Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: HAATAN IYO QODOBADII DOWLADA LAGAGA HORTAGI LAHAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid cumar

Monday, December 18, 2000 - 08:53 pm
WAXAA MAANTA OO ISNIINA KALFADHII UGU DANBEEYEY SANADKAN EE MAAMULKA PUNTLAND LAGUSOO GABAGABEEYEY
MAGAALADA GAROOWE XAAFADA HANTIWADAAG.

KALFADHIGAAS WAXAA KASOO BAXAY QODOBO DHALEECAYNAYA DOWLADA KMG IYO DOWLADAHA TAAGEERAY
WAXAYNA DUNIDA INTEEDA KALE OGAYSIIYEEN DILKA IYO ISKA HOR IMAADYADA DOWLADAASI LA TIMAADO INUU MASUULKA UGU WAYN KA NOQON DOONO MUDANE ISMAACIIL CUMAR GEELE.

WUXUU WARKU INTAA KU DARAYAA IN IMF,WORLD IYO IWM
AYSAN SIININ DAWLAD KUSHEEGTA WIXII KAYD DHAQAALE OO SOOMAALIYE LEEDAHAY OO GACANTOODA KU JIRA


MAXAY KULA TAHAY INUU DHANBAALKAASI DMG YEELI KARO MASE KULU TAHAY ARAGTIDAADA INUU DHAQAALE USOO SOCDAY HOR-ISTAAGI KARO