Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Qudbadii ina cigaal ee ciid al-fitrigii(isaguu cabsan lol)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

weger

Friday, December 29, 2000 - 08:11 am
kii ina cigaal oo qudbadiisii ciidal fidriga oo uu ku sheegay in gooni isu taagga somaliland ay ku dhawaaqeen rag aan daacad ka ahayn isla markiina hoo u dhac ka muuqdo xamaasadii iyo wadajirki shacbiga somaliland uga jireen ilaalinta qaranimada.

waxa isla markeeba u jawaabay uu war saxaafadeed soo saaray mujahid cabiraxman Aw cali faarax shalay;Madaxweyne cigaal dalka wuu ka maqnaa wuxuuna ka mid ahaa raggii shirkii Djbuuti ee dib u heshiisiinta soomali weyn gudoominayey,sidaas darteed ayaanu xogogaal ugu ahyn wixi Burco ka dhacay May 1991kii.


bal arintaas ka warama,ina cigaalna sii fiican bay uugu jirtay wuu cabsanaa big time ninkaas ayaa laleeyahay haluugu daro dhawr sano dambe lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Friday, December 29, 2000 - 02:34 pm
itoobiya oo shir uguyeedhey cigaal, balse mawuxuu horfadhiisan moorgan iyo gobyow. madiidi karaa shirkaas inuutago.