Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: SHANTA ( ururka midnimda shanta Soomaaliyeed)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XA

Saturday, December 16, 2000 - 10:47 am
Salaan ka dib walaalayaal wax lala yaabo maaha in fikirka iyo aragtida dadku ay kala duwanaato, sababta oo ah dadka maslaxdoodu isku heer maaha marka waxa loo baahan yahay intii isku aragti ahiba ay gooni isku raacdo, iyada oo dulqaad weyn loo muujinayo inta kale ka soo hor-jeesata.
waxaa dhawaan laga doodey oo la isku raacey in raadinta shanta Soomaaliyeed oo mideysan ay tahay arin lama huraanm wakhti kasta ha qaadatee sidaa darteed waxa loo baahdey cinwaan ama meel rasmi ahi oo qadiyadan iyo ka warheynteeda loogu soo hagaago, waxa la abuurey urur ama aan idhaahdee gole ku meel-gaar oo "SHANTA" loo bixiyay. oo inta qadiyad taageersani ay ku kulmaan, ee sidaa ula socda hana ka m,aagin inaad fikradaada ak dhiibato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURCAAWI

Saturday, January 20, 2001 - 08:35 am
dee nasoo sii cinwaanka meesha aad sheegayso waa war wanaagsane