Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: SOS IYO SOOMAALIYA vs "CEYR"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NinSomali

Saturday, December 23, 2000 - 10:43 am
Waa yaabe dadku waa isqaban jiray ee waa maxay ciddaan boobka iyo dulmiga isku raacday intooda badani. Waxay weerar ku qaadeen Balcad; waxay malaayiin doolar oo xoog ah ka rabaan halka meel ee daawo iyo daryeel lacag la'aan ah ka jiro Xamar (SOS); waxay horay u haysteen Merka; waxay maamulkusheeg ka dhigteen Xamar waxay soo geliyaan lacagta beenta ah waddanka. Anigu yaabay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aaga 3

Monday, January 01, 2001 - 03:42 pm
ISKA AAMUS KARAAMADA ALA KAA QAADYEE MA XISHOODE NAC NAC LE ADOO KALE MEEL WALBUU JOOGA.

DOOFAAR DOOFAAR DHALAY XAARAN YAHAY XAARAANTU DHASHAY MEESHA KABAX.


DIIFLE HARAN AH