Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: RAADIYAHA MUQDISHO KA DHAGAYSO INTERNETKA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QARDHO

Thursday, December 28, 2000 - 02:15 am
Waxaa farxad inoo ah inaaan si toos ah uga dhagaysano internetka raadiyaha iyo tv-ka STN ee ka jira caasimada aanu jecel nahay ee dalkeena MUQDISHO, waa la horumaray soow maaha.
www.stn-tv.net

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARGAGAX

Saturday, December 30, 2000 - 11:32 am
MAGACA MAGAALADEENA AANU JECELNAHAY NOO DAA MOORYAAN YAHOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sayid cumar

Sunday, December 31, 2000 - 12:14 am
QARDHO WAA KU FARAXSANAY HADAY WALAALAHAYO HORUMAR GAARAAN LAAKIIN ADIGA KAJANBAY KAA TAHAY UJEEDADAADUNA WAA IN HAWIYE WAX LAGA SHEEGO

SORRY MATE NO TIME FOR THAT SEE YA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abshir

Thursday, January 04, 2001 - 08:15 pm
Qardho ha noo wada hadlin,haddaad jeceshahy xamar
ayna caasimad kuu tahay.Ogow aniga waxaan jecla-
hay Garoowe oo Caasimadeena ah,Walow aanan weli
arag,Xamarna tahay meesha aan ku dhashay!!!!!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Friday, January 05, 2001 - 05:43 am
Ma raadiyaha Mooryaan Habargidir ayaad ka wadaa. Raadiyaha aad sheegeyso waxaa leh labo Ceyr ah oo ingiriiska dukaamo yaanyada lagu gado lahaa!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirizak

Saturday, January 06, 2001 - 11:54 pm
to:abshir walaal hala yaabin haduu ku faraxsanyahay raadiyaha xamar waayo waa raadiyihii ugu horeeyey ee uu maqlo xiliyaashii dawladihii hore jireenna wuxuu ku noolaa baadiyaha dhuusamareeb oo uu ari soddona ku raaci jiray raadiyahana hadaa ugu horaysay adaanba kula yaabanahay markaad noocaasoo kale jawaab u celiso,kaasoo kale anigu maba aqriyo wuxuu qoro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ghost City

Sunday, January 07, 2001 - 04:00 am
You Ignorant Dabamadoobe dont come to the Puntland pages and advertise the stinking Ghost City radios.No Puntlander is intrested in listening to that shiiit.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin yaaban

Monday, January 08, 2001 - 12:47 am
Waxaa la yaab ah inaad hawiye wax ka sheegtaan.
sow adinkii gabdhihiina iyo xaasaskiinii uga swoo cararay,.
war xishooda sidi dumar ha u hadlinine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Monday, January 08, 2001 - 03:38 am
to.nin yaaban, war heedhe hawiye waa hawiye,waxaase kaa maqan rag haduu dagaalamo midbaa goobta lagu diriray ku hara,waxaad sheegtay in aanu dumarkii iyo caruurtii kaaga cararay waxaan ku weydiiyey dumarkii iyo caruurtii aan kaaga tagay maxaad ku samaysay?
adna waad ogtahay anna waan ogahay allana waa ogyahay,saxiibow ogow wixii nin la fiican baa nin la xun,wixii nin ka xishoodana nin baa ku faana,
lana soco wixii cay iyo aflagaado sii fog ah yaynaan ku wada hadlin waayo sheeko rag ma aha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 08, 2001 - 10:11 am
ku:nin yaaban
ma waxaad leedahay naagihina baad xamar nooga soo cararteen oo ka dibna kufsateen ee nooga xishooda?
war kuwaan Habar gidir caqliba kuma jiro, waa dad aan insaanba ahayn, waa dad asalkoodu xumaa intooda badan, dad xalaal ah waa laga helayaa, war iska aamusa inta aan ka fakarayno waxaan idin ku samayn lahayn.