    Ali Hassan | Saturday, December 30, 2000 - 01:40 am It hurts me when i see or hear injustice and every muslim should feel like that when another muslim brother is abused. The article below is the latest news items.Read it.It seems that the abuse of Habergedir to the innocent people of the south is never ending.What the article shows is just one example and many abuses like these are happening all over the south. I know quite few good people from this Somali tribe but it seems to me that most of them are not governed by any rule wether it is religion or humanity. What is more amazing is that they want to rule the country while they are abusing its people. They are most greediest people I have ever seen. I do not think that they know between Halal and Haram and still many of them have setup courts and claim to rule according Islam. Allah does abuse his servants nor do any people who follow the rule Allah abuse Allah's creation. The Phrophet of Allah said in Hadith: Help your brother whether he is the abuser or the abused. When he was asked how can we help the abuser, he said tell him to stop the abuse. Now why the so-called "islamic courts" which are mostly set-up and controlled by this tribe can not follow that Hadith or the Quran. Can any one give a satisfactory answer? Warar aan ka helney Odayaasha iyo wax garadka ka tirsan beesha baraawe ayaa todobaadkan ku shiray degmada Buur-hakaba, waxay ka hadleen dhibaatooyinka aan joogsiga laheyn oo lagu haayo Baraawe dhibaatooyinkaas oo ay mas'uul ka yihiin shaqsiyaad isku sheegaya iney maamulaan deegaanka Baraawe oo kala ah abdulaahi xallane iyo Siid cali, oo katirsan beesha Habargidir,ceyr, oo iyaga awood ku haytey tan iyo intii ay burburtay dowladii hore ee soomaaliya. Dhibaatooyinkaas oo ay ka hadleen iyagoo aad uga xun waxa ka mid ah in kabadan 60 doonyood oo ay leeyihiin beesha ceyr ay tan iyo hada ka kaluumeystaan Baraawe, kalluumeysigaas oo uu ka soo galo qarash ama dakhli xoogleh, halka dadka degaanka ee u dhashay Baraawe ay ku nool yihiin nolol aad sabool u ah oo adag, loomana ogola in ay ku yeeshaan wax doon ah waxaa u sii dheer in laga qaado canshuur xad dhaaf ah. Dhibaatada kale aadka u foosha xun ayaa waxaa ka mid ah in ay xaalufin lagu hayo degaankaas lagana dhoofinaayo Dhuxusha isla Baraawe, aydoo lagu soo daad gureynaayo Baabuurta loo yaqaano Isjiidka ilaa Kontomeeyo Gaari, laguna keydinaayo Xeebta Baraawe, aydoo lala sugaayo Markab, si loogu dhoofiyo wadamada Imaaraadka Carabta, horey ayey Odoyaasha dhowr jeer uga dacwoodeen cid ka hadleysa ma jirto kuwa isku sheegaya iney yihiin Wadaado oo xoog ku heysta Deegaanka Digil/Mirifle, iyo Abdiqaasin oo sheeganaayo Dowlad, iyo kuwa haysta Baraawe, raali ayey isaga yihiin in dadkaas aan xaqooda la siin oo dhibaatada ku jira. Odeyaasha waxay aduun weynaha ka codsanayaan in si deg deg ah wax loogu qabto sida Dowlada Imaaraatka carabta oo iyadu ku takri fasho dhuxusha laga keeno Baraawe, iyo degaano ka mid ah Soomaaliya oo loogu keeno si sharci daro ah odayasha waxay kaloo ka codsdeen in Hayadaha Dowliga iyo kuwa aan Dowliga ahaynba ay cabaareeyaan Dowladaha sida sharci darada kaga iib sanaya Dhuxusha, kuwa dhiigyi cabka ah oo masaakiinta xaqooda cunaya. |
    Anonymous | Saturday, December 30, 2000 - 02:44 pm Ali Hassan walaal waa la rayne ha iga dacaroon, dhibka habar gidir waa laga gudbi xaquna waa imaan insha allaah, kaliya xasuuso xaqu in uusan habar gidir ka imaanayn ee lagu qasbi doono, xoog ayaa xaq lagu helaa. |
    Anonymous | Tuesday, January 02, 2001 - 07:39 am Inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun! Ma saan ayaa noo dambeysay? Habargedireey is qabta oo ilaahay ka cabsada waxaani waa ceebe. waa la kala roonaan jiray ee waa maxay qabiil isku meel u jeeda? |
    ALI | Thursday, January 04, 2001 - 02:09 pm WAAR CIDAHAN H/GIDIR HADAL WAX KUMA LEH EE XOOG AYEEY WAX KU LEEYIHIIN.NINKAAN MEEL ISKA MARIN WALUUSAN NABAD IYO FARXAD KU NOOLAANEYN.NINKII DHAGOOLKA AHAA WUXUU YIRI INAAN QALDANAHAY WAXAAN KU OGAADEY DADKOO DHANBAA FARTA IGU SOO FIIQAY. IN H/GIDIR QALDAN TAHAY SIDAA KU OGAADA.WAABA ISLA QUMAN YIHIIN OO MOODAAN INEY SIDATAN GUUL U TAHAY. |
    SOMALI | Thursday, January 04, 2001 - 11:30 pm DADKAN WAA DAD SOOMALI AH SOOMALINA WAA DAD WALAALO AH, DHIBTA JIRTA HABARGIDIR DURBAANKII HALAAGA AYAA LOO GARAACAYAA FIIRI INT DHUL AYNA LAHAYN OOY KU DAGAALAMAYAAN, SOOMAALIDA KALE EDEB BAY DHULKOODA KU JOOGAAN WAXAANA IDIIN SHEEGAYAA IN HABARGIDIR AY KA SHALAYN DOONTO DHIBTAY GAYSTEEN SIDA CASEEYAHA AMA KUWA SUUQA MADOW U FAKARA WALEE DHIBTAAD GAYSTEEN WAA LA IDINKA GOYN WAQTI DHOW TAARIIKHDA TIRSADA. |