We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 25, 2000 - 09:21 am Run ahaantii waad ka qeyb qaadan kartaa doodaan iyo wixii caqligaaga ku siiyo. Mudulood maanta ayey haystaan ninkii ay weligood raadin jireen, kaa soo balan ku qaaday in Habar Gidir cadaado la gu celiyo Muduloodna ay midoobaan oo ay dantooda gartaan, kana tashadaan sida nimanka caado qaatayaasha ah sida Daahir Dayax oo raba inuu dhabarka ka jebiyo Mudulood, isaga iyo rag badan oo u naageeya habar gidir, rabana iney naga dhaadhiciyaan inaan mudulood wax u talin karin, taasina wey beenowday, sababtoo ah waad ogaydeen wixii uu Muse ka dhigay BALCAD iyo ragii isku sheeegaayay jeneraalda. Raga caado qaatayaasha ah waxaa u dambeeyay xayawaankii Xuseen Bood, oo iska dhigay nin dagaal yahan ah.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 25, 2000 - 09:23 am Rag ayaad tahay waana kugu raacsanahay inuu MUUSE SUUDI yahay hogaayamiyaha dhabta ah ee mudulood. Caado qaatayaasha edebdarada hala dilo kuligood ayaga iyo barasiidka habar gidir oo raba iney ku dul noolaadan umadaha kale.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 25, 2000 - 09:31 am waa runtaa muuse suudi kaliya ma ahan halyay mudulood waa halyay soomaali oo dulmi diid ah haaji-ga alaha kheyr ka siiyo sida uu mar walba uga hor tagayo dibin daabyada soomaali lala damacsan yahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 25, 2000 - 02:38 pm WAXAAN KU JIRNAA QARNIGII 21AAD MARKAASUU WUXUU RABAA IN UU NOOGA SHEEKEEYO MUNDUL MUNDUL WALAAHAY REER BAADIYE WAA REER BAADIYE MA ISBADALAAYO. GOOD LUCK SOMALIYA.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 25, 2000 - 07:48 pm Xaajiga waxaan u rajeyn in uu Karaamadii Mudulood ay Somali ku lahayd uu u soo cesho, mudulood waxay ahaan jireen dad lagu yaqaan daris wanaag, edeb, martisoor, xilqaad, gobanimo, gar yaqaanimo, cadaalad, Cali Mahdi iyo dad la mida ayaa waxay u horseedeen in ay u dhaqmaan sida Habar gidir, iyagoo bartay ficilada habar gidir ee dad micno daro lagu dilayo,isbaaro meel la dhigto, aar goosasho aan meel jirin, dagaal aan dhamaanayn, dumar la kufsanayo lana dhacayo, Xaaji Muse waa ninka kaliya ee la dagaalama dhaqanka Mooryaan nimada, waxaa isna sidaa ahaan jiray illaahy qeyr ha siiyo e Shiikh Cali dheere, oo aanan ayaamahan maqal hadalkiisa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 27, 2000 - 10:10 am To: Annonymous Habartaa ayaa reerbaadiye ah, maxaad ka taqaanaa qarniga 21 aad, xamar ayaa dhismihii iyo dhaqankii runta ahaa ee lagu yiqiin intaad dhalan rogtay ayaad dad reer baadiye ku sheegeysa, jaahilyahow, habar gidir gowso guduud. Muuse Suudina wuxuu balan ku qaaday inuu gaalkacyo kuu celiyo adigana waxaad meelaha la wareegeysaa qarnigii 21 aad, maalintii aad xamar soogeleysad oo sida sharafta leh laguu soo dhaweyay, ma hilmaantay in lagu jiray qarnigii 20aad, morher fucker. Hadaa lagu baraa macnaha qarniga 21aad, bililiqo, iyo reer xamar gabdhaha laga xoogo hadii ay galkacyo taal hadaan arkeynaa, horta idinka sideed u raabtaan inaan aduunyada ugu noolaataan, xageese la idinka abuuray, dhagax hadii la idiin dhiibo waad cuneysaan, hadii dowlad ka madax banaan habargidir la dhisana waxaan la yaabanahay halkee adeysaan illen sharciga ayaa diidaayo in reer xamar ah gurigiisa iyo beertiisa iyo gabadhiisa la taabtee, waxbarashana haberteed ay ka tahay, awoowgiin habargidir weligiis dugsi quraan lama geyn, qamaarey ayuu ahaa, habartiina sharmuuto ayey ahaan jirtay majeerteen waso, ama daarod. qarniga 21aad wuxuu ku bilaabanaayaa idinkoo sidii Yuhuud oo kale fooenooyinka xamar uu Muuse Suudi idinku shidaayo´, aduunyada wax dan idinka leh ma jirto.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 27, 2000 - 10:34 am Muuse Suudi wuxuu yiri: Ali Mahdi ayaa waxaa ku dhacday qandho dowladnimo,Ceydidayaa ka tumay qandhadii, hadana Cawaankii Ceydiid ayaa qandhadii dowlidnimo ay habeen ku soo booday, Aniga Muuse ayaa asagana qandhadii cawo madow ka tumay ilaa uu habrtiisii arbaco kowbaaleydi dhimatay aan aakhiro ugu geeyay ileen war kale wuu diidaye. Wiilkiisii oo alkalo iyo wasmadii xabsiyada mareykanka ku daalay ayaa dig soo yiri, isla markii uu xamar yimid ayey isna qandhadii doelidnimo durguf ku soo tiri, ilaa uu ku riyoodo inuu Cali Mahdi la dhiso wax la yiraahdo Gobolka Benaadir, Aryaa ma falan tahay ayaan iri, adoogaa kuma cibaaro qaadeneysid miyaa xey tahay qandhada kuu heysa, dowladnimo iyo inaan gobolka benaadir ka teliyo qandho ah ayaa i heysaa, waxaa ku iri anigoo ah Muuse dhib ma leh waa la tumaa qandhada weliba sidii duligii aabahaa hadaad rabto waa kuu yeelaa, wuxu caqli xumaa, caqliga xarshoos kaa cuntay. maya sidii aabehey oo kale ma rabo eee si fudud ha la iiga tumo ayuu yiri, si sharaf leh ayaana uga tumay, warkiis dambana lama maqal. Anagoo nabad isga joogno ayaa nin wadanka ka maqnaa mudo ah ayaa isagoo Masar joogo ay qandhadii dowlidnimo durguf ku tiri, asaa isagoo ordaaya intuu jabuuti tegay yiri qandho dowlidnimo ayaa i heysa, anigoo is dhahaaya qandhada keligiis ayey heysaa ayaa waxaa teendho ka soo buuxsamay 250 qandho wado heyso, qaarkoodna ay yihiin kuwo si fiican ayaga iyo dadkoodaba qandho dowladnimo aaan uga dilnay 90, balse iney qandhadaan mid xun tahay war maqlimaayaan, iyagoo dudaaya oo dhahaaya qandho dowlidnimo ayaa na heysa wax naga tuma ayaa rabnaa ayey Hotel xamr ku yaal ku soo urureen, hadaanse si fiican qandhada uga tumaayee u soo fiirsada, markaanse waxaan u maleyhaa in waxa haaya kuwaan ay qandho ka weyn tahay, oo ay boorane iyo mingis dil u baahan, balse waan u qalab urusaneynaa si fiicanana uga dileynaa cudurka haaya oo ilaa iyo hada la aqoon la' yahay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 27, 2000 - 02:09 pm lol@muuse
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 27, 2000 - 09:55 pm daaroodkan qurunka ah ee doonaya isku dirka hawiye waan idin garaney ee wax kale mahaysaan, hadaan la dagaalano caydiid, c/qaasim, ama caato waa isla anagii waxaana nooga daran cadowga runta ah bal is weydii waa kuma cadowgaa?????
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 27, 2000 - 11:00 pm Mudulood ma muuse suudi ayaa halgamaa u ah, war ilaahay ka cabsada oo reerka sharaftooda yaan lagu tuman. soow ma aha ninkii bbc-da ka lahaa 20 qof kaliya ayaa dhimatay(kaaraan), waxa ay u dhinteen 500 oo baalwayn ah, soow ma aha ninkii guriga xuseen cali axmad iyo wixii k7u jirayba dhulka dhigay waxaanse idin waydiyay yaa dilay AXMAD CAADLE, BIYOONDE, AYUUB, JEYTE, CISMAN GUURE iyo rag badan waa maxay muduloodnimada aad sheeganaysiin. sidoo kale caydiid waxaa dilay isla habargidir kale, war qabiilka ka gudba,. muse suudi maanta hadii la yiraahdo cali ugaas ayaa madaxwayne ah raali ka noqon maayo, ilmihiisiina, waxa uu dhowaan gaystay USA. Run hadii uu muuse sheegayo car ha dilo nin qabiil kale ah, maalin kasta waxa uu laayaa mudulod. muxuu uga dhiidhi waayay markuu ayaan hore xuseen caydiid barmuuda ku xasuuqay dadka?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 28, 2000 - 04:30 am HAWIYOW ISLA YAABA OO WAX ISKU FALA OO DANTII GARTA. 10 SANO IYAA DAWLADII LA DHISABA MADAX LA INIIGA DHIGAYAAA DABADEEDNA AD INIGU DUMINAYSAAN. HADDA HADDAAD DAWLADAN DUMISAAN WIXII LA INIGU SHEEGAYAY IYAA DHAB AH "HAWIYE WAX MA XUKUMI KARO" HAWIYE WAA SAAXIIBADAY WAANAN JECELAHAY WAXAN AN MEESHAN KU QORAYNA NASTEEXAAN MOODAY.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 29, 2000 - 08:41 pm muese suudi waa halyay run ah mana ahan oo kaliya hogaamiye mudulood waa nin sharaf iyo karaamo ku dhex leh dhamaan shacabka soomaaliyeed, waxaana lagu bartay dulmi diid, u qidmayn shacabka, iyo waliba inuu yahay nin aan marna ka xishoon xaqa, waxaan leeyahay waligaa jir oo joog oo cadawgaa iyo inta ku neceb ha jabaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 30, 2000 - 12:00 pm dad waalan baad tihiin qabiil waxa uu yahay waan aragnaa oo maalin kasta dad baa u dhinta dambi uu galay mid tuug ah oo ku qabiil ah , jaahilkastaana qori baa gacanta u galay aduunkuna waa hormaray anagana waxaan ku jirnaa qarni la soo dhaafay soomaaliya meel kasta dhibaato qabiil baa ka taagan ninka qabiilka ku shaqasanaayo waa dheregsan yahay kan kale oo ku qabiilka ahna gaajo iyo cudur baa dilay hadaan xabad loogu darin nasiibuu leeyahay, maskiinka danihiisa aan ka shaqayno mudulood hadaan nahayna xoogaan habargidir ku saari lahayn waa inaan u adeegsanaa in aan soomaali isugu keeno waayo cid cid ka maarantaa majirto oo soomaali oo dhan waa isu baahan tahay kii aad maanta ku dishaa rasaas itoobiya ku soo siisay beri baad ka shalaynaysaa rasaasta itoobiya waxay u dhiibtay inaan soomaaliya weligeed midoobin wixii hore tageen maanta agoonta soomali oo hartay aan wax u qabano oo aan nabada ka shaqayno hadaan lakala roonaan roob mada,ao aana casharku qaadano dadkii ku dhintay dagaaladii ujeedo la,aanta ahaa ee dhacay waxa loo dhimanaayo waa inay ahaadaan wax diinteena ogoshahay laakiin ilaahay nama dhihi nin siduu madaxwayne ku noqon lahaa udagaalan muuse haduu wax rabo ha ku raadsado si nabad ah dagaalkale soomaaliya u noqdo haduu waayana haka shaqeeyo sidii dhibaatada looga bixi lahaay,,,.. waxaa kaloo talo yar u soo jeedinayaa nimankaan qurbaha ku raagay oo dagaal abuura ku tashan oona weligood arkin meel dagaalka ka dhacay ,,,,,,,,,,,,,,war hooy dagaal wiil baaku dhinta ,,,,,,,,,ee wiil kuma dhasho,,,,,,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 30, 2000 - 06:25 pm Raage horta waa inaad kala saartaa, dagaal ooge iyo halyay, waxaa tiri muuse suudi si nabad ah wax ha ku raadsado, horta wax aan ka iraahdo taas maanta nin wax qeybinaya ama nin qeyb sugaya ma jiro nin walba tiisa ha ku tashado, muuse suudi waligiis inta duulay reer ma ku duulin, yay ahaayeen kuwa inta magac wadaad iyo magac dawlo aan jirin soo huwaday ju soo duulay balcad oo dad rayid ah qabsaday, oo rabay inay bililiqaystaan, yawse ahaa ninkii dharbaaxyada kaga soo saaray mooryaantaas, war runta iska sheeg ninkaas meeshaas reerkiisa ku aruursaday oo leh madexweynaa ismail guuleed ii soo doortay waaye ninka dagaal hor leh soomaali u raba oo hadda koow rabo inuu beelihii wada deganaa uu kala dilo, hadaad leedahay intaas oo dhan iima muuqdaan oo wixii abdulqaasim diidan waa dantayda diid, then macnahaada waa fahmay haddii aad leedahayna soomaali wixii diidan danteeda waa in la iska qabtaa waa inaan ka bilaabnaa arta group oo ah kuwa lidku ah xasiloonida dhamaan soomaaliya ka bilaaw hamar ilaa rra governing areas ilaa puntland ilaa somaliland. ilaah waxaan ka baryaa inuu soomaali xaqa tuso oo isku soo duubo dhamaantood oo kuwii shalay wadankeena inuu intaas gaaro sababay uu ilaah ka qabto, maanta waxaa loo tashanooyaa waa shacabkeena oo meel walba magacooda loogu qaraabanaa. mudulood waxaan si gaar ah u leeyahay waligiin waxaad ahaydeen dulmi diid waa inaan iska ilaalinaa wax kastoo kala dilaaya midnimada soomaaliya guud ahaan iyo tan mudulood qaas ahaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 31, 2000 - 01:56 am lol muuse saaxiiboow qandho aa i heyso maiga tumee Eeboow halaadse halmaantey tii doqonta aheyd ina qanyare xagey ku dambeysaa mar waxey lee yihiin deyniile aan leenahey mar waxey leeyihiin wardhhigleety mar buulxuubey oo kaaley ceel buur yaa jooga ma ceyrbaa laga ijaartey. Xaqiiq Dadka soomaliyeed maahan doqon balse wey radiyaan xal, hadaba hadii xal loo arkey in ninkan ladoorto loona doorto in cidiisa ey waasheen ey mooska kaso dhex bi layhiin ayaa lamoodey inuu kasoo saari karo intuu wax kale sameyn ey isaga iyo kii waalna galaal ka bilaaben shaqada dhul abgaal oou abgaalna dagan yahey meesha ceelgaab xabad ceydiid uga soo furey ee uu u direy aqyaar(TUUGO) siey u furdaamiyaan. hadaba taas maheyn meel ku haboon in wax laga bilaabo laakin ilaahbaa xikmad nooga dhigey iyo in larko Geesiga the one an only Muuse Suudi yalaxoow taasoo cashar fiiican soo dhigteen, ugu dambeyn kabiloow muqdisjho ilaa iyo kismaayo maxuu uga hadli layahey Tuuga is doortay waxaad igala xirrirtaa wararki ugu dambeeyey iyo isku duubnida meeshey mareyso Waa xaayoow ooidin leh hakabaqanina intaan noolnahey qurbaha wax kusoo barta noo imaada angaa nadaafada magaalada ka masu'uul ah xaayoow xamar cade Howlwadaag dhusomarebkunoqo@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 31, 2000 - 05:43 am habergedir abgaal lee dhul ka heysataa!!!!!!! ku jeclaada ama ku diida. maanta dowlada ayeey sheegteen abgaal ayey sireen oo meel dajiyey..markii siyaad barena abgaal ayey sireen ayey dagaal geliyeen oo ka dib asaga hilfaha u qaadeen...........bal hadey habergedir magan gelyo siinayaan 10 sano ka dib maxey generalkii caydiid ku heysteen.............
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 31, 2000 - 12:03 pm Arinti Balacad aad baad ugu guuleysatey mafahmtey eeboow hadana fadlan raaci Immaamka iyo Ali mahdina katunm Absuge ka adeeji ayagaa yaqaano sii loo dilo Imaamka. Your Brother Siigaaale EEboowgaa
|