    Gadabuursi | Tuesday, December 26, 2000 - 04:12 pm Walaal waxan oganeey ragga Garxajis walaahi waa raga rageesii , aad iyo aad ayaan ugu riyaaqay sida wangasan ay rabaan Somali isku keenan. |
    Real Samaroon | Wednesday, December 27, 2000 - 04:26 pm Ma tihid gadabuursi ee jooji beenta. |
    Proud Somalilander | Wednesday, December 27, 2000 - 09:03 pm Waar reerka sharafta leh ee Gadabursi magacaa ha ka dilin!!!!!! Fiidna Abuurka aad wadid meel CADABTA layidhahdo ayeey ku geeyn doonta. ISLAM ku sonoqo. Ciid Wanaagsaan Musliminta aduunyada!!!!!! |
    Anonymous | Thursday, December 28, 2000 - 03:39 am gadabuursi waa shaqadooda in kolba qolada xukunka haysata ay taageeraan !! shalay mareexaan, maanta habar-awal, bari..????? |
    djma | Saturday, December 30, 2000 - 12:56 pm Hi, memebers, ha u gefina gedabuursi iyo garxajistoona loosers-yahaw. labaduba waa 'pure' somalilanders. Waanay difaacayaan danta dadkooda, hana iloobin 'damy' labaduba inay ka mid yihiin nation of "Dir" |
    REER-BURCO | Thursday, January 11, 2001 - 03:07 am hadii aad gadabursi tihiin rag liita baad awal ba ahydeen oo qabiil la yiraahdo markey qadeen cudurka la yiraahdo garxajis, baad mar ya alool la noqoteen oo aad is tiraahdeen bal ku duula garxajis, naago baad tihiin e ragag ha la sheekeysanina, atleast raga habar jeclo iyo habar awal waa rag nala dhashey o isaaq ah. laakinse idinku midggo iyo yibro baad tihiin ,a aan ahyen isaaq hawie or darood e bal isa soo cadeeya oo maxaad tihiine, |
    RUN SHEEG | Thursday, January 11, 2001 - 07:50 am TO REER-BURCO Waxba qiiq ha isku qarin. Soomaali oo dhan way ogtahay qabiilka cuqdad nasabnimo hayso. Tariikhda Bucul Bacayr miyaad hilmaantay misa dadka ayaad doonaysaa inaad khalado. Darod waa Darod. Hawiye waa Hawiye. Samaroon waa Samaroon. Ciise waa ciise. Qolada kaliya ee nasabadooda maalinba meel u raadis waa IIDDOOR ee jooji aflagaadada. Taariikh da Bucul Bacayr waaxaa inii dheer ta la yiri Sheekh Isaxaaq wiil ma dhalin ee dhasha maanta sheegata Isaxaaq waxa ay ka soo farcameen nin Ogaadeen ah. Bal ninyahoow noo sheeg, ma ta Bucul Bacayr ayaa sax ah mise tan ninka Ogaadeen, cuqdadiinu waa xad dhaafe. Bal waran sxb. |
    run sheegii runta ahaa | Thursday, January 11, 2001 - 08:59 am to:run ceebeeye af caytama adigaa ku dhib qaba oouu kugu yaalaa waana waxaad tahay ee hora adiga yaa ku dhalay waxaan ujeedaa hooyadaa imisa nin bay la seexatay oo bucur bacarkaad sheegtay ka mid yahay, adaa isku keenee kamacaash sidiid cay ugu quudhaa daka ugu karaamada xushmada badan soomaalida?. |
    REER-BURCO | Tuesday, January 16, 2001 - 04:11 am BAL EEG NIN MIDGAAN AH BAAD MESHA KEENAYSAA ILAAHEY BAAN KUGU DHAARIYAY E MA BUCUL BACEYR BAAD HISTORY U SOO QADATEY, WALEE RAG LIITA BAAD TIHIIN SAXIIB SHEIK ISAXAAQ BAANU KA NIMI ANUKU ISAAQ BAANU NAHEY HISTORYGA YAGA WAXAA KU SOO GAREY XITAA INGRIISKII, GADUBURSI MEEL ALAL MEEL AY KA YIMIDEEN LA AQAAN BAA KULA WAXAANU NAHEY ISAAQ SAXIIB SHARAFTA IYO MAGACA YAGA HANA DILINA OO MAGAC NOO DAAYA, |
    ALI | Wednesday, January 17, 2001 - 08:26 am DADKA HA ISKU DIRINA. REERAHAN AAD MEESHA KU SHEEGTEEN WAX HADAL AH IDINKAMA BAAHNA. HADDII AAD BARTEEN SIDA INTERNETKA LOO ISTICMAALO LA IDINKUMA ORAN DADKA KU CAAYA EE EDEB YEESHA. |
    asalkii | Wednesday, January 17, 2001 - 08:58 am gadabuursi iyo isaaqba waa gobee xayawaaniinyahay shaqo kale doonta waan ogahay in aydaan isaaq iyo gadabuursi toona ahayn, waxaad tihiin dad xun waxaad qorteen baana ka marag ah. |