Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Waa yaabe puntland ma majrrteen oo keliya ayaa dega?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAJIXIN-JIXE

Wednesday, December 27, 2000 - 05:35 pm
WAXAAN LAYAABAA MARKAAN ARKO DAD WAX KU QORA PAGEKA NETKA EE SOMALINET. DADKANI BADI WAXAY KA HADLAAN WAX KU SAABSAN PUNTLAND WAXAYNA KA DHIGEEN MEEL MAJEERTEEN GAAR U AH. WAXAAN LAYAABAY WAXA MARJEERTEEN MARKA HABAR GIDIR DHIRBAAXDANA AY U YIRAAHDAAN YAA HARTI AH MARKA NABADI TAALANA UGA DHAMAAN LA' YIHIIN MAGACA MAJEERTEEN. DHULBAHANTE WELIGII MA ORAN YAA HARTI AH MARKA AY ISAAQ FOODA IS DARAAN LAAKIIN MAJEERTEEN WAX ISKAMA CELIN KARO WAXAANA MARKHAATI TAA KA AH MARKII HABARGIDIR GAALKACAYO CEELASHA KU GURTAY WAXAY QAYLA DHAAN KEENSADEEN LAASCAANOOD IYAGOO LEH HADDAAN DHULBAHANTE CIIDAN NASIIN MAGACII HARTI WAA BURBURAY. LEELKASE IYO MAREEXAAN WAXAY KU DHAHEEN HADDAAN CIIDAN NALA SIIN MAGACII DAAROOD WAA KHALAAS.
HADABA MAJEERTEEN LABA ISKUMA HESHAANE AMA SIDA DHULBAHANTE ISKA DHACSHA RAGGA AMA JOOJIYA MAGACA WAX MATARAANKA AH EE AAD NAGU WAALAYSAAN.
SALAAMA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GANTAAL

Sunday, December 31, 2000 - 12:28 am
WARYAA MORYAAN
IDINKA HORTA KAMADAASHAAN MIYAA IN AAD HADBA QABIILKALE ISKA SOO DHIGTAAN OO ISKU DAYDAAN IN DAD WADA DHASHAY AAD ISKU DIRTAAN
WAAR ANUGU ADOO KALE MANIHIN OO AAN AQOON XUSHAMAD IYO WALAALTINIMO ANAGA DUGAAG MANIHIN EE MASKAX KALE KEEN, TANI ILAA IYO HADA WAA KU GUULEESAN LA'ADIHIINEE, MAJEERTEEN WAA WALAALEHEEN NALADHASHAY WAXA NAGA DHEXEEYANA LAMA SOCOTIDEE ORDOO RAADSO WAXAA AAD DHACDID AMA AAD KUFSATID ILEEN XIRFAD KALE MALAHIDINE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abqo

Sunday, December 31, 2000 - 07:39 pm
TO,,,,majixinjixe
saaxiib anaa kugu raacsan ra,yigaa
waayo majeerteen putland,,waxay ka dhigeen
shax magaceed cayaarteedana ayga mooyee
aan cidkale aqoon
waana kugar leeyihiinoo..dee nimankaan
sidaynu ku naqaan amaba aan ku wadano
waa ishood qaatayaal waxay arkeen in
cidkaloo kula lool tamaysaa aanay jirin
marka hala yaabin ishiis laga arkaa
ushiisa lagu garaacaa anagay naga arkeen
inaan maamulka u dhiibano
caqli kala harana malaha
waana sidaad sheegtayoo,,markii habargidir
soo handado waad garan sida macawistu
uga wada dhacdo yaa markii laga rogana
waxay kuula soo istaagin warda balaayo
hadaanu nahay majeerteen waa inaan putland
ina hebel kaqaadno ina hebelna u,dhiibno
hadba khamarji ayey ku lee yihiin
ma ina hebel
calaa kuli xaal kaligaa maha waxa la yaaban
maangaabnimadooda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Yaaban

Saturday, January 06, 2001 - 01:39 am
Salaan,

Ala maxaad is faantay riyay Shirshoore..Isaaq iyo Dhulbahante..lol waar ma kaa dhab baa , doqonyaw xubin kaliya oo Habar Jeclo ah ayaa kula dagta..reer yuusuf oo waliba..caynaba, xudin,gar adag..iyo dhul oo dhan kaa haysata..isaaqaad sheegaysid mabaad arage..xaarka iska du.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bile

Saturday, January 06, 2001 - 11:45 am
Wallee majeerteen lanac! meelkasta aygaa wax looga sheegayaa,ninbaa laga sheegay inaan gardarahay waxaan ku ogaaday dadkoo dhanbaa i wada eegaya!,war nimanku miyayan is arag sida meelkasta looga soo horjeedo? oo maxay u oranajireen dad xadaarad leh oo wax kala gartaan nahay?.wallee wax garad daaye waxuushbaa tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Sunday, January 07, 2001 - 06:05 am
Su"aashu waxay ahayd puntlan ma majeerteen baa leh arinkaasina waa su"aal loo baahanyahay in siday tahay looga jawaabo,marka in qabiilka kula dhashay aad caydo waxaa kuu geeyey waa qalad,mise waxaa adiga shaqsiyan ku dhibtay sadanada dheer ee majeerteen,walaal hadaad daarood tahayna majeerteen waa firkii kablalax daarood waadna ogtahay waxa uu galo iyo waxa uu gudo hadaadan daarood ahayn ee iska dhigaysona waan garankaraa waxa kaa hadlinaya iyo nabarka kugu yaal waxaanse kuu sheegayaa waligaa ka biskoon maysid inta majeerteen jiro ama caytan am habartan waa it"s up to you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr.t

Tuesday, January 16, 2001 - 01:44 am
puntland waxay u dhaxeeysaa majeerteen,warsengeli,dhulbahante,dashiishe,leelkase iyo carab saalax.........qof kastana taas waa ogyahay.....marka abqow you know inaan ku aqaano.inagumeed mareexaan baad tahay ee orod ceyr moxoga la diiro......horta booliqaran yaa degen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Tuesday, January 16, 2001 - 03:34 am
TO:Mr:t:Saaxiib waa sidaas aad sheegtay laakiin waxaad illowday Awrtable.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr.t

Wednesday, January 17, 2001 - 08:29 pm
my apology to awrtable brothers.........iyo awrtable!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 18, 2001 - 01:40 pm
Mr T do you know Kaski-qabe a member of Harti clan?
Puntland is the origin of all the Daroods.. but at moment the most inhabitants are Harti, because Abdullahi yusuf is the leader of Puntand poeple always point the finger to MJ AND I NEVER MET ANY MJ PERSON WHO CLAIMS THE SOLE OWNERSHIP OF PUNTLAND...THEREFORE BEWARE THE HYCROCITES WHO ARE TRYING TO DIVIDE AND RULE........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BILAAL

Thursday, January 18, 2001 - 02:16 pm
ILAAHAY HA LAGA CABSADO, HANA LA,ISKADAAYO CAYDA QABIILKA OO AAN OGSOONAHAY DHAAWACAY INA GAARSIISAY.

KULLIGEEN MUSLIMIIN BAYNUNAHAY MUSLIMIINTUNA WAA WALAALO ANNAGOO DHANNA WALAALAYNUNAHAY.


ALLAAHUMMAHDIL-MUSLIMIINA WALMUSLIMAAT

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdule gedi

Thursday, January 18, 2001 - 04:03 pm
to: sleeped people!!!!!
soomaaliyay waa hurudaan ee hurdada ka kaca
haddii aan soomaali nahay anaga un baa is qaniinayna marwalba,,,,
halkaan hadda waxaa laga wada hadlay Majeerteen --
iyo puntland,,, haddii ay xuntahay iyo
haddii kale ba dawlada punland waan amaanay
umana dhalay iyo somaliland waan amaanay aniga
ahaan iyo inta igu ficrada Waxaan u dhashay U.S.C
waxaan helnay fursad wayn waana aan ka faa ii daysan waynay 10sano ayaan waxaan is ka qaban waynay dab aan ku jirno noloshii ayaa dadkayo ku adkaatay wiilasheenii ayaan dhacsan la'nahay
xamar maalin walba waxaa lagu hayaa hebel wiilkiisa ayaa isbaaro u taal halkaas
cid wax dhihi karta malaha
somaliland iyo puntland maamul wax u eg ayaaba ka jira waana ku taageeraynaa maxaa inoo diiday maamulkaas oo kale TAAS AYAA AH SU'AAL
BE CARE FULL PEOPLE,,
MACASALAMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boqor Kenadiid

Friday, January 19, 2001 - 10:43 am
Puntand= 98% MJ Kismayo=85% MJ

Somali Galbeed=25% MJ

Ka naxow nafta wa!!!!!!!!!!