    Anonymous | Saturday, December 30, 2000 - 10:57 am THE PEOPLE OF SOMALILAND WANT POLITICAL CHANGE WITHIN THERE GOVERNMENT BECAUSE CIGAAL HAS BEEN THE PRESIDENT OF SOMALILAND ABOUT 8 YEARS IT IS NOT POSSIBLE TO ELECTED CIGAAL ANOTHER 5 YEARS IF THAT HAPPEND END OF THIS NEW YEAR I WILL SUPPORT THOSE WHO BELIEVE UNIFICATION OF SOMALIA. .............REAL SOMALILANDER THANKS |
    Qaasim | Saturday, December 30, 2000 - 11:23 am cigaal has to go---------------------> |
    Somalilander | Sunday, December 31, 2000 - 11:50 am I welcome any other leader for somaliland other than sarkhaanka cigaal. what has he achieved for us. qabyaalad iyo dulmi hor leh mooyaane oo ah tii aan kula dagaalanay faqashtii. Nabadgelyada dadka reer soomaaliland ayaa wax kasta ka qiimo badan. rageedii wali may soo bixin ...sabir jamiil. Waar faqashtii ha inagu celinina inaguna dulmiga aan iska deyno. Unity for Somalilanders. AAmiin. |
    garyaqaan | Monday, January 01, 2001 - 06:27 pm Somalilanders waan idin salaamay, Anigu hadii aan ka jawaabo sua'ashaas, Cigaal horta ha iska tago. Kadanbe ee qabanayaana yaanu wax awood ah yeelan isna halarido laba sano kadib kadib dadka ayuu xukunku gacanta u gali taasaana horumar inoogu horayn doonta. hadii aad garateen in ay qalad tahay in Cigaal lagu celiyo hadana oo sidii tii duntay uu waligii fadhiyo meesha, sidii wax uu isagu leeyahay oo kale walee Somaliland duntay iyana. Hadiise loo dhiibo mid kale oo waliba aan Isaaq ahayn waan waan ayaan leenahay. waanan guulaysanaynaa iinsha alah. bye |
    Anonymous | Monday, January 01, 2001 - 06:45 pm in cigaal iska tago waa arrin s/landersku isla wada garteen,sida ninkaa hore sheegay waa in ninka loo dhiibaayo aanu yeelan awood badan. in uu isaaq noqdo waa ok waxaan anigu oran lahaa in shirkan lagu qabto magaalada burco sida ay hadda ka doodayaan reer burco iyo wasiirada loo diray ayay arrinkani ka mid yahay. no more cigaal thats for sure. |
    isaaqii | Tuesday, January 02, 2001 - 03:55 am garyaqaan salaan ka dib niyaw maxaad uuga jeedaa nin aan isaaq ahyn haa loo dhiibo? maa waxaad leedahay isaaq is xukume kari maayo uu rag kale hana hugaamiyaan "iska hadloow ina igare" saaxiib dhukan isaaq ba usuu dhagaalamay kadidana usuu cabay ii xaga dambe saf soo istaag nin aan isaaq ahyna walee qaban maayo sanadahan taa iska ilaawa. |