Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Mrna Caydiid Marna A/Qasim Hadana Galaal Marna Abdi Qaybdiid Yaa inta kale ma cambuula
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tuhme

Saturday, December 23, 2000 - 08:26 pm
Waxaa nsiib daro ah taliyaha boliska in loo
Magacaabo nin danbe fra badan dalka ka galay
yaa loo sheega Cabdi qaybdiid aa taliyaha boliisk
Ma ahan arintu sidaas waa Habar gedirnimo aan
barxaneyn,Waxaana ay tahay in uu qariyo kana
difaaco dhicii iyo boobki loo hantida dalka
iyo ummadda,nasib wanaag dowladadan ina salaad
booyo waxa uu rabo in uu wadanka ku xukumo
waa casharadi siyaad barre.