    C/waaxid | Wednesday, December 20, 2000 - 11:28 am Asalaamu calaykum. Yaa dhalad ah? Ninkii Islaam lagu dhalay, loo dhigay, dhahay, dhegeystey, ku dhegay, ku dhaqmay, ku dheehda, kuna dhinta. |
    keyse | Thursday, December 21, 2000 - 02:21 am War heedhe C/waaxid Dhalad maxaad ula jeedaa????? Wxaan aqaana anigu(kan idiinku sharafta badan cindalaahi waa kan idiinku taqwada badan, ee waxaad dhalad ula jeedo caruur maahi ee waan garan Duq gaboobay iyo wiil yarbaa loodada hadale diirkaan kagaran xaajadaad dabaqa saartaye. |
    Jeego | Thursday, December 21, 2000 - 09:29 am Question to the so called Abdi-Wahid are you the One who works as SOMALINET reporter? does anybody else think this bloke is the same bloke who is Somalinet reporter?!! there is similarities between you and this guy?! especially your reporting and posting this pages are almost Identical!! lol good luck!! Ramadan wamaagsan |
    C/waaxid | Thursday, December 21, 2000 - 09:57 am Asalaamu calaykum Jeego aad baad umahadsantahay, laakiin waxaan jeclaanlahaa inaad Afkeena hooyo kusoo qortid. Marka hadaan dhegweynta meesha uga tago cid soo galayso maleh. Waxaa meesha yaal Guulwadoow Cabdullaahi, marka waa in la helo qof macquul ah oo forum-ka ku dhexjira oo najaasada ka daahiriya. |
    C/Waaxid | Thursday, December 21, 2000 - 10:04 am Asalaamu calaykum Keyse gabaygii Qamaana marisey, waxaan ka wadana waad u weydiineysaa. Ka waran hadaan ku weydiiyo " car'e yaa sheega" Hadaad run sheegayso oo wax fahanto qab-qable aadan cidna ka xigin doodii wakhtiga kuma lumiseen. Hadaan Qur'aan sheego xataa iga yeelimaysid sidii horey loogu heesay: Beri baa nin Qaaliya qoomkuu la noolaa qowlka uu yiraahdaba hadii uu Qur'aanyahay ay ka qaadan waayeen. Gabadhii heestaa qaadey way iska lahayd ee hada bey timid arintii oo cad. Nabadeey |
    REER-MAHAD | Friday, December 22, 2000 - 05:08 am W/WAXIID CIILQABOW CADAABTA GAL!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! |
    C/Waaxid | Friday, December 22, 2000 - 08:50 am Asalaamu calaykum Ninkii ceeb qabe ah bey dhibtu haysataa. Ninkii aan ficil lahayn oo aan ciil dareemeyn isagay jirtaa, Cadaab Allaah nama geeyee, codkayaga baan dhiibaneynaa. Oraahdaan waxay u egtahay tii aan waagii aan ciyaalka aheyn dhihi jirney. Hadalka waxaan ugu baxayaa beyt gabay ah oo uu Sayid Maxamed yiri: "Waayeel ma yeeshoow caqliga wiil yar kaga liite" |
    Abshir | Saturday, December 23, 2000 - 09:51 am Abdwaxid Maandhow NIN GOBAAN AHOO guni rifaysaaye. Intaa ma ku samirtay?????? |
    BADHAN | Saturday, December 23, 2000 - 10:21 am Abdiwaaxid waa faqash xun aabihina jaajuus xun oo Afweyne iyo maamu khadiijo gadaal ka dhaqa buu ahaa..Garacnimo in lagu dhalayna shaki iga jiro. Puntilander forever Fqashtii hor iyo ta iminka ina Boy buraashada u wadaaba ha dheceen. |
    C/Waaxid | Saturday, December 23, 2000 - 10:51 am Asalaamu calaykum Abshir mahadsanid, Laakiin ninkii raba inuu Gob noqdo waa inuu raacaa waxyaalaha gob lagu noqdo. Yaa Gob la waydiiyaa? Axadkii abuurey oo ah Allaah. Badhan isaga waxaan leeyahay inkastoo qofkasta uu magaalo ku qaraabto, laakiin ninyahow armaad caqliga ka baran tahay |
    sharmarke | Monday, December 25, 2000 - 03:34 am C/waaxid Walaal adiga ayaa gob ah inta kale ma garanayo waxa ay yihiin oo waa ramadaan mana doonayo inaan gafo ee dulqaado C/waaxid. wiil reer mahad isku sheegay jawaabtaadu waa . (cumar aragnaye ciise soo soco adaa cararaye yaa ku cerysaday garoowe gaartaye yaa kaa gaabiya) Marka mar dambe reer mahad iyo wax la mid ah haku soo qorin meel rag ku kaftamo haddii kale jawaabtaas oo kale ayaad heleysaa taas waa tii hawiyaha ay darbiyada gaalkacayo idiin kugu qoreen oo ciise dhuux idinka ceshay hawiyahii. oo ciise dhuux iyagana ay ku qoreen darbiyada gaalkacayo goortay gacanta ku qabteen magaaladii sacad aragnaye saleebaan ku mee'. wa bilaahi towfiiq. |
    Abshir | Thursday, January 04, 2001 - 08:48 pm Sharmaake,ma ilowday labada aad kala doorbidaysid in ay uur hooyo isu baneeyeen?Aadbaana ugu faraxs- anahay inaadan ilaawin oo aad uurka uga bugtid si- da ay midka u yihiin marka ay dhiida gaarto,Walaa- laha wada dhashay.Midna xasuusahaaga ku dar inay 3dii dhashay jacayl ay isjeclaayeen midba midka k- ale geeridiisi loo soo sheegay uusan waxba ka dan- bayn isku meelna ku aasan yihiin ALLE NAXARIIS IYO JANNO HA SIIYEE,AAMIIN. |