know them, we do not care.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sade

Friday, December 22, 2000 - 01:56 pm
waryaa ceel dheer ma caqligaad la dahay nimanka dhulbahante waxaa daba socda iidoor iyo daarood xume(sida majeerteenke) rag badan baa u shaqa beelay suday sharafka uga dili lahaayeen dhulbahantaha laakiin DHULOOS waa dadka Soomaali ugu wanaagsan

Tolmimo
Daacad
Dhaqan wanaag
abaal gud
aqoon iyo waxyaale badan oonan soo koobi kari yaa ku gaara
Dhuloos keep hope alive you are the Cream of Daarood and that makes you The cream of all Somalians

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 16, 2001 - 08:15 am
saaxaboow su aal wanaagsan waaye anba waa is waydiiyay laakiin waxaan waydiiyay dhalinyaro aan saaxiibo nahay oo dhulbahante ah waxa lagu maagooyo waxayna ii sheegeen in ay cadow badan lee yihiin dad badan oo aan gacan wax kaga qaadi karin ayaa habaar iyo cay ladaba jooga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Tuesday, January 16, 2001 - 08:53 am
Dhulos muxuu haysataa?
alla caqli xumaa.Waxa lagu nacay waa caqli xumada.
Waa dulin, meeshay tagaana wax kama taraane dhib iyo dhiigoodoo daatay kala cararaan.
Sida Boosaaso, Hargeisa.Bal meel aan lagu layn ii sheeg
Hadana waxan umalaynahayaa in Xamar ay ku goosan doonaad.
War nimanka horta yaa yiri waa Harti?
Iga wala caqliga Hawiyahay leeyihiin.Horena weliba ragaa ugu tilmaamay....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Wednesday, January 17, 2001 - 04:58 am
To. Garoowe

Waryaa bal car ii sheeg goob ay dhulbahante iyo Majeerteen isku dileen oo guuli idinku raacdey aniga ha ii sheegin nin Dhulkiina marti ku ah oo aad disheen eh dagaalkii u danbeeyey hadaan ku xusuusiyo waxuu ahaa Dhuludheer ninkii ay guushu raacdeyna waa la ogaa.

Markaa sida Dumarka isaga caytama Daarood cabashada iyo caydaad iyo cararkaad ugu qaybsantihiine.

Horaana loo yidhi inta Majeerteen Nabad kugu yeelo dagaal kuguma yeelo markaa iska
caytama martidana dhulkiina maraysana dila.

G/sare

Jibriil Bari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Wednesday, January 17, 2001 - 05:59 am
Jibril Bari,
Waryaahee indha adkidaa boowe
Maahmaahdu miyaanay ahayn
Inta Dhulbahante nabada kugu yeelo Colaada kuguma yeelo.
Alaylehe inaad Dhulmahante tahay.Majeerteen dagaal idinku soo qaadi mayo, hadii cidi idinla dagaalamayso jilib baa idinla dagaalamahaya.
Majeerteen wuxu busy ku yahay arimo Dhulmahantoo dhan ka weyn.
Idinka mashkilada idin haysaa waxa weeye saqajaanimo , dibjirka oo idinku badan iyo qunjuraaf.Hadii xeebaha Harti ga aad nabad iskaga joogi lahaydeena looma adkaysan karo tuugadiina, bililiqadiina, gabdhaha la kufsanahayo ama la fara xumaynahayo.
War nimanyohow horta isa soo bedela oo dhaqanka soo hagaajista biiweynee.

Mida kale dagaalka aad ku faanaysid maad Caynaba iyo Nugaal ku dhacsatid?
Mise boowow Harti gaad u cudud weyn tihiin?
Dhulkii oo dhan inta lagaa qaaday ayaa Hawd iyo Etiopia laguu eryey.Boowe inta aad cadawgaada dhabtah aragtid iyaga cududa u rux rux, anigu nin tolkaaya baan ahaye.