Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Nin C/laahi wax u dhiibtey waa nin Dhurwaa hilbo ku rartey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Waaxid

Saturday, December 23, 2000 - 09:13 pm
Asalaamu calaykum
Cabdullaahi waa Aamin sidii dhurwaagii aamin.
Arintiisu waxay ka dhigan tahay Dhurwaagii looga tagey hasha iyo nirigta oo la yiri sii xafid.

Marka adinkaa og waxaad la soo shirtagi doontaan.

Marka C/Waaxid inuu runta sheego diide oo waxaad tiraahdeen xaasid baa tahaye anigu mar dambe Puntland wax ku soo qori mahayo Insha-Allaah ee C/hi iskarow.

Wixii Dad ah ee dhib iga tirsanaya Cafis baan ka dalbayaa.

Wabilaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayidcumar

Sunday, December 24, 2000 - 01:01 am
ninyahow c/waaxid adiga iyo c/laahi ma xumaan horaa idiin dhexaysay mise waxaagu waa dadkaa wada lahaa alakuqaad

hadaan somalinetka soo galnaba adoo c/laahi haystaa nooga soo baxayee

walaal bilaa caleek waa nin odayee isaga har oo xitaa hadaadan shaqsiyan u jeclayn sidaydoo kale ciduu kadhashay iyo dar ilaahay ku xushmee oo walaalow waa karahnaye odaga caydiisa naga daa

wabilaahi towfiiq