Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Beenlow Beenlow Galeyr Car matagi kartaa Dharkeynley ama madiino Xamar 14 ama 13 degmo dowladdaxukunta beenlow iska daa gaalkacyo waa beenti macalinkada siyaad iyo cabdiQasim
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runlow

Saturday, December 23, 2000 - 08:41 pm
Waa raisulwasarihii ugu aqoonta fiicna ee dalka
soo maray lakiin waa beelow oo beenti aan ku
karhanay reer siyaad ayuu la soo noqday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gure

Sunday, December 24, 2000 - 03:24 am
Waxaan idin majiraa qof Somali ah oo aan dalka dambi ka gelin?:Ainag waxaay ila tahay in maanta
iyo shalay ayna waxba kala duwaneyn.LAAKIIN WAXAAN
OGNAHAY IN NIN KII SHALAY DHIBANAA WELI DHIBAN YAHAY.Marka sheekadu waxay mareeysaa sidee xeego
loo xagtaa ilkana ku nabad galaan.Sidaad isku taqaan iyo sida laguu yaqaan kala duwan.Wanaag sameeye warkiisa meel walba ayuu yaalaa.Waqtiga iyo wasaqdana waa wada socdaan.Wanaagaad sameeyso
waa weji maalin walba kuu taagan.Waari meyside war
ha kaa haro.


Fanah shiino

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shariif

Monday, January 01, 2001 - 03:37 am
Bal Runlow maxaad sheegtay? saw ma ogid qofka aad waxka sheegto in lagu weydiinayo aakhiro inaad markhaati ku furto ma u haysaa daliil cad?mise waxaad u haysataa in intaad waxaad doonto ku hadasho aad iska tagteydis? Ilaahay baa kaala xisaabtamaya ee jawaabta u diyaari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, January 01, 2001 - 07:33 am
TO SHARIF

S/C

sowkan isagii qirtay inuu galay kaniisada weyn
ee ku taal dalka Talyaaniga Vatican.
isagoo ku andacoonaya arrin siyaasadeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Monday, January 01, 2001 - 09:37 pm
runlow, runtii weeye, laakiin waakadaacad sanyahay
wadaadka madexweynaha inoo ah ee caawimadii soomaalida lasiiyey maleeshisiyada beeshiisa siiyey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runlow

Thursday, January 04, 2001 - 04:11 pm
To- Sharif

Horta raali iga noqo waadna kumahadsantahay
in aad i wax ii sheegtoid laakiin adiku naftaada
ha iloobin hadii ku dhibtay in galeydh wax laga
sheego asiga ayaa yiri oo bbcda ka yiri xamar
oo meelnaga xiran ma jirto 14ka degmo wiliba
wuxuu yiri 17degmo oo xamar ka tirsan aa dowladu
ka talisaa wuxuu intaa uu raaciyay in ilaa gaal
kacyo aysan jirin naga xiran taas u dhahayaa waa
beenlow hadii aad wili sii difaacdid adigaaba
benlow falalow ah oo wadaadxume ah ee ka daa dadka
wacdiga beenta ah jawaab waxaa ku siyay aBkarim
niga taa waba iska ilowba waa B E E N L O W Weyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Arbaca-raas

Thursday, January 04, 2001 - 07:28 pm
Run iyo been midna kuma qiimeeynaayo hadal SIYAASAD ah.


Wareeysigii Cali Kh.Galeyr, ee BBC-da uu siiyey waa dhageystay, wax qaldanna kama maqal.

Siyaasad ahaan qofkii D-KMG raacsan, wareeysigaas uma xumeeyn, qofkii marka horeyba ka soo horjeeday D-KMG dharbaaxooyin weyn buu ku dhuftey ee danqasho leh.

Xamarna been kama uu sheegin oo aniga iyo adinkaba waxaan ognahay in ey D- KMG ah degantahay, intaas baa iigu filan in ey awood ku joogaan ee qabqablayaasha xaafadahooda hoosta looga soo galay.