Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: DAD WEYNOONWAXAN IDIN WEDIINAYAA QABIIL KA LAYIRAAHDO MUUSA ABOKOR EE BRIGA sida CEERIGAABO MAHABAR JECLAA MISE WAY SHEEG TAAN.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACAD YOONIS

Sunday, December 17, 2000 - 05:22 am
WAXA DOO NAYAA IN AAN OGAADO QABIILKA LAYIRAAHDO MUUSA ABOKOR EE BARIGA DEGA MA HABAR JECLAA MISE WAA DAD KA KALE sida dhulbahantaha habar yoonista warsangeliga ama habar awasha. Fadla soo sheeg idiga oo aan caytamin qolada ay gallan,kolay aniga waxay ilatahay in ay dhulbahante galaan, becouse.
(1) sida ay u hadlaan (eg)war hada heedee war hedhe may garan
(2) Habar jeclada kale oo neceb sida cibraanka, maxamed abokorka,
(3) Bariga waxaa degan oo kale side gadhweynta iyo sacad yooniska markaa habar yoonsta kale way kudhaartaa oo amaanaan oo ay faaniyaan G weyta iyo sacad yooniskaba, laakinse iyaga walaalahooda kale ee ay isasheegtaan way kaxanaaqaan oo masoo qaadaan. hadaad way diiso nin habar jeclo ah wuxuu ku oranayaa ma muusa abokor igadaa kuwaasi dad maahee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 17, 2000 - 08:56 am
anigu waxaan ahay maxamed abokor muse abokor iyo maxamed abokor samane abokor waana walaalo waxaana laiku yiraahda abokor muse oo ah muse sheikhis xaaq aan guu sheegee malaa midhkan bad dahayee cibranna waa maxamed sheikh isxaaq sanbuurna waa abokor kheikh isxaaq iyo reer dood oo ah raga noogu geesisan waxaas oo dhan waxaa la'isgu yiraahda habar jeclo nacas wuxuuna sheeganaya isaaq dadkiina garanmaayo baro dadka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 12:02 pm
hhfghrytyt

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asal s/yoonis

Monday, January 08, 2001 - 08:59 pm
salaaan ka dib waxaan rabaa in aan saxo qaladka ninka sacad yoonis sheegtay, anigu sacad yoonis ayaan ahay waxaa i dhalay muuse abokor gaar ahaan biciide. hadii aad tahay nin sacad yoonis ah oo dhab ah sidaa umaad hadasheen ee sheegataad tahay laga keenay meel daran nimaka muuse abokor waa niman habar jeclo ah oo dhalan asal ah meel hawga dhicin xaala qaata abtiyaal mid aan waxba kala garanayn oo sujuu ah ayaa meesha qaladka ku qoraye. tan labaad magaca sacad yoonis hadii aad tahay nin ku abtirsada meesha kumaad soo qorteen sacad yoonis iyo muuse abokor waa niman wada dega oo is dhalay biciide iyo sacad yoonis waxaa laysku yidhaahdaa habar-lamaan taariikhda soo baro saaxiib oo mar danbe magaca sacad yoonis ha ku ciyaarin, waxaad tahay dhulbahante ama faqash kale oo doonaaya in uu isku diro duriyada wada dhalatay ee is dhashay iminkakanaq jamhuuriyada ka talisa illaah ha daaya duriyada aamiin LOGG LIVE ISAAQ.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIn Galbeed

Wednesday, January 10, 2001 - 05:31 am
Waryaa nin ka sheeganaya sacad yonis

ma bahashii baad soo kabatey?

muuse abokar waa dad fara badan oo marka hore ah haber jeclo and then isaaq.

for your information they occupy the largest area in somaliland that any subclan sttle in the north
from war idaad, laamiga dheer to laas caanood to ceerigaabo.
Hadii aad sacad yonis ahaan laheyd maad garan waayi lahaan, waayo sacad yonis waxaay wada degaan biciide.

meesha ka dad qabyaalada iyo nacas ninmada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sangoor

Thursday, January 11, 2001 - 08:04 pm
Illaaahay qoraxda dulmarta dhulkeena wuxuu u saaray Musse Abokor inta kalena waa ka faaiidaystaa!!!!!!!
Ha ku safaadin Muuse Abokor Nacas yahow aan ahayn qolada uu sheegtey.You must be Qaaxood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maskax

Saturday, January 20, 2001 - 09:52 pm
Dadka meesha wax ku qoray oo dhani waa mahad san yihiin, laga reebo ninka dooda furay oo ah nin sheeganaya Sacad Yonis oo ah "dhanxiir" oo ah laba wajiile. Sacad Yoonis, Gadhweyn, Muuse Abokor waa dad wada dhashay oo isku dhiig ah.
Dadka doodan ka jawaabay waxaan leeyahay bal u fiir sada sida fudud ee laba wajiile munaafaqada idiin dhex dhigayo. Intaadaynu ka jawaabin is weydiiya yaa qori kara waxan, cidna farta ku fiiqi maayo ee waa la wada og yahay cida waxan qori karta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asal s/yoonis

Tuesday, January 23, 2001 - 08:29 pm
ku maskax
walaal waad mahad santahay sida aad dhanxiir ugu jawaabtay, dadka walaalaha ah ee muuse abokor sacad yoonis iyo muuse ismaaciil waa dad wada dhashay oo isku degaan ah isna jecel ee laba wejiilaha doonaaya in uu dadka isku diro ha layska jiro
anigu waxaan ahy sala sacad yoonis suurta galna ma aha in inaan idhahdo muse abokor waa ayo waayo kala badha anaga waxaa na dhalay muuse abokor markaa ma abtigay ayaan adhiaahdaa waa ayo waa wax aan caqliga geli karayn oo loo jeedo in laba wejiile qoray.
waad salaaman tihiin dadka reer sanaag