Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Ley Abhi ee aan iska aamuso
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Waaxid

Monday, December 25, 2000 - 08:32 am
Asalaamu Calaykum

Waxaa badatey in mowduucyadaan qorey ay ka imaanayaan codsiyo oranaya arimahan Punland iyo magaceeda faraha kala bax anagaa dooraney, odayaashaana faraha ka qaad.

Marka runtii jawaab uma waayin mowduucyadayda, oo qof xumbo cuskanaya anigu meel uguma tago.Da' weyni iyo da' yari midnaba qofka wuxuuna ahayn kama dhigto.
Waad garanaysaan:

"arinta yaan waayeel loo xuline wax garad haloo xulo"
" Mudaan kaa da'waynahay haday maanyadu u socoto
Mar baad arag makhnuud boqol jiroo meyrasho aqoone marna toban jir mowlaca kitaab meeriyaad arage"
"Aduunyadan ninkii raba inuu madaxa kor u qaado waa inuu noqdaa jaahil bilaa caqliya"

" Marka anigu forum-kii idiin ka baxaye oo mowduucyadaydii mar dambe jawaab ka bixin maayo ee qof damboow waqtiga ha iskaga lumin".

Marka iniga hadalkii ii diidee waa idinka iyo hebelo.

WABILLAAHI TOWFIIQ