    Jabarti | Thursday, December 21, 2000 - 06:46 pm Iidoorku waxay ku andacoodaan inay yihiin duriyaddii Sheekh Isxaaq, laakiin taariikhdooda dhabta ah halkaan ayaad kaga bogan kartaa oo waana sidan: Sheekh Isxaaq wuxuu ahaa wadaad carab ah oo ku noolaa Soomaaliya, Sheekhu wuxuu dhalay gabdho badan, laakiin ma laheyn wax wiil ah. Sheekha waxaa xoolaha u raaci jiray nin qowsaar ah oo xabashi ah. Qowsaarkii ayaa gabadh gabdhihii Sheekha ka mida ka dul booday oo uureeyey. Muddo kadib ayaa Sheekhii ogaaday in qowsaarku gabadha ka uureeyey. Si uu ugu ceeb qariyo gabadhiisa ayuu sheekhu u guuriyey gabadhii qawsaarkii xabashiga ahaa, gabadhiina waxay dhashay wiil. Sheehk Isxaaq oo weligiis jeclaa inuu mar uun wiil dhalo, laakiin Ilaah uusan siinin, ayaa go´aansaday inuu wiilkan gabadhiisu dhashay uu wiil ka dhigto si uu u dhaxlo oo magac uga haro. Isla waqtigaa ayaa xaas xaasaskii Sheekha ka mid ihi gabar u dhashay sheekha. Markaa ayuu sheekhu u tagay Qawsaarkii oo uu ku yiri "Wiilka gabadha iigu doori!" taas oo macnaheedu yahay "wiilka gabadha iigu bedel!" Sidaa ayuu Sheekh Isxaaq ku qaatay wiilkii, magaca IIDOORNA sidaas ayuu ku baxay. Soomaalidii waqtigaa joogtay waa ogaadeen in Sheekha wiilka loo dhalay oo qowsaarkiisu u dhalay, waayo IIDOOR wuxuu noqday aabihiisii xabashiga ahaa oo meeshan taagan oo aad ayuu ugu ekaa. Sheekadan waa mid dhab oo biyo kama dhibcaan ah waxaana kuu caddeynaya magaca IIDOOR oo u taagan kala bedelashadii wiilka iyo gabadha. Wiilkii IIDOOR ahaa markii uu weynaaday, Sheekhiina uu dhintay talo ayaa ku cadaatay, oo wuu oran kari waayey waxaa i dhalay Sheekha, waayo waa lagu wada qoslaayaaye oo waa hal xabashi ah, sidaa darteed ayuu wuxuu bilaabay IIDOOR inuu sheegto Dir oo waqtigaa Soomaalida ugu badneyd. Waxaad kaloo arkeysaa in qabiilka IIDOOR illaa iyo maanta ay heysato dhibaato ah "Identity crisis" mar waa Dir marna waa Duriyaddii Sheekh Isxaaq. Waxaa kaloo kuu caddeyn kara gabaygii sayidka ee "Xiin Faniin" asagoo tilmaamaya in IIDOOR asalkiisu xabashi ahaa waa isagii yiri: Wax uun beey xushleeyaan sidii XABASHI IIDOORE! Intii aniga lay xaman lahaa xil iga soo meerye Xarigiisa qabo aadmi kale kuma xurmeeyeeyne. |
    Axmed | Thursday, December 21, 2000 - 11:00 pm Waryaa sideed u egtahay? Mafoolxuntahay mise waad quraxnatahay, haddaadan wajiga kafoolxumayn ugu yaraan caqligaad kafoolxuntahay. Anigoon qabillkaas udhalan wax qaraabanimo ah oon islaanimo iyo soomaalinimo ka'ahayn aan lawadaagin ayaan leeyahay sidan. Isxaaq ama Iidoor saad ugu yeedhayba waa dadka soomaalida ugu sharaf badan runtii aad baanan u ixtiraamaa qabiil ahaan dhowr sababood awgood. 1- Waa dadka ugu deeqsisan soomaali guud ahaan. 2- waa dad iskukalsoon oo markay kulanoolyihiina sharaf kugula nool markay kaamaqanyihiinna si wanaagsan kaaga maqan. 4- Ta ugu mihiimsan waa nimnkii xididada usiibay dawladdii shuuciga ahayd ee kudhawaatay inay gaalayso badh soomaali oo dhan. 5- Waa dadka ugu daacadsan soomaali intaan arkay. Arrinta kale oon filayo inaad lacaytamayso darteed ee ah inay yidhaahdeen soomaali waan kago'nay, Saaxiib idhagayso waa inaad aqbasho go'aankooda waayo kamana xoogabdnid aflagaadana wax uga qaadimaysid u dhaaf dawladdooda ay dhisteen. Lanasoco adigaa kukhasbay inay bannaanka maraan waannuu lasoconna waxii lugu dhigay oo loo gaystay dhammaadkii qarnigii 17aad markay ingiriiska u yeedheen adaa kukhasbay haddaad caqli leedahay xusuuso haddana adaa kukhsbay markay itoobiya kaalmo waydiisteen, Waxayse aad sharaf ugu mudan yihiin kana mida waxyaabahaan kuqadariyo inayna itoobiya dabadhilif unoqon sida hawiye iyo darood ooy maanta labadooda u adeegasanayso inay taariikhda kasaarto dhulka soomaalida iyo dadka soomaaliyeed. Wali ma'aragtay Iidoor ama Isxaaq u adeegaya axmaarada oo rabo inuu soomaaliya jajabiyo. Waxay mudan yhihiin in billad lasiiyo waayo waxay u horseedeen soomaali inlakala dago oo aan la'isdulfuulin oo qofwalba naftiisa iyo deegaankiisa kukalsoonaado dhaca iyo boobka iyo yasiddana lajoojiyo. Aniga shakhsiyan majecli inay dawlad go'do noqdaan mana taageersani, laakiin arrinta aniga ima hortaallo ee waxay hortaallaa dadka ay khusayso ayagaana go'aanka leh siday go'aansadaan unbayna noqon. Waa khalad inla'iska hadlo oo somalilnd dawlad noqonmayso iwm meelaha lala orordo saaxiib way adagtahay inlugu aamino oo la'isukaadhiibo marka aqbal dadka go'aankooda caydana iskadhaaf. Arrinta in isaaq yahay wecel wax macno ah oo leedahay malaha haddii lookaco xag sharci iyo haddii kaleba waa taariikh tagtay oon caddayn loo hayn isaaqna maanta waa dad muslimiin ah soomaali ah kuna darsaday gobonimo iyo sharaf iyo karaamo ay dheeryihiin kuwaad kadhalatay. Midda kale adiga malhubaa inaadan wacel ahayn oo ay jirto waxaad sheeganayso. Hooyadaa waa lhubaa inay kudhashay balse aabahaa lamahubo ee kawaran haddaan kuidhaado wecel yuhuudbaad athay. Magaca aad sheegatay dadka ku'abtirsada ayaa soomaali kaladilaya kalana fogeeyey haddana wixii xilka lahaabaad dabada haysaa. |
    lixle | Friday, December 22, 2000 - 09:02 am To JABTI Cudurada Daarood waa badan yihiin oo AIDS baa ugu danbeeyey ee maan Jabtoolahan runta ka durduursiiyo. 1. Isxaaq Bin Axmed wuxu dhalay 16 caruur ah (12 wiil+4Gabdhood), Halka Daarood loogu abtirsho 1 wiil. Nin 16 caruura dhalay iyo nin MID keliya AABBE leh keebaa wacal u dhow, Adigu isu Jawaab. 2.Isxaaq bin Axmed markaad Qabrigiisa tago Caruurtiisii baa harreeraha kaga DUUGAN ayagoo weliba bahbah ah(3 bahood). Daarood WALLEE LAMA OGA MEESHUU KU DUUGAN YAHAY IYO INUU JIREY. Bal sheeg meesha Daarood ku aasan yahay Illeen taariikhda lagama sinaysto ee wax CAD baa la sheegaaye. Samaroon iyo Ciise waxay ku aasan yihiin meel SH. Isaxaaq within 20 km u jirta. Hawiye waa la yaqaan meeshuu ku aasan yahay ee BAL CAR, WIR, BOOR noo sheeg meesha awwoowgan aad u ab sheegataa ku DUUGAN YAHAY. 3.IIDOOR wuxu ka yimid BARTER TRADE oo waagii hore ee aan LACAGTA la haysan Badeecadaha ayaa la kala DOORSAN jirey. Isaaqu waxay lahaayeen Xadaarad ayagoo xidhiidh ganacsi la lahaa Carabta illaa Hindia. Waxay dalka keeni Jireen Timir, sonkor, bariis, dhar, udugga sida cadarrada. Isaaqu waxay dhoofin jireen Beeyada, hargaha iyo saamaha, iyo ragga Daarood ee timirta la soo dhaafsado oo lacag badan ka goyn jirey Carabta. |
    Hanad | Friday, December 22, 2000 - 02:36 pm Ku: Axmed iyo Lixle Waxaa labadiinaba idin ka muuqda jaahwareerkii ninka mawduucan bilaabay uu sheegay. Bal car nimanyahow iidoor meeshaad gashaan sheega? Maanta farihiinii waa la soo saaray! ee maxaad sheegi doontaan. Ceebeey tacaal, war nimankii iidoor maxaa qadsaday? Shiikh isaaq Shiikh isaaq kuyeh, war shiikha ha nabsanina ee xabashidiinii sheegta. Iidoor waa xabashi...oo la ogaa. |
    cadaalad | Friday, December 22, 2000 - 05:47 pm nagadaaya marhadey muslim yihiin, soomaali waa isguursataa. cidii afsoomaali kuhadasha, musliniah waa soomaali. cadaalad xumodiid hanoolaado. soomaaldiidse hadhaco. |
    Ruug-Caddaa | Friday, December 22, 2000 - 06:51 pm TO Jabarti iyo Axmedba Jabarti waxaan ku weydiiyey, adigu xagee sheekada ka keentay ma wax cad baad haysaa oo qoraal ah, illeen weligeed waxaa iyo wax ka daran waa la odhan jireye, mise adigay kugu cusub tahay mase laga yaabaa inaad adiga iyo qaar kaleba run mooddaan dacaayaddaas.Kolleyse hadda waa qabiil jira oo soomaalida ka mid,waayo soomaali oo dhan baa midba meel sheegtaa in uu ka soo jeedo runtase ma ogin. Axmed aad ayaad u ammaantay isaaqa, qaarkeed waa kugu raacsanahay sida deeqsinimada waxaanse kugu diiddanahay inay yihiin dad isku kalsoon.Waxaan qabaa in midguhu ka kalsooni weynyihiin Isaaqa.Cay isma lihi laakiin waa wax dhab ah oo aan ku arkay adna markhaatiga waad ii furaysaa haddaad u fiirsatid waxay forumka ku qoraan oo keliya oo ay kaaga muuqanayso dad cuqdad qaba.Hadday kalsooni qabaan may ku joogaan Sh.Isxaaqooda oo keliya maxaa keenay Dir iyo Irir iwm.Ta kale had iyo jeer waxay ka cawdaan in la xasuuqay oo maanta cigaal ayaaba taallo u dhisayey dadkii la xasuuqay.Soomaalidu weligeed way is dili jirtey dabeeto intay heshiiyaan ayay gabdho isi siin jireen.Qolada ciil qabtaa intaan la heshiin ayay aar goosan jireen.Laakiin taariikhda soomaaliyeed ma ku maqashay waxa ay sheegtaan oo kale.mana odhan kartid waxa ku dhacay hore soomaali uma soo marin oo raggii joogey baa nool Daraawiishtii oo mainly Dhulbahante ahaa oo ay la dagaallameen Soomaali badan,sida Isaaq,Warsangeli,Majeerteen iyo Hindi iyo quwaddii dunida markaa ugu weyneyd oo Ingiriiska ahayd oo weliba dal shishe ka soo duushey.Inay ku faanaan mooyee ma arag iyagoo cabanaya,ma arag iyagoo cuqdad ka qaba isaaq hadday la go'aan iyo hadday Soomaaliweyn ka mid ahaadaanba.Haddaba Isaaqa maxaa u diidey inay yeeshaan han ay ku hoggaamiyaan soomaali oo dhan intay hibanayaan dawladdii dhacday baa na laysay, hadday idin laysay saw maba aydaan ridin oo soomaali oo dhan dawlad la'aan kama dhigin. Ta kale waxaad sheegtay inay daacad yihiin iyadana kuguma raacsani, waayo halgankii ay galeen xataa iyagaan daacad isu ahayn cid kalena daa hadalkeed. |
    HY | Saturday, December 23, 2000 - 03:28 am WHAD WHAD WARYAADIHIIN MAA SHAQA LAAN AYA IDIN HAYSA MISA NAAG LAAN? NINKAA JABARTI ISKU SHEEGEY BAL CAR CAR KA SOO JAWAAB SUASHA OO NINKASI KU WAYDIIYEY XAGOO KU AASANYAHAY JABARTGAN AAD KU ABTIRSATAAN?MA SAMADA MISA DHLKA?!.............YAAB WAAYNAA,WAAR BAL AMOORTAN KAALAYA!!! SHIEKH ISAAQ IYO DURIYADIISA MAXAA LAGAA SIIYA?MAXAY IDIIN GAYSTEEN?MA DAD BAY IDINKA LAAYEEN?MISA XOOLAY IDINKA BOOBEEN?MISA TOLOW NAAGA AANAN OGAYEN BAY IDINKA KUFSADEEN? MAANTA SOMALIA ILMA JABARRTI AYA GUBAY OO DADKI MUSLINKA AHAA LAAYEY WAXNA DHACAY HABLANA KUFSADAY TAANA LABA FAARAX ISWAYDEEN MAYSO OO WAYNO WADA OGNAHAY. RAGII 1960 IYAGUU DOWLAD AH KEENAY CALANKA XAMAR WAA DADKAA AAD WAX KA SHEEGAYSID XASIDYAW RAGII 1977 LA DAGAALAMAY XABASHIDA,USSR IYO CUBA NAAS DHEER MAGACA SOOMALIDA OO DHAN KU DAGAALAMAYEY WAA ISAAQA TAANA WAYNO WADA OGNAY 4 ABTIYAASHAY AH AYA KU DHINTAY DAGAALKA OO INANKIINI SIYAAD MARKII DHAMBE YHDII UUGA SOO BAXA RAGI DOWLADA SOOMALIYA TUURTA KU SIDAY ISAAQ BAY AHAYEEN II TARIIKHDA DIB UUGU NOQO DADKA SHARAFTA LEHNA WARAYSO DADKA SOOMALIYA WAX BARAY MUTACALIKEEDUNA ISAAQ BUU AHA FATHER OF EDUCATION"MAXMUUD AXMED CALI"ISAGANA MA INA JABARTI BAAD MOODAY TOLOW? LACAG IYO BUSINESS HADAY NOQOTANA REER SHIEKH ISAAQ UUN BAA DOLLARKA KEENI JIRAY WALIGOODBA LACAGTOONA DAKADAA BARBARA AYEY WADANKOO DHAN KA SOO GALI JIRTAY IMIKANA KA SOO GASHA. DHAQAN AHAANA ISAAQ DAD BADAN WUU KA DHAQAN FIICAN YAHAY KANA SHARAF BADAN KUWAA WADANKA SUU GUBAY DADKA ISKU DIRAY WALINA XAGEE KA HAYA. BAL QUDHI IYO XIRADIINABA MA WAXA ISKU MID AH ILMA JABARTI IYO REER SHIEKH ISAAQ? RAGII SHALAY AAD BOMB TAA LA DHACAYSAY AYAAD MAANTANA HOOS JOOGTA HARGIESA CLUBNA AAD UUGA SHEEKAYSA LACAGTOODANA AAD CUNTAA WAXNA KU MA YILAAN LABA REER YA GOBSAN? TAA LABAAD AAN MID KU SHEEGU ISAAQA WAXA DHIX MARA WAA"FAMILY AFFAIRS"WALIGEEDNA WAAY JIRTAY MARKANO YARA CAAJISNO AYANO IS YARA SHIID SHIIDNA HADHOWNA WAANU WADA SHAAHAYNA II HANAGU HABSAAMIN ISAAQ WAA SHILIN SHILINA SARIF MA GALO. |
    Nin Yaaban | Saturday, December 23, 2000 - 06:23 am Salaan, To: Ruug Cadde, horta adoo qabiil wax ka sheegaya kaaga ayaa marka hore la sheegtaa. Waxan aad ula yaabaa, marka Warsangali iyo Dhulbahante la kala saaro si inay yihiin laba qaran oo kala dagaan iyo dhaqan ah. Soomaalidu waxay ku maahmaahda "Fulay wax ka ula badan". Isaaqu Darood oo is layn jirin ayay kala dagaan iyo kala dan ahaayeen, Ninka Dhulbahante ahi shalay ayuu bartay ka Mareexaan, ka Awartble ahina shalay ayuu bartay kan Abskuul, Cukuro iyo ragii soo gadaal baxayna wali is barad ayaa lagu jiraa.Isaaq waana mid dan ahaan waanaa 8 dan gaareed. Waligaa arki maysid Isaaq ama dhaqan Hawiye ama Dhaqan Daarood isk daydayaaya, anigu waxan arkaa Darood Hawiye is mooday, oo hablahoodu niikada ka badiyaan Raxanweynte.. iyo jareerka iyo Cadcadka..lol taasi waa kaw Anigu hadaan runta ka sheego ragaad ka dhaltay ee Darood. Waxan anigu u haystaa rag af dheer oo ficil gaaban. Anaana cadayn taas. Kow, horta Isaaq iyo Darrood way wada dagaan , inakstoo yaryarkan somalia maapka ka bartay ay moodaan inu Harti oo kali ahi la dago, Harti waxay wada dagaan oo meelo badan iska soo gaadhaan badanka Habar Jeclo. Absamna waxay wada dagaan Habar Yoonis ama Garxajis. Kalsooni la'aan iyo fulaynimo ayaan gun dhabayanaa, keenay hido iyo dhaqan u tahay. Labadaa qabiil oo wada daga wax badan ayay dagaalameen, dhulna kala qaadeen. Anigu waligay taariikhda maan maqal, Dhul baa laga qaaday Isaaqa laakiin waabaan ku dhashay dhulkii Ogaadeenka laga riixay. Laakiin ragi maalina ways dilaa maalina way xididaan. Taasi waa dhaqanka Isaaq laakiin ta Darood waa khiyaamo iyo fulaynimo . Sabab: 1960 markii dalka laysku daray waqooyiga Isaaqu laba ama sedex Xisbi ayay lahaayeen, oo isku cod ah markay noqoto Koonfur la dood, USP oon filaayo waxa iskugu yimi Daroodkii waqooyi iyo Madhibaankii iyo Dirtii(Ciise, Gedbursi) waa intii cuqadda qabtay. Haye dhib ma laha taasi. Markii koonfur la yimi ayuu yidhi ninkii Mieachl Maryaama waar USP eey ragan aynu wax la qabysano sidii laba dal oo isu tagay. Horta ugu horayntiiba waxa cabaaday kuwii Darood ee waqooyi, oo Majeerteen ayaa yidhi, waar nimankani waa Irir Irirna wuu na liqayaa hadaanu nahay Darood oo boqol jibaar ayay naga badanyiin ee ka soo dhex baxa Waqooyiga oo meesha qabiil ha loo kala qaybsado, Irir iyo Darrood. Kuwii Ciise iyo Gedbursiga ahaa halkii baa lagaga dhaqaaqay.Taasi waa laba arimood cuqdad iyo kalsooni la'aan iyo munaafqnimo, sabab qofku marku mabda lahayn kolba meel ayay wax uga dhalaalaan.Bal maantaba eeg, Darood waa 10 mabda iyo toban diin iyo toban siyaasadood, intaba raguun ayaa masruufa ama madaxa ka hasya, Isaaq laakiin inkastooy dagaalameen, wali waakuwaas isku mabda ah. Ka soo tag taas, soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Fulay Daandaansiga yaqaan lalama dago" . Markii dagaalkii 1977 laga soo laabtay, ayaa dhulka soomaalia waxa la keenay qaxoonti badan Oo Absame ah, waxaanaa la dajiyay meelo badan oo Darood dagin, Awadal, Waqooyi Galbeed oo Hargaysa ah, Hiiraan. Bal inay abaal daranayihiin Darood soomaalidi u dagaalantay ayayba damceen inay beerlaxawsi ahaan dhulkoodi kula murmaan oo Amxaarna koodi uga soo cararaaan. Daarood intii soo qaxday isla markiiba xoolo iyo lacag iyo farsamo ay ku ganacsadaan waa loo abaabulay. Iknastoo Soomaali badani ka soo qaxday Galbeed oo ahayn Darood waxba loo qaban.Hagaag, nimankii hub ayaaba loo qaybiyay maalintii dambe. Ogaadeenkii dubka dhuubnaa ayuun buu caano boodhii badhiweyn ka soo saaray. Ciyaar mood caano boodhaha waa markay soo baxday. Dhulkii waa hore Isaaq iyo Darood kala qaadeen..Caynaba iyo Hara Gar Duur iyo Doolo , ayayba ku soo rogaal celiyeen nimankii Darood. Adan Gabyo iyo Ina Saleemaan Dafle ayaa hubeeyay, 1985kii waati laysla jiidhay. Haye waa iga suuaale, mar hadaad abaal daro geesatay ood badheedhay ugu yaraan dagaalamoo bal waxad goconaysay ee lagaa qaaday, doono. May dhicin tii orod buu Ogaadeen ku dhuftay oo wabiga ayuu ka talaabay. Dhulbahantena In Dafle hubkii aw u dhiibay waxay yidhaahdeen "Axmadaw dhici waa" ..lol. Hada waa ragii hub iyo hanti la siiyay hadana waxba iska celin kari waaye. Intaas markaan k soo gudbo, Hawiye, Gedbursi, Raxanweyn, Darood, Jareer, intaba Isaaq wey la dagaalameen, waxbana wey ka qaadi waayeen. Laakiin aniga wax yaab iyo yaab ila noqotay raggi Darood ee kibir intay ka gaadheen sida dumarka laafyoon jiray intay xariir xidhaan , siday Xamar uga yaaceen markay man to man noqotay ayaga iyo Hawiye..lol Fulaynimo yaa oo dhashay, cuqadad aan dawo lahayn yaa u dhashay, cirab dheer iyo ficil gaaban yaa u dhashay. Hawiye siyaasad inkastoon hayn , dagaal waan ku halayn karaa, soomalinnama wey dhaamnaan Daroodka, Isaaqna wuxu galo iyo wuxu gudi waa ba cadaan,. bye intaasi nagu filan maanta |
    abdikarim hassan | Tuesday, December 26, 2000 - 01:53 am TO DHAMMAAN DADKA HALKAN WAX KU QORAY S/C ciid wanaagsan, waxaan idiin sheegi lahaa in marka hore cayda la joojiyo. marka labaad nin jabarti sheeganayow, sida aan taariikhda ku soo qaatay xiligii dugsigaygii hoose dhexe sheekh isaaq, ismail jabarti iyo sheekh yuusuf alkeynuun waxay ahaayeen culimo dhulka somalida u yimid diinta islaamka fidinteeda. sidaas darteed waxaa iska cad in aynaan aqoon weyn u lahayn asal ahaan meesha aan ka soo jeedno, maadaama aynaan lahayn taariikh qoran. waxaanse u maleynayaa in aynu asal ahaan ka soo jeedno ETHOIPIA. Qabiiladan aad la ordeysaana ay yihiin wax aan jirin. waxaa ila quman inaan leys caayin haddii wax cad la hayo la soo bandhigo laakiin been iyo huuhaa aan leysku maaweelin, jabti ha ku dishee jabartina ma tihide dadka ha aflagaadeyn. |
    Madfac | Tuesday, December 26, 2000 - 03:04 pm ka le isaaq baa garac, afku ku qaloocey righ now. waayo jawaab ma leh waxaad ku xarxariiqdey halkan. ka isugu yeedhaey ruug cade. horta laba dagaal oo midne saidka lagula dagaalameye iyo mid lagu dabar gooynaayey reer sheekh isaaq isma barbar dhig kartid. qoryaha la isla dhacaayey kala xoog weyn dayaaradaha lasysu weerararey iyadda sharahaad badan uma baahna. midakale waa runtaa somali waligeed wey is leyn jirtey weyne heshiin jirtey. balse somali intey dawlad magaceed ku adeegsto shicbi may baabiin jirin. waan ogahey oo waad dafiraysaa wixii waqooyi loo geystey in aaney aheyn wax lagu haasaawo,ama calaacal ah balse joojin mayno oo waanu sheegeynaa in dawladii faqash isaaq is tiri tirtir. hadaba adan waxaad is leedahey af ku tirtir be my guest! angu cidna weerari maynu oo ku ciil bixi mayno balse kuwii dhibaataddan geystey hal hal waa loo tookan. |
    Jibriil Abdijabaar | Saturday, December 30, 2000 - 04:34 am Isaaqa waxaa idoor oran kara ninka ku abtirsada beesha absame(Ogaden, Jidwaaq ooah Abskuul iyo Bartire, wayteen iyo Baalcad). Sababtu absame isaaqa idoor u oran karaa waxay tahay waa dad dhqan wadaag leh kaftan balaaran ka dhexeeyo. Hadaba ninka mowduca bilaabay waxaa dhihi lahaa hadii aad tahay absame isaaqa idoor waad dhehi kartaa hadii kale ma-dhihi kartid. Hadaan isku-dayo in aan ka jawaabo suaashada ka jawaabo haduu isaaq noqdo yuhuud somali oo dhan ayaa yuhuuda waayo isaaqu waa qabiil la xidida somalida badideeda sidaas daraadeed dadka la xididay iyo waxay ka dhaleen oo dhan waa yuhuud. Hadii aad is-lahayd isaaq cay oo yuhuud ku tilmaan adaa iscaayey somalina waad cayday. Waxaan kaloo ku sheegi lahaa anigu isaaq ma ahi waxaan ahay nin absama ah ee ha u qaadan in aan ahay nin isaaqa oo qabiilkiisa difaacaya. Waxaan kaloo ku sheegi laha isaaqu waa qabiil somalinimadeedu tahay (original) sida daroodkoo kale. |