Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Baabuur tikniko ah..
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Friday, December 22, 2000 - 10:08 pm
Baabuur tikniko ah..

Saddex qof ayaa ku dhimatay mid kalena si xun ayaa loogu dhaawacay kaddib markii baabuur tikniko ah oo ay leeyihiin maleeshiyooyinka dowladda KMG ah oo maqribnimadii xalay rasaas ooda uga qaaday dad ku sugnaa agagaarka wadada SOS.

Baabuurkaas tiknikada ah oo ka soo laabtay dagaalkii Degmada Balcad ayaa ujeedada uu rasaasta ooda uga qaaday lagu sheegay markii ay wadada ka xirantay. Dadka la xasuuqay ayaa ahaa dad rayid ah, waxaana meydka iyo dhaawacaba la dhigay Isbitaalka Shifo.

group carta ma dil bay ugu dareen maatadii lacagtii been abuurka ahayd!...
allow sahal