Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: KHUDBADII CIGAAL EE CIIDA SOON-FUR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Friday, December 29, 2000 - 08:50 am
sida uu soo weriyey weriyaha bbc u jooga
Hargeisa, waxaa khudbad ka jeediyey masajidka
isbaheysiga Islaamka ee Hargeisa.

waa yaab
waxaynu wada ogsoonahay in meelaha
lagu cibaadeysto sida masaajidada in lagaga
hadlo arrimo ku saabsan diin.

sida weriyuhu sheegay khudbada cigaal waxay
ku saabsaneyd arrimo siyaasadeed, goorma
ayeynu bilownay in lagoo hadlo beydka ilaahay
arrimo siyaasadeed.
arrintaasi waxay caddeynaysaa sida ay isugu
dhexyaacsan yihiin diinta, qabiilka iyo arrimaha
siyaasaddu.

fadlan meynu kala saaro diinta, siyaasadda iyo
qabiilka.