Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Maxaa puntlanders waxwalba looga horeeyaa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bood boode

Saturday, December 16, 2000 - 06:50 pm
puntlanders dadka aan wax qorikarin waxaa lagu qayaasay 75% UN tirakoob kasoobaxay
tichnology xamar baa kagahoreeysa
qorida jaaraaidyada.daku mahurdaan mise anaa umaleeyay misse madaxdaa jaahillina ha illa yaabinina anigu waxaan kunoo lahay USA puntlader baan u dhashay Iga jaahilbixiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wwwwwwwwwwwwwwwww

Saturday, December 16, 2000 - 07:24 pm
YOU ARE NOT. meel walba igajaahil bixiya ayaad kuqoreyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

puntlander

Saturday, December 16, 2000 - 11:34 pm
hadaad dantaadu tahay inaad ogaato wax soosaarka
puntland iyo sida dadku u nool yahay soo booqo ileen sidaad sheegtay waad u dhalataye

hadii aad hawiye tahay oo aad rabtid inaad dhulkayaga caydana adoon ciiro isku qarin cay ileen nama dhibaysoo waa idiinka baranaye

ugu danbaytiina adeeroow hadaad nin raga tahay rayigaaga halabaqin adoo isleh dadka kale u qurxi
wuxuu uurku rabo hakala baqin afkee bareeroo waxaad tiraahdaa reer puntland reer banaadir baa ka horeeya anana aanu kuugu jawaabno

aday kula tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoogweeyne

Sunday, December 17, 2000 - 01:57 am
waxaan rabaa meesha laga helo waraka puntland, maxaa dhacay idika waxba ma qortaan xitaa intrnatka meel daily oo wararkiinu ku qoran yihiin ma arkin waxaan arkay side layiraa somalia wach asagana daily maaha idnku af ka uun baad ka nooshihiin miyaa haddaad eegto qolo walba waxay leedahay web sideyo ugooni oomaalin walba waxayba qoraan.marka idinka afka lee miyaa wixiinna....