Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: DOOD FURAN OO KU SAABSAN HABKA UGU FIICAN OO AY UDHICI KARTO DOORASHADA PUNTLAND
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAFUUN

Sunday, December 24, 2000 - 10:55 am
Waxaan jeclaystayinaan ka hadlohabka ugu fiican ee ay ku dhici karto doorashada p/l.
Waxaa ila quman in demoqraadiyada laga soo dhiso hoos siayuga timaado shacabka, hadaba wxaan ku talin lahaa:
1 In la dhiso axsaab siyaasadeed oo kala duwan iyadoo loo samaynayo sharciyo nidaamiya habka loo dhisayo iyo maalgelinta axsaabta.
2 Marka ku xigta in la qabto doorashada deegaanka (élection municipal) oo lugu soo dooranyo duqayda magaalooyinka( maire de ville)
3 Ka bacdila qabto doorashada golaha maamulka(élection législative) oo lugu soo dooranayo xildhibaanada golaha maamulka.
4 Tan ugu dembaysainlga dhigo doorashada madaxwaynaha(élection présidentielle)oo ay si toos ah u soo doortaan shacabku
HADABA HABKAN OO WAQTI DHEER QAADANAYA WXAAN JECLAAN LAHAA IN AAN LUGU DEGDEGIN DOORASHADA MADAXWAYNAHA OO HADDA SOO FOOL LEH EE DIB LOO DHIGO LAGA HARMARSHO KUWA DEGAANKA IYO GOLAHA MAAMULKA.
WAY U FURANTAHAY DOODANA INTA DANAYSA WANAAGA IYO HORUMARKA DEMOQRAADIYADA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dh

Sunday, December 24, 2000 - 07:07 pm
maxaa marhore laysugu diyaargreyn waayey doorashada? abuuritaankii puntland wuxuu ahaa midsiyaasadeed.cidina sidaa ugama fekerin waxaberi imandoona. waxa aniga ilaquman in hadii dowladan kumeel gaadhka ay fiicnaato. shanta gobol sameystaan heshiis dhaqaale ciidan iyo siyaasadeed. arintaana gobol walba cid uxilsaarto. arimaha kale oo dhan gobol waliba umadaxbanaanaado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid cumar

Sunday, December 24, 2000 - 09:50 pm
xaafuun aad ayaan fikradaada ugu bogay waana arin aad u wanaagsan oo u baahan dadkeena in lagaarsiiyo, waxaan filayaa in lagaaray wakhtigii aynu ku talaabsan lahayn horukac xag siyaasadeed si loo helo xisbiyoh kala duwan oo dhamaan u heegan danaha shacabka reer Puntland

hadaba sida kaliya ee bulshadu horumar ku gaari karto xag siyaasadeed iyo xag dhaqaaleba waxay noqon kartaa markii aydhacaan doorashooyin madax banaan,

isha allaah ilaah waxan ka rajeynaynaa inuu niydeena wanaagsan inoo raaco dadkeenana nabada soomaali waydey u kordhiyo

wabilaahi tawfiiq