    caraale | Saturday, December 30, 2000 - 05:48 am war yaa yiri PuntLand baa istaagi karaysa asagoo Abdulaahi Yuusuf reer bari ku dhex jiro?????????????????/ |
    GANTAAL | Saturday, December 30, 2000 - 11:15 am waxaa la yiri damiin far waaween baa wax loogu qoraa ee kuma fahmin waxaa kawadid ee soo faah faah duqa |
    wiilqardhood | Wednesday, January 10, 2001 - 02:50 am to.caraale. hawiye xunbaadtahey oo mooryaana ,maadtahidreerbari haisku qarin ciddadan ahey moryaanyahow kamaana hadlikartid arinka butand,raadso bililiqo iyo daroogo,dameer xunbaad taey. |
    wiilqardhood | Wednesday, January 10, 2001 - 02:53 am to.caraale. hawiye xunbaadtahey oo mooryaana ,maadtahidreerbari haisku qarin ciddadan ahey moryaanyahow kamaana hadlikartidputland ,raadso bililiqo iyo daroogo,dameer xunbaad taey. |
    caga dhiig | Wednesday, January 10, 2001 - 05:51 am TO,,REER PUTLAND WARYAARAHEE MAWAXAAD DOONAYSAAN INAAD XASAD WALBA IYO DOQON WALBA U JAWAABTIIN EE LOO JEEDO INUU KULA RABO TAN XAMARIYO NAWAAXIGIISA TAAL WAR DULIYADA HA U JAWAABINA PUTLAND ILAHAY HA RAJIYO |
    JURAYJ | Tuesday, January 16, 2001 - 07:43 pm aayaha ummadda soomaaliyeed ee la sugayaa muxuu yahay maanta!?bal waxay halkaan soo galiyeen daya oo qabyaalad ah, qabiilka ilaahay ayaa inoo sheegay waxa ay xikmadiisu tahay oo waa in la isku aqoonsado oo kaliya, laakiin dadka waxaa ugu wanaagsan ninkii ilaahay ugu cabsi badan ,midda kale walaalayaal ilaahay wuxuu inagu amray in aan samaha iyo cabsida rabbi siku kaalmaysanno wuxuuna inaga reebay in aan danbi iyo collaytan isu kaalmaysanno fadlan waxaan idinka codsanaynaa in aad ka daysaan waxaas meesha oo ilaahay ka cabsataan oo ogaataan in ilaahay uu idiin jeedo haddii aan dadku idiin jeedin idinkuna abaal marin doono waxaad kasbataan khayr iyo sharba,, naf waliba waxay u rahmantahay waxay kasbatay,, bal eega intaan isku jeednay waxa inagu dhacay oo dulli ah!! goorma ayaan ka tashan doonaa aayaheenna oo soo celin doonnaa qiimihii aan lahayn ee aan dhuminnay,, walaal qabyaalad waa kiyaawe oo kale oo sida uu kiyaawuhu wax u furfuro oo kale ayay wax u furfurtaa illaa ay iska qabyaaladeeyaan labada aabbuhu wada dhalay ee kala hooyadaa!!! ma waxaas ayaan dan moodaynaa oo wali dabada ka sii wadaynaa ,jas hawiye waa qabiil nin xun iyo nin wanaagsanba leh sidoo kale daarood waa qabiil oonin xun iyo nin wanaagsanba yeelan karo ninka xun ee daaroodkaa ka maaran oo dooro ninka fiican oo hawiyeha ah ama isaaqa ah ama cid kale ah, haddii aad daarood tahay, sidoo kale haddii aad hawiye ama isaaq tahayna ka tag ninka xun ee hawiyeha ah ama isaaqa ah ama kula qolada ah oo dooro kan wanaagsan oo qoyaha kale ah markaa ayaan xal waara gaaraynaa oo qiimeheennii soo celinkaraa laakiin haddii ninkii xumaa garab helo markasta oo aan qabiil ugu gargaarro kii wanaagsanaa dulmi ka biximaayo qiimana gaari maynno waligeed, iga raalli ahaada saaxiibayaal aad baan hadalladaa uga murugoodaye, JURAYJ |
    Wiil-Qardhood | Tuesday, January 16, 2001 - 11:50 pm to: wiilqardhood iska dhige warninyohow waan fahmi waayay ulaajeedada aad leedahay ee aad magacan wiilqardhood ula baxaysid, Haddii aad fikrad gaar ah qabtid waxaa wanaagsan in aad magac gaar kuu ah labaxdid ma aha in aad mid qof ku caan yahay labaxdid. |