We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 20, 2000 - 02:50 am Shalay oo ay taariidu ahayd 19.12.00 aay ciidanka kooxda Ina Salaad Boy oo ah ninka Carta lagu soo dhoobdhoobay soo weeraray magaalada Balcad oo uu haystay Muuse Suudi. halkaas waxaa ka cad labo arimood; - inuu wato siyaasaddii Ina Siyaad Bare oo kudhisnayd khasabka. Waxaa Yaab leh in Ina Salaad Boy isagoo aan sidaa u xoogbadnayn uu rabo inuu cid khasbo. Bal ka warama Haddii uu helilahaa tagaareeda dadka reer Puntland iyo Ciidankooda soo xattaa Innaga inama khasbeen? -in haddii awoodiisa ciidammeed badato uu Puntland soo weeraraayo,waayo reer Puntland iyo Muuse Suudi labaduba waa ay ka soo hor jeedaan Kooxda Carta. Dad badan baa markay dhaliilayaan Maamulka Puntland waxay qiilka dhigtaan "Ina Yey ciidanka aad ugu roonyahay oo waa askari kaligii taliye ah". S/C wiilqardhood@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 20, 2000 - 03:43 am Saaka nin reer puntland ah waxaan kamaqlayay ciidankii dawladdaa weeraray balcad si ay u xoreeyaan. waxaa isweydiin leh yaa laga xoraynayaa oo awal gumaysanayay. Dadku isku garasho maaha, waayo waxa maanta uu dawlad ugu yeerayo bari wax kale ayuu ku sheegayaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 20, 2000 - 05:05 pm waaruntaa marka siloo eego. do not be wrong place in wrong time. dowladan amataageera, amacadow toosa oosihubeysan iyo si aan hubeysneyn uladagaalama noqda.maxaa kaagaley balcad. gaalkacayo miyaad iloowdey? buhodle ciidan cusub ayaa laga ururinayaa,waxaa ilaquman meelaha kale puntland katirsan in ciidamo cusub laga ururiyo si ay hubka iyo lacagta soomaalida loogu deeqayo qaybtooda ugu qaataan, cadowgu hadhow cidkastaba hanoqdee.
|