Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: HAWIYE, waxaa ka hortegi kara HAWIYE KALE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOTEEYE

Wednesday, December 27, 2000 - 12:38 am
Waxaa wax mucjiso ah in soomaaliya oo idil, waa inta aan hawiyaha ahayne ay ogaadeen hal qaacido oo ah "HAWIYE WAXAA JEBIN KARA HAWIYE KALE", bal fiiriya ilaahaan idinku dhaariyaye bogaad furto waxaa ku qoran SUUDI oo u dhaartay cabdiqasim, QANYARE oo heshiiskii ka laabtay, XUSEEN CAYDIID oo madfac ku riday cabdiqaasim, CAATO oo wacad ku maray inuu weerar ku qaadi doono DKG, bal car keena qofkale oo soomaali ah oo leh waxbaan dilayaa, inuu amxaaro u ruufo maahine.
WARYAAAAAAAAAAADA waa nimanka HAWIYE ii sheegA WAXA AAN KA SAMAYSANAHAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal

Wednesday, December 27, 2000 - 02:25 pm
waleee magacaada kama aadan beensheegin, aqliga aad ku hadashayna waa aqliga runta ah ee hawiye lagu yiqiin, maanta waxaa lagu jiraa 21st century garaadkaaga waxaa ka soo go'ay oo kaliya in xal lagu gaari karo in hub la isku qaato, war doqon yahaw,miyaadan ogayn dagaal sharaftiisa oo dhiig sax lagu daadiyo waa kay soo galeen beelaha qaarkood oo markaad muufada iyo saliida isku fuuqsanaysay. adiga halgankaagii wuxuu ka soo bilaabmay dayniile ilaa Km 4, oo waa maalintii uu afweyne ka baxay muqdisho.
duufle waa kuwaas rag inta si fiican u soo halgantay ay maanta ku nasanayaan nabadgelyada sida somaliland iyo puntland, adiguse waxaad ku bilaawday dumar,caruur iyo waayeel dooxid, ileen waxaad ahayd waxaan waligiis dab qaadine, taas ayaana kula noqotay inaad tahay halgame.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOTEEYE

Wednesday, December 27, 2000 - 10:51 pm
Sahal
Sanadkii hore miyaysan ahayn markay reer tolkaa ka hulaaleen kismanyo, oo iyagoo kabaha gacmaha ku sita ay isku shubeen ilaa botuswana,

Tabardaro ayaa idin geysay puntland ee caqli iyo nabad jacayl kuma tegin. kuwii shalay somaliya o nabad aha amxaaro la soo saftay ee mahbar la baxay miyaadan ahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 28, 2000 - 07:17 am
bal ilaah baa idinku dhaarshay labadan nin baa la leeyahay waa isku dad, oo yaa yiri soomaali waa dad is leh? nina si saraaxad leh ayuu u hadlayaa, nina waxaad moodaa inuu yahay gun(adoon hada la xoreeyay), oo hadalkiis ayaa ka dha dhansan kartaa, war doqon yahaw aan reerka magacooda difaaci karin meel iska dhig, oo iska aamus reerka ha ku cayaarine. wax garadkooda ha hadlaan inta kuwa maskaxdaada oo kale leh u hadlayaan waa inta aad ka sii fogaynaysid reerkaaga sharafta iyo karaamada.