    AHMED-YARE | Saturday, December 30, 2000 - 11:42 am WAR MAGAALADAAS NIN KIILEH AYAAN DOONAYAA INAAN OGAADO SAXIIBAYAAL IIGA SOO JAWAABA |
    Hassan-Wali | Saturday, December 30, 2000 - 12:14 pm Walaal, waan kaxumahay inaan hadba biloowno wax ummadda Soomaaliyeed siikala fogaynaya oo jahli kusalaysan,adigana Alle uga toobadkeen oo hanoqon qoladii Nabigu yiri (Man sanna sunnatan Sayi,ah falohu wizrahaa wa wizra man camila bihaa).oo macnaheedu yahay qofkii bilaaba jid xun wuxuu leeyahay dambigiisii iyo cid walba oo jikaa mara dambigeedii oo kale. Marka Walaal Axmed, Alle aan ka baqno oo aan ka kaaftoono inaan wax xun ummadda u horseedno. Walaal,anigu maahi dadka daga ceerigaabo, laakiin anigoo is leh waxaad ku hadli kartaa dadka halkaa daga magacooda, jawaabteedii waatan, Magaalada Ceerigaabo waa magaalo Soomaaliyeed, Waa magaalo Islaam, Waa magaalo aydagaan dadkaad sheegtay iyo kuwa kalaba. Dadka iga dambeeya waxaan ka codsanayaa inaan halkaa ladhaafin, oo aan ku dhaqano amarkii nabiga (SAW) oo ahaa xumaanta ka hortaga oo waliba gacan wax uga qabta, hadiinaan awoodin,afka wax uga qabta, haddiinaan awoodin qalbiga kanaca, waana qofka ugu iimaanka yar qofka qalbiga kanaca macnaheedu hadduu intaa midna noqon waayo wax iimaan ah oo qofkaasi leeyanhay maleh. Wa Billaahi towhiiq. |
    CEERGAABO | Tuesday, January 02, 2001 - 12:04 am MARKA HORE AXMED YARE IN LOO JAWAABO WAA WAAJIB TAN KALE HASAN WELI WAA KU MAHADSAN YAHAY IS HORTAAGA FIDNADA IYO KALA SHEEGASHADA DHULKA ISLAAMKA SOOMAALIYA OO DHAN WAA DHUL SOOMAALIYEED WAAN DHUL ISLAAM WAA RUN TAAS HASAN AYAAN KU RAACAY. TAN KALE AXMADOW CEERGAABO AYAAN U DHASHAY WAANA K DHASHAY OO KU KORAY MARKAA MA JECLI IN AAN DOOD HOR LEH DHALIYO WAXAAN KUGULA TALIN LAHAA MAR UUN SOO BOOQO MAGAALADA CEERIGAABO OO INDHAHAAGA KU ARAG CIDA IYO DADAKA JOOGA AMA KA TALIYA AMA RAAD GOOB MEELAHA TAARIIKHIGA AY EE HAREERAHA MAGAALADA SIDA DAYAXA, BUURTA DAALO, BEERAHA MIDHISHO IYO XAMAAS DOOXOOYINKA GARAB QAARI IYO MEELO KALE.WALAALKAY AHMADOW WAXAAN FILAYAA IN AAD KU QANCI DOONTIN JAWAABTAAS AMA AAD TALADAYADA QAADATO OO AAD SOO BOOQATO WAXAANA FILAYAA IN HADALAYKAYGU AANU FIDNO DHALIN DADKA WALAALAHA AH EE WADA DEGAN SANAAG OO DHAN. |
    Dad&Dal Yaqaan | Tuesday, January 02, 2001 - 07:50 am Magaalada Ceerigaabo waxa loo kala degaa sidan: 45% Muuse Ismail & Muuse Carre (Habar Yoonis) 45% Habr Jeclo Bari 9% Warsangeli 1% Others Gobol ahaan, Gobolka Sanaag waxa loo kala degaa sidatan (Tiro) 55% Habr Jeclo 25% Habr Yoonis 20% Darod (Harti, Mostly warsangeli) Gobolka sanaag "dhul" ahaan waxa loo kala degaa sidatan 45% Habr Jeclo 35% Warsangeli 15% Habr Yoonis (muse ismail, muse arreh) 5% Dhulmahanto |
    CEERI-MAN | Friday, January 05, 2001 - 04:14 am To the confused brother Ahmed Location Ceeri is located in the largest region of somaliland. people ceeri is really multi-ethnic city but the tribes that settle there are follows; Haber jeclo; biciide, and Uduruxmiin Haber yonis; muuse care, and muse ismail Sanbuur isaaq dulbahante; mahamuud garaad, naaleye axmed warsangeli. warsangel. the city is settled and divided between Isaaq and darood Region sanaag 57% haber jeclo 20% haber yonis 23% warsangeli and dulbahante i hope this enlightens you and answers the your question. |
    Hangool | Friday, January 05, 2001 - 06:25 am To.Qofka Furay Boggan Waryaa haduu Isaaq leeyahay Ceerigaabo horta Bogganba maad furteen ee caqliyare. Adeer mar labaad Taariikh iyo dhul aydin lahayn baad raadisaane waxaad kor ku qorteena waxba kama jiraan Ceerigaabo buuraha ayaad ka degtaan dhulka intiisa balaadhan Harti baa iska leh welina dega ee Dream on. Sheego dhul iyo Taariikh wixii adigu aad leedahay iskuna kalsoonaada. |
    Sanaag | Sunday, January 07, 2001 - 11:41 am Hangool you seem to be kept in the dark side, if ceerigaabo belongs to darood why arn't they there now? 70% of sanaag belongs to isaaq, so get your facts right. infact for those of you who don't know sanaag, sanaag is the largest region in somaliland, about 60% occupied by Haber jeclo, and 10% haber yonis |
    Nin Yaaban | Sunday, January 07, 2001 - 12:43 pm Salaan, Walaahi maantaan ogaaday inay Somalinet, ay xaq daro ku dhisantay. Dhowr jeer baan arkay waxyaabo ay ka tirtiraan iyo waxyaabo ay daayaan. Mar kastoo Isaaq la caayo horta maba taabtaanba, iyo Majeerteen. halkaas waxan ugu qoray jawaab ninkaa, Hangool la baxay ee Dhulbhante cayna may ahayn.. waanay tirtireen..lol sidaas isu dhaama hadaydaan waxba iska celinyan edab darada joojiya. nabadeey |
    ceergaabo | Sunday, January 07, 2001 - 10:06 pm salaan ka dib ninka la yiraahdo CEERI-MAN horta dhulka soo kala baro markaad leedahay ceeri 20% ayaa habar yoonis leedahay waxaa kaa muqata in habar yoonis burco kaa soo eriday oo yuroowe ku dejisay ceerina habar jecelo 57% kuma laha markii raga faqash lala dagaalamaayey waataad buuraha gasheen biciide iyo uduruxmiin sanbuurta aad sheegaysona waa warqabe iyo cabdilahi yare oo keliya waxa ceeri joogaa. markaa saaxiib hadii aad ceeri kala taqaan sidaa umaad hadasheen,wixii aan habar-yoonis ahayni baryo ayay ku joogaan marka ay run gaadho qaar yufle ayaan u masaafurinaa qaarna badhan iyo hadaaftumo dhulbahante hadalkii daa oo mar hore ayuu ka huleeley markaa saaxiib LONG LIVE habar yoonis ceergaabo MUUSE ISMAACIIL,SACAD YOONIS,MUUSE CARE ragaa ayaa ka xoraystaey ceeri faqash markii habarjeclo gudmo-biyocas khudrada ku cunaysey anagana ragayagii ayaa ku dhamaaday la dagaalanka faqashta, degaana nin aan u dhalani ma xoreeyo oo rag ugama dhinto taas waad wada ogtihiin markaa sxb aqoon u yeelo marka hoer ceeri. |
    Hangool | Monday, January 08, 2001 - 04:45 am To. Ceerigaabo Sheegtayaal, War nimanyahow xusuusta yari ma maantaad been ku muranteen war Ceerigaabo Isaaq buuraha gododkoodu ayuu ka degaa mar labaad aan idin sheegee aabayaashiin waydiiya sidaad buuraha kaga soo degteen degaal iyo xoog midna kumaydaan imaan ee waxaaad kusoo degteen xididtinimo iyo dhaqan wanaagsan marka aad isku haysataan anagaa faqash ka xoraysanay adeer soo anaga weli joogna ee mashaariicda wax ku oolka ah ee ay ka mid yihiin Isgaarsiinta Ceerigaabo dhawaan ka hergelinay. Waxaan aqoon badan u leeyahay inaydin dantiina iyo xaqaa'qa midna isuma sheegtaan war ninkii shaley ilahaa Walaalow aan mar soo dego miyaa maanta anigii Ceerigaabo iyo geedka Saynta leh iga sheegtay taas waa abaal xumo aad taariikhda ku leedihiin. Tan u dambaysa marka aad leedihiin Harti baa qabiil yar oo Muuse Ismaaciil la yidhaahdaa Ceerigaabo ka qabsadey adeer ma caruur baad wax u sheegaysaa H/yoonis oo dhan iyo Dhulbahante xitaa weligood sidaa uma dagaalamin ee Khaalid iyo Hagar aaden oo qudha baan u daynaa ee sidiina Arab iyo Awal masoo kaxaysano Ali Naalaye oo weliba qaar hoos iyo nugaal dego ayaa idin la tuur tuura markaa runta ku dhawaada ama sidaa weligiin been isugu maaweliya. Tan u dambaysa waxa weeye Soomaali badan oo aan Isaaq iyo Harti midna ahayn baa weligood ceerigaabo tagi jiray hadana jooga markaa waxa aad halkan ku qortaa inaanay waxba ka jirin dad badan baa og Taariikhdana waa lahayaa oo Soomaali iyo gaaloba way Ogyihiin ninweliba halkuu dego. Waxaan kusoo gabagabaynayaa waxaad dhulkan ku joogtaan waxa weeye waa dhul Soomaaliyeed qabiilna qabiil kama xoog roona dhul daayo Guri kama qaadi karo markaa hadii aydin doonayn in mar labaad Daraawiishi soo noqoto nabad ku daaqa dadkana ha isku dirina afkiina uunbaa markasta dhibaato idiin soo jiida eh. Waad mahad santihiin Al Haji Hangool |
    Qoslaaye | Monday, January 08, 2001 - 05:53 am lol sxb ma adoo Dhulbahante ah baad waliba fanaysaa. waar horta Cayanaba yaa lahaan jiray yaana maanta le..waar duulku faan badanaa.lol walaahi yaabay, haduu is sharaxayaan..lol kolay waynu is naqaanaa ee yaad is tusaysaa waa yaabe |
    Hangool | Monday, January 08, 2001 - 07:24 am To.Qoslaaye, waryaa adoo aya ah baad dhulbahante u Faanaysaa adeer Taariikhda dagaal iyo geesinimo iyo wadani nimo midna Isaaq uguma taal eh yaad isu shegaysaa ogow Taariikhdu waa mid ee laba maaha. Tankale waa runtaaye anaa Cayn iyo Cerigaaboba leh markaa ama saad kusoo degteen sheeg ama beenta iyo faanka waalida ah meesha kala taga. Haji Al Hangool. |
    Nin galbeed | Monday, January 08, 2001 - 09:27 am To ceerigaabo u seem to be confused man, since when haber yonis, fought with faqash?.lol and the ceeri-man was right when he said that ceerigaabo is settle by different tribes and he is statistics are right, you know that haber yonis are allowed to stay there as guest and surounded by haber jeclo, who tought you how to fight with waresangeli.lol so plzz don't be a child, and don't talk like child, everyone knows the ppl of sanaag regoin are mixtures of isaaq and darood. and sanaag is mostly occupied by haberjeclo, muuse ismial are just minority in sanaag and muus care and sacad yonis are nothing.lol |
    xamari | Monday, January 08, 2001 - 10:26 am Aaqaradu markey soo dhowaataba dhul aan qof leh jirin bey ku dagalamaan. Dhulka waxaa iska leh Allaah ee ka cabsada iskana dhafa yaa leh meeshan iyo meeshaan, reer hebel baa leh iyo reer hebel. |
    Cagayare | Monday, January 08, 2001 - 03:23 pm To Hangool Waxaan kuu sheegayaa raggan aad u jawaabaysid waa rag taariikh an awoowayaashood uga tegin doonaya in ay forumka ku samaystaane oo soomaalida kale aan aqoon iska dhaadhiciyaane faraha ka qaad ma wax cusub baa Isaaq been ku nool. |
    Lander | Monday, January 08, 2001 - 04:32 pm Waar aniga leh iyo adigu malihid ayaad ku walaateene,nin Borame ama Hargeysa ka yimii haduu rabo wu degi kara Erigabo amaba Las Canod???? Sow somaliland uun ma aha??? Somalilanders can live where ever they please in Somaliland, end of useless discussion! |
    Qoslaaye | Tuesday, January 09, 2001 - 03:38 am Salaan, Hangoolaw anaa kuu jwaabi ina hooyo. Horta Caynaba ma lihid maanta iyo 80 sanadoodkii ugu dambeeyay.Gobolka Sanaagna daa, sedex qolo, Habar Jeclo iyo Habar Yoonis iyo Warsangali , intaasuun ayaa ka hadli kara Ceeri. Intaasi waa intaas, Gar Adag iyo Hara Caynaba waa dhul Dhulbhante waagii hore. 1923gii ayay Habar Jeclo xoog ku qabsatay, oo Dhulbhante calaacal mooye wax kale laga waa. Ceelkii ugu dambeeyay Qudeer waa kii Yawle yidhi maalintay Habar Jeclo hantiday: Alayle Isaaq baa mulkiyay maaxdii Cayanbe Moose iyo Qudeer uga aroor maalikii reer Hagare Imikay ku meermeeriyaan Miro iyo Laase Muquraysta dhe oomaha melhaad joogtaane Maatada Samatraw haraad wey ku madhataaye Kana macaasha weydinkii in badan maya lahaydeene. Sxb ma ilaa hada ayaad maya leeday, waar yaad is tusaysaa, lol waar miskiinku indho adagaa ma bisad baa. Caynaba marka lagu arko wax Shirshoore sheegta waa la dhagnadayn jiray sxb, ee hablaa kuu maciinay oo lagaa qabaa miskiinyaw. Ceerigaabo, Dhulbahante waa laga saaray oo xabadi kama dagana , laakiin waxa iska joog joog xabad yar oo ama ku timi abti ama ku timi seedi. laakiin iska faan intaana ku seexo, weynu isku arki Ceeri iyo Caynaba.. nabdeey |
    Bulaale | Tuesday, January 09, 2001 - 12:08 pm war ha la kala xishoodo rag ceerigaabo daga waa rag wada dhashey oo walaal ah. idinkuna hadalkiina foosha xun ka daaya meesha oo kacoo wax barta shaqeysta qaxootinimo iyo ceer baad qaadataan markaas baad dhul aan jirin ku murmeysaan. edeb yeesha baastariinyahey |
    Habarjeclo | Thursday, January 11, 2001 - 08:18 pm To ninkan habaryoonis Ceerigaabo cidkasti way degtaa waa loo kala badan yahay. Laakiin Haddaad dhulbahante u kulushay straight ugu sheego Habarjeclona faraha kala bax oo iska celi horta dhulbahante. Inkastoo aad sheegato Ceerigaabo magaalada laakiin 20 sano dhulbahante ayaa xaarkiina lisay. Ilaah ka bari inaanay dib kuu lisin. |
    Qoslaaye | Friday, January 12, 2001 - 03:43 am Salaan, Forkumakn wax kaste ku arkay Darood naago iska dhigay, Habarjeclo iska dhigay, Hawiye iska dhigay. Garaxjis iska dhigay..lol qosolweynaa waar nimankii Darood wax kaste ciil u gee, se kale waxba iskaga celin waaye..lol masaakiin , iyo fulay edab daran dhe. bye |
    gorseh | Thursday, January 18, 2001 - 08:50 am hi ppl if we talk about cergabo and sanag. city and region. creggabo is mixed city betweeb musa isamil some of muse arreh. some of haber jecclo. oduraheim and baceedo sect. bahsabor. dulbanti.sect.nali ahmed. warsangli. noh omar jeberilsaeed. bahhaber ahmed. bahogaslaeh. and majertian.jahaleh, the city is divided to two parts.part belong to harti part belong to harti.asingle tribe can occupy it self the city and cliam to it self it happend durninig the civilwar and after because . the tribe is afriad from the another tribes or tribe. after the civil war the ppl use to escape tomthe mountians after sunset. that is about the city. if talk about who the the land belong historically it is belong to dulbanteh. but since we be came nation and mixed. the city became mixed. and it will be always.no single tribe can claim the city to it self if it does will be war and distruction. every body knows that.but drurninig the colonial rule. the city was by the name of warsangali it was signed to them. to the late garad mohammod ali shireh. IF WE TALK ABOUT the region of sanag and the land. the warsangali are the majority why.?because all eastern sanag is belong to them. even the main cities in sanag such hadftimo.badan lasquray. calayoo. dahar hingallol. and most of these cities tree are what is called degmoo. the only other degmoo is ceelafoyein which is been disputed between haber gecllo and haber yunis. the habergaclo are inhibited from ergavotoward yoflei toward ceelafowein and garadag.also they mixed with haber yunis. such sacad yunis and musaa ismail.the musa ismail are inhibited most of the mountian at the back of . ergavio then from the coast from maid to the borders of the coast of warsangali . also some of the plain of ergavio. the dulbanti are from gedali valley around the valley to sarmaiyoo.orbogais and plain of dadeid. to be honest then the majority of the ppl and hte land are warsangli. the only thing it is known the warsangali dont talk to much also are loving peace ppl. from gorseh. any one dispute this answer please it open to debate.if you think land and ppl dulbantee are more than warsangali in sanag or musa isamil and musa arreh and saacad yunis and some of haberjeclo musa aboker answer please |
    nin Galbeed | Thursday, January 18, 2001 - 10:47 am To gorseh most of the things u said are correct but i dispute that most of the land belongs to warsangeli, in fact the majority of the land is not on the mountounts as warsangeli occupy, The the rest which is the largest part of the region is occupied by muse abokar, specially biciide. from yifle, kalsheikh, cel efweyn which the majority of ppl are biciide all the way across ban cade to gar'adag and laamiga. and of course the coastline after Xiis to berbera which there are approx 7 little ports. these areas are undeveloped. coz siad barre didn't any isaaq to prosperity. so if u don't believe me look at the map and u'll see that infact warsangeli was helped by siad. warsengeli might have three disticts thats coz siad barre has given it to them. majority of sanaag is occupied by muse abokar. gar'adeg was a district but siad barre remove the title. |
    Erigavo-Man. | Thursday, January 18, 2001 - 09:15 pm interesting discussion. Let me share what i think is the land and population distribution of Sanaag Region. 1. The city of Erigavo Belongs to HY, Muuse ismail. Erigavo was establish by the Qorijarato in early 1900s. Before it became the heart of Sanaag and Nugaal, it was a grassing area for the Musa Arreh Sub clan of the Mighty Habar yoonis. Muuse Ismail was the force in and around Erigavo all the was to Jidali. Ina Abdulle Hassan's well known poem will attest that they were the only force in erigavo. Musa Ismail along with their Muse Arreh brotheren build the first house in Erigavo. They later invited Ugayslabe and Warsangeli who were shrewd business people to settle the city. Muse Ismail was also afraid that the more numerous and powerful muuse Abuukar will occupy the city. Today 50-55% of the city belongs to Muuse Ismail and Muuse Arreh. Muuse Abuukar follows with 40% while harti occupies only 5% of the city. Let us come back to Sanaag region. This holy region is the centre of the Isaaqi Civilization. The Tomb of Sheikh Ishaaq Bin Ahmed is located in Maydh, a historic town of 700 years. Interms of population, muuse Abokor of habar jeclo out numbers all the other tribes combined. Biciide alone could easily outnumber the Harti and other darodized inferior tribes. Warsangeli comes second while Muuse ismail is not that far behind. When it comes to land, however, their is a slight change. While Muuse Abokor still has the edge, warsangeli comes with a strong second. Muuse Ismail also occupies a fast land in and around Erigavo. The reach all the way to jiidali to the east. They also occupy a fast land in north and norht eastern Erigavo all the way to east of Harshow port. |
    CEELKA | Friday, January 19, 2001 - 01:39 pm Erigaavo well said man i totally agree with u, only those from sanaag know how the region is shared by the tribes. but in my opnion unity =prosperity if we live together we will prosper. thats all to my ceeri-bros |
    lool at bushmen | Friday, January 19, 2001 - 01:59 pm Maybe Gadabursi and Ciidagaale are majority in erigabo and Las Canod what do you bushmean think??? 50% Samaroon 30% Ciidagaale 10% chineze the remaining 10% are hindu, arab, kikuyu, bosnian, red indians, congoleze what do you think is it like this?? what about hargeysa 90% jibriil abobokar 10 Habar habusheed?? Borame 80% ciisa muuse 10% Habar jeclo 10% Dhulbahante is this true ????? |
    Erigavo man | Friday, January 19, 2001 - 09:56 pm To: Mr or MRS/MS l00l. Your name paints a pretty ugly picture about you. The two Ls signify your tiny legs while the (O)s in the middle picture your fat buns. My advise to you is face the people and don't you dare turning those fat cheeks on us. Let me come back to what you said. Borame is inhabited by Gadaboursi tribe (99% Gadaboursi,1% others) Hargeisa it the centre of Western Isaaq and is maily inhabited by Habar Awal and Garhajis. LasAnod(Dhallfo iidoor) is mainly a Darod town. Before Afweyne there were no restrooms and the whole town had to shitt the outskirts of "Dhalfoo Iidoor or Laascaano". People of Laascano are 75% Darood, 10 % Hawiye (fiqi shinni) 15% others including Uurarweyn, tuuryar etc. |
    DR BUUHODLE | Saturday, January 20, 2001 - 06:42 am TO HANGOOL, RUNTII WAXAAD TAHAY NIN TAARIKHDA CAADIL KA AH CEERI GAABO WAXAA ISKA LEH CIDA ISKALEH OO FAANKU WAA HANTI AAN CIDDI LAHAYN OO IIDOORKU HIBO LOOSIIYAY OO MAALIN WALBA INTA AY DOONAAN BAY KA QAATAAN, EE SAAXIB HALAYAABIN. tAN LABAAD MUXUU INA CIGAAL U TAGI WAAYEY????????????. WAA SUAAL IIDOORKA UTAAL. FINAALY MARKAAN IIDOOROOW ARDHIGA NABAD KU DAAQSIIYEY INAAD IGA ABAAL DHACDO WAA GUN DALABKEEDEE. |
    Saciiid Gaxajis | Saturday, January 20, 2001 - 08:59 am Salaan, Adeer Dhulbahante miskiin. Meeshan aad sheegaysid horta yaa daga yaana iska le. Ina Cigaal Habar Yoonis buu u diidee ma adigaa u diiday. Bal inaad iska tahiin Dhulbhantaw masaakiin af ka hadal uun yaqaana. Ceerigaabo intaad ku doodaysid maad ka hadashid Caynaba iyo Garadag..lol sawtii Habar Jeclo xaar idinka listay. Halkan baad wali ku faanaysaan, miskiin walee yaabay anigu, dulkiinii ayaa laydinka qaaday macaad la Sanaag. Saangana Habar Yoonis iyo Habar Jeclo miduun baa u hadhi. ee Caynaba hablaha masaakiinta ah ee lagu qabo, maad u xoraysid.baah baah dhe reer dhilo..lol weynu is naqaanaa dhulkaba maad joogi lahayn hadanay Habar Awal ku xaarin somaliland..ciyaari waa galin dambe, LaasCaanood baan kugu uman..waa inoo doorashada,. inta laga gaadhayana..Sheego meel kaste Gaashaamo,Awaare,Ceelawefyn..lol macaa Boorama sheego..iska hadal ina hooyo. bye |
    Candi Qani | Saturday, January 20, 2001 - 09:08 am Waar Dhulbahante waa reer waqooyi, Dhulbahante wa reer Somaliland ee faqashta ama dad qalbi xun ayaa ka shaqeeya sideey dadka isku diri lahayeen! Stop the nonsense I grew up with Dhulbahnte in Hargeysa they are worse qaldaan than me lool!!! |
    dacar | Saturday, January 20, 2001 - 09:58 am TO garhejis. Didn't you know that all of these areas from ceerigaabo ceelefweyn gar'adag, oog,adhicadeye and caynabe used be occupied by dhulkbahnte, it's only since the darwiish era that HABERJECLO specially MUSE ABOKAR decided to go for expansion plans, in which they succeeded, now MUSE ABOKAR occupies the largest AREA that any ISAAQ subclan occupies, they occupy most of SANAAG region, about half of sool and about half of togdheer region. |
    biciid | Monday, January 22, 2001 - 09:18 am Dacar tell these garhejis and dhulka kids the fact. anyways well done for teaching them about muse abokar. |
    Sheikh Dahiir | Monday, January 22, 2001 - 04:47 pm Waarya landers, waar hooy, waryadheheen, waar nimanyahow qurbaha la qabsada oo wax so barta, tacliin ayaa lo bahanyahay, nonsense wax uma tariso dadka degan Erigabo, Las Canod , Hargeysa ama meesahd raabtid! |
    REER CEERIGAABO | Tuesday, January 23, 2001 - 12:06 am Gobolka sanaag waxaa ugu badan Reerka Muuse Abokor, waxaana ku xiga Reerka Warsangeli. Magaalada Ceerigaabo waxaa u badan Reerka Musa Ismail. Inta kale waa minority. Dhulbahante gobolka waxba kuma leh. Laakiin Ceerigaabo waxbaa ka dega. MAXAAD RUNTA ISUGU SHEEGI WEYDEEN. |
    Run yaqaaan | Tuesday, January 23, 2001 - 01:04 am ku nnika ceeri sheegtay saaxiib maxaadkale wadaa sanaag iyo ceeri waa isu imanyaan laakiin muusa abokarka aad sheegayso ma kuwa saraar jooga ayaad sheegay mise garad oo marna burco laga soo eryo ceerina aan soo gaadhi karin oo saxarahaa badiyaha xoolaha ku raaca in yar oo uduruxmiin ah ayaa nala joogta ceeri iyo laba reer oo basan buura ah muuse abokorka aad sheegayso halkee joogaa warsengelina badhan iyo biyihii qadhaadhjaa ayaan ku celiyey.runtii waa taas saaxib hadii aad doonayso |
    CEELKA | Tuesday, January 23, 2001 - 09:32 am BEEN YAQAAN are you on drugs? Man. put it this way, basan buur,udurixmiin, muse isamial,muse care, naaley axmed, and warsangeli. The town is divided between darood and Isaaq. all of these tribes live in ceerigaabo. In terms of sanaag thats different story. the majority of sanaag is settle by muse abokar, particularly biciide, who can 2 twice out number any other tribe, you are forgeting that from ceeri to yifle, godmo biyo cas,kal shiekh, El elweyn, dareer weyn, bixin, to gar'ad and laamig dheer are ocuppied by biciide, not just muse abokar, and also you forgetting that on the coastline from xiise to berbera, reer yonis and biciide settle. look at the map, just how big that area is, so that you can just imaging. The fact is that muuse abokar are the majority of this region. i think you lack geography knowledge, so before you start debating about sanaag. |
    MJ | Saturday, January 27, 2001 - 07:08 am CEERI GAABO YAA LEH MIYAY MAANTANA REER WAQOOYI ISKU HAYSTAAN? ANIGA IGA WAR SUGA ANAA GO`AAMINAYA CIDII ISKA LEH MARKAAN WAQTI HELEE ANOO AAN CIDNA HADAL KA DHAGAYSANDOONIN MARKA CIDII NASIIB U YEELATA SUGA. |
    SOMALINET | Saturday, January 27, 2001 - 07:21 am THE FUTURE OF CEERIGAABO CITY. YEAR 2350. CEERIGAABO; 6% OGADEN 4%CIISE 25% HABAR YOONIS 13% HABAR JECLO 52% HARTI |
    darood yaqaan | Monday, January 29, 2001 - 08:53 pm ku mr or mrs somalinet riyadii darood waa dhamaatay maantad tidhi ceeri iyo ogaden dadkii degaanka ku dhowaa ayaan meel cad dhignay oo biyaha qadhaadh ee badhan iyo hadaaftumo caba iyaga iyo coolaha meela ayaa ka wada cabaa dibna biyahii macaa ee ceegaabo af masaarayaan nin googarad soo xidha sida naagaha mooyee riyadii snm ayaa beenaysay in ceeri lagu daro dhulk hartiga sida badhan iyo sool markaa sxb markaa sxb runta u noqda oo dhulka isaaq iyo hawiye intad timaadaan googarado soo xidha xinena soo marsada markaa waa laydin daynaya ilayn gob ayaad u timaadeen. |
    Badhan | Tuesday, January 30, 2001 - 07:53 am Ceerigavo is mine you silly and stupid people, and it does not matter who lives there now it will always be mine a Warsangali city and a part of Puntiland State of Somalia. I dont care wheather you are the Afweyne's Faqashis or Ina Cigaal Faqashis you are all sick loooooosers. |
    LANDER | Tuesday, January 30, 2001 - 08:34 am Are you dreaming DAROOD? go and see for your self Erigavo is part of somaliland and it's ruled by ISAAQ. BICIIDE will chew you like mijin qaada. |
    Wiil Habarjeclo | Tuesday, January 30, 2001 - 07:44 pm Dhulka Togdheer marka laga reebo Oodweyne oo H/Y degto, iyo Sanaag marka laga reebo degmada Badan oo Warsengeli, waxaa inta ka leh iska leh oo aan loogu tegi karin Habarjeclo. period. Waxa jira dad na dhex iyo qaar dhulkayaga dhexmara markaa ha hadlina yaan canshuur la dinku soo rogine. Wiil Habarjeclo. |
    h/jeclo yaqaan | Wednesday, January 31, 2001 - 01:17 am ku wiil h/jeclo sxb waad riyoonay ayaan u malaynaya ee tog dheer sowdiga yuroowe ka fadhiya oo in aad soo gasho laguu diiday burco ilaa ay kaa jeedhay waar tol ayaynu nahay ee aan is dayno ceerin waa la ogaa markay runta geydo in aad yufle u soo qaxdeen oo la yidhi nin ilka yar ah ma soo geli karo ceergaabo.Inta u dhexaysa ceeri iyo burco oo futaxuntu ku badan tahayna waa saraar iyo wixii la mid ah oo haraad iyo gaajo ayaad ugu dhimanay hadii aad kuwaa ka bad baado waxaa joogaa kuwa dadka cuna oo la yidhaaa???????????? markaa adigu cashuur ha soo hadal qaadin yaan burco iyo ceei lagaa saarin ee dhuudhuubso oo dhulka eedyar fadhi |
    MUSE ABOKAR | Wednesday, January 31, 2001 - 07:05 am TO WAX BA MA YAQAAN. yaan ood lagugu oodin, somaliland dulka iyo dadka ugu faraha badan waa la ya qaanaa. markaa waxaan oran lahaa ha isku key diran yaan ku leefine labad muse ismail. burco meel qarax ah ayaad gaajo ugu dhima teen. you u have to use ur small brain, there wasn't any point for haberjeclo to fight for ghost city. you gave up the fight coz half of you died of hunger, and others sluaghtered by cigaal's army predominently ARAB AND AWAL. erigavo, you know by force we kicked you out and block your way. to the point of starvation, you gave it up too, coz you know muse abokar will hunt you down like wild animal. HABER YONIS, DAROOD AND OTHER FAQASH YOUR DOOMED THE DAY THE LIONS OF HABERJECLO GET ANNOYED. |
    Reer Sugule | Wednesday, January 31, 2001 - 06:10 pm salaan, walaahi waad iag qoslisay nacsakaagan Habar Jeclo..lol waar Habar Yoonis waakuwii kugu muslimayay adiga iyo Aarab iyo Awale , maxaad beenta u sheegaysaa..lol Waar meeshani waa maxay ceesaan kaste wey iska caadaysaa..Muuse Abokor waa maxay yaa yaqaana, ma ina Cigaal baa ku garanaaya waxaas..lol. Maad Habar Xabashiya la soo baxdid kuwaas baa laguu yaqaanaaye. Muuse Ismaaciil iyo Muuse Car iyo Sacad Yoonis ayaanad iska celin karin adoo H.Jecloo oo idil ah. Maanta Burco waa kuwaas Gobolka Togdheer oo dhan u sareya Saciid Garxajis, Waqooyi Galbeedna Daauud iyo Saciid dhe, Berabarna wali rag baa noo jooga, Hawdna ilaa Ceelbaxay iyo Ogaadeen Gunbuur baa noo jooga, ilaa Awaare ilaa Jijiga Garxajis dhe. Bari oo afar meelood ka joogtid, afartii meelodna Awal iyo Arab iyo Cimraan iyo Sanbuur ku ag joogo ayaad rag isku moodeene..walee Garxajis oo idil haduu dabarka soo goosto inaan la arkin hal Isaaq ah oo kale mid umula h mooyaane..lol waar nabadey..orod oo horta baabuurta aad leeday ee Laascaanood laga wato ilaa maanta soo kaxayso kadibna Boqortooyada Isaaq oo idil isku maqiiq.. waligay maan arag wax ka lita Habar Xabashiya, |
    Nasteex | Wednesday, January 31, 2001 - 09:36 pm waxaan ka yaabayaa qolooyinkiinnaan reer waqooyi inaad Qubuuraha soo xisaabsataan si aad isugu faantaan,waxaa aad u fiicnaan laheyd inaad ka wada hadashaan mustaqbalka iyo u adeegidda dhallaanka magaaladan aad wada sheeganeysaan. Waxaa aad u fiicnaan lahayd intaad afxumo iyo naceyb isu gudbin laheydeen inaad isu gudbisaan ereyo wacan iyo walaalnimo. |
    h/jeclo yaqaan | Thursday, February 01, 2001 - 12:51 am ku nasreex sxb waa runtaa in mustaqbalaka laga fekero laakiin niman waalan ayaanu haynaa oo la yidhaa H/JECLO kuwaas oo faan aanay aqoon iminka bartay markii yuroowe la keenay oo saraar boodhku indhaha ka dilay burcona koob ka qaadi waayeen markaa ilaa aan qaxoontiga yuroowe dejiyo futur iga dheer in aan ka fekero. |
    gerhejis/yaqaan | Friday, February 02, 2001 - 07:49 am haberless/ yaqaan hadii ay gerjhjis wax iska celin lahayeen oo ay leeyihiin waxabaanu cid kasaarney burco, maxey somaliland or dhan hadaba u wada qabsan waayeen. meel aan waxaba oolin oo uu siyaad bare ka qaatey ayaa ku idlaadeen oo ay iska dhigayaan in ay wax qabsadeen. maalinty haberjeclo u soo jeesato garhejiskan faan oo aan quwad iyo brain midna lagu ogeyn. for ur information musa Abokar waxay degaan dhulka badan garhejis oo dhan markaa don't mess with the these guys or you'll have to start paying tax. am waa lagaa ilmeyn. for real. |
    To All Isaak | Friday, February 02, 2001 - 08:18 am To ALL ISAAK: u guys love to lie and say whatever u want to.But when it comes war, U know it and the rest of Somalis know it I am dhulbahante and I have being state of war since 1800, so when it comes war it may be new to u or the rest of somali, but I am Darwiish who have defended your ass when the British were trying to change your religan AND make u slaves. beside that if you are so tough why don't u go to my territory. u pple love FAAN. Everybody know that dhulbahante is subtribe from Daarood, but Darood know their little brother dhulbahate can handle or defeat all Isaak pple and that is why they never involve. so shut up and do something then u can talk. Long life for dhuloos. U only have one option is which is to hate me, but Iam sorry u don't have any other option. DON'T BE HATER BE A PARTICIPANT DUDE. |
    your master HY | Saturday, February 03, 2001 - 12:35 pm iska hadloow ilka yar miyaad naa cawriye LOL waar ilka yar burco waa laga saaray hargiesa waa refugees ceerigaabana waa refugees under HY command. don't you ever talk to your master again little slave or we are going to kick you out and forever this time. go and watch cajaladihii dagaalki burco and see how your fellow ilka yar cried how sad LOOOOOOOOL |
    Wiil Habarjeclo | Saturday, February 03, 2001 - 05:51 pm Habar Yonis ma aha runtii dad Isaaq ah. In badan baa shaki ku jirey laakiin hadda waay caddaatay. Waxay galeen Shiikhaal. Ilaa waxaa dadku isweydiinayay meesha gunta xun aad ka soo jeedaan. Mustaqbalkana waxa cad in la idinka saari doono woqooyi waayo dad sax ma tihid Garxajisow. Ceerigaabo iyo Burcoba wallee waa ta la idinka eryaday waqti dhow. La Cusman malley iyo buubaa oo meel ha idiin raadiyeen. Poor people |
    Haberjeclo/land | Sunday, February 04, 2001 - 03:37 am Don't make me hunt you down you poor kids! don't make me fcuk your bitchs! don' even try and compare haberjeclo the great power to you minority (minos garhejis) don't make my blood boil! coz you know too well what will happen if we get pissed off! We hold the key to Somaliland, we can change Egal or leave it so that he can fcuk u up! this is your commander haberjeclo power |
    FaardoJaan | Monday, February 05, 2001 - 04:26 am LOL..... you guys are day-dreaming! Habr-jeclo; lets go back in history for a while: Xiligii Isaaqu dhulbalaadhsiga waday, Fuleynimodiini Habr-awal iyo Habr-Jeclo both failed to conquere land from other neighboring tribes such as the gudabuursi and Dhulbahante. But one thing you can NOT deny is that the Garhejis have successfully achieved its objectives "to conquere more land". And It is a fact, if the Great Garhajis wasn't on your side, let alone winning more land, but both Habr-Awal and Habr-Jeclo could have lost their own land to other clans. The SNM, as was expected, the Garhajis took their leading role. You can not deny they were the majority right from the start to the end. Fighting from east-to-west, from Hargeisa -to- Ceerigavo and beyond. The Garhejis are the ones who made the Isaaq clan, what they are today? superior to other clans, military-wise, economy-wise etc. Laakin maanta, haday walaalodayo Habr-Jeclo muruq iyo badni is bideen, we are proud of you! But your master must always be your master as well as your gaurding-angle. At last we will be counting on you guys. To our Awals brothers , it doesn't matter if you're leading us today coz "meel aar ka kacay, Atoor fadhfadhisay" hadal waliba hore ayuu ubaxay. |
    Badhan | Monday, February 05, 2001 - 05:18 am Habraha Iidoor oo dhan waxaa ku filan Dhulbanate taa anaa kitaab ku mari oo Dhulbanate oo qur ah oon xitaa Leelkase wadan baa ku filan inta habar Iidoor ah. Siyasad ahaan iyo dagaal ahaanba. Puntilande forever ama Dabacayuun Karbaashe walee waa ani. |
    Haberjeclo/land | Monday, February 05, 2001 - 08:22 am To Faardojaan my dear friend u seem to have misquoted the facts of history. haberjeclo were the only tribe who conquered more land in the past century. the evidences are quite clear, clasical example is that now haberjeclo lives part of sool and mostly well into the dulbahnte and warsengeli territory in sanaag. so please look back at this baseless history of urs. about SNM the most powerful section was KOWAD which used to fighted in the laamiga, while garhejis were in the HOWAD sharing the grains with the refugees. and the about masters well the reason u started the war was coz u wanted to get fairness coz Egal has treated u as second class citizen. haberjeclo holds the key to somaliland coz we simply occupied more land the any one else, the day we rebel as u guys did there will be no more somaliland. you don't have the ability and effects that we can cause to somaliland, well u minos tried, but failed, good try bros though. |
    Kowneyn | Tuesday, February 06, 2001 - 02:51 am Yaa ehlul naarra ma idin sheega ku wa fidmada la dhex tagaan reer somaliland reer sheikh isxaaq ha ahaado ama ciise ama samaroon ama dhulos ama warsangali ama ugaslabe ama hawiye ama gaboowyahan dad nabad doorbiday so sidanna khayr ya ka hortagaan ee cadaabtada ku caddaatay yaa hadhow dhahayya rabbow anigu xasid maan ahayn diidan inay raxmaddaaddu so degto. Illaahay maalinta la hortaganyahay ya dhahaya Eebbow nuurkaga anigu maan hor istaagin innu dadka ka gaadho Eebbow Somaliland inay kacdo jidka saxanna qabato maan hor istaagin yaa dhihi kara.... Illaahow shaitan imu afuufin oo wiswisin yaa dhihi kara rabbow kuwii Somaliland Nuurku kuso degga salaaaaxday naga dhig AMMMIIN KOwneyn |
    Runsheege | Wednesday, March 21, 2001 - 07:02 pm Dhamaantiin waad salaamantihhi, Marlabaad dadkiinan halkan wax ku qorayaa waxaad u badantihiin anigana ugu daroo, in aad waqtiga aan isaga luminaysaan. Marlabaad waa in aad ogaataan nabadu qiimaha ay u liidahay nolosha adamiga. Aduunka aan ku noolahayna waa moodarays ka fakaraaya dacliin iyo waxa u raadis fiican oo aadimiga uu u raayo. Idinkuna waxaad ka fekarayaan qabiil qabiil. Waa wax laga noxo. Anigu waxaan ku noolahay America, halka ayaan liiyahay, dadkaan ugu imina way jecelyihiin in aan uga yeedho my new land. Runtii hadii la see eego, qabiilada ku kala nool Somaliland/Somalia, qabiilona waxay ku dadaalaan sidii ay hore ugu marinlahaayiin ciyaalkooda, qabiilana waxaay kudadaalaan siday hoos ugu dhigilaahaayiin ciyaalkooda. Qabiilka ugu xun soomaali waa, run....ma nebci runtii lakiin ma jeclaysan siday u dhaqbaan iyo aragtidooda yare ee ay ku fakaraan. Ilaahayna waxaan ka baryayaa in mar uu dariiqii saxa ah kuligeen natuso. Qabiilkaasi waa: Dhulmahanti.... Dadka cala sheegaya Haber Hooris iyo Habar Jeclo cheam on you... Nabaday, Please keep peace on mind....trees will grow. |
    cismaan | Sunday, April 01, 2001 - 06:03 pm I'm laughing at those habr jeclo fools or if I must say slaves to the habr awal habr jeclo lives in dreams they are submissive to awals when garxajis spits on their faces whenever they feel like it,I have never heard of a habr jeclo in a ranking position in the SNM except for Mr siilweyne their little legendary toy boy saleebaan gaal,my advice to you is stay slaves since that's all you seem to be good at. and about the awals there days are numbered since the GREAT GARXAJIS is running out of patience with their womanlike attitudes we need a strong garxajis leader to lead us forward and HE IS COMING. |