Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Yaa tageersan Dawlada Ku Meel Gaarka ah?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Sunday, December 17, 2000 - 09:00 pm
Aniga. Sababtoo ah C/Qaasim waa nin macquul ah oo inkastoo lagardareesto, oo isceliyo. Waa wadaad, wuxuuna wadanka ku xukumidoonaa Sharci Islaam. Reer Muqdisho (Warlords) dagaal bee rabaan laakiin ninkaani wuxuu u taaganyahay Islaanimo & Soomaalinimo. Hadaan qaldanahay isaxa fadlan.

Nabadey

Hanad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Monday, December 18, 2000 - 09:13 am
Hanad,

Waa khaldantahay, big time. Marka hore, kala saar dawladda somaliyeed iyo Abdiqasim. Haddaad Abdiqasim leedahay waa wadaad, hadde isaga iyo allihii, oo ramadaanka ku danbaabi mayo, Waxaanse kuu sheegayaa dawladda Somaliyeed Abdiqasim iyo kuwii ka horreeyey oo Xamar madaxweyninimada ka sheeganayaba waa ka weyn tahay. Dawladdu waa wax dadka ka dhexeeya, ee la soco. Dadku Abdiqasim iyo tuugada la socota ma dooran, waxna uma dirsan.

forum-kan Puntland baa looga hadlaaye, Fadlan meelaha kale ku taageer ina Salad Booy.