Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: DJIBOUTIAN FNS POLICE ......SOMALILAND
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAKARIYE

Monday, December 18, 2000 - 01:20 am
Afbambigii dhicisoobey ee djibouti
sida ay sheegayaan wararku waxaa si la
filaan ah xududa lowyacdo uga gudbay
25 askari oo ka tirsan ciidamada poliska
ee djibouti waxayna waydiisteen nabadgelyo
siyaasadeed, markii ay muddo hal todobaad ay ku sugnaayeen magaalada Boorame ee gobolka Awdal
waxaa shaley loo gudbiyey HARGEISA.
waxaayna xoog uga cabanayeen mishaarooyinka
oo sidii hore aheyn iyo kalidii taliye.
isla markii la soo dhaweeyayna waxy sheegeen
in sidii looga dhaahdiciyey iyo sida loo soo
dhaweeyey ay tahay mid faraq weyn u dhaxeeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 18, 2000 - 07:21 am
dadkii oo dhani been iyay inigu barteen oo xataa haddaad run sheegaysiin waa beentoodii uun aa la dhihi kolkaas iniga oo iska aamusa iyaa inii khayroon.