    sayid cumar | Sunday, December 31, 2000 - 12:10 am THE UPCOMING ELECTION IN PUNTLAND PROMISES TO BE AN EXCITED ONE AND SO FAR THERE SEVEN CANDIDATES I MYSELF CAN NAME THREE OF THEM SO WHO CAN TELL US THE REST MAXAMED C/RISHIID C/LAAHI YUUSUF AND CIRO,S BROTHER SORRY GUYS I DONT KNOW HIS NAME I ALSO HEAD THERE ARE TWO GUYS FROM CANADA ONE IN AMERICA AND ANOTHER TWO IN GAROOWE SO I HOPE WE HAVE FREE AND FAIR ELECTION AND WHO EVER WINS IS THE BEST MAN FOR COUNTRY AND PEOPLE PEACE AND LOVE SAYID CUMAR |
    GANTAAL | Sunday, December 31, 2000 - 12:54 am 1-MAXAMED CABDIRASHIID CALI SHARMAAKE BHD HOLDER NEVER CAME TO SOMALIA AFTER 1970 HE'S CAME BACK TO SOMALIA WAS 1996-1997 2-CABDULAHI YUSSUF AXMED SHAQADIISII HORE = ASKARI (TITLE COL.) SHAQADA HADA= MADAXWEYNEHA PUNTLAND 3-CABDULAHI BOQOR MUUSE BOQOR YUSUF BOQOR CISMAAN (KING KONG) SHAQADIISII HORE= ADFOKAATE SHADA HADA= WASIIRKA GAASHAANDHIGA KMG 4-CABDI CABDULE SICIID (GINI BOQOR) SHAQADIISII HORE= SIYAASI/JABHAD/WASIIR/UNKNOWN SHAQADA HADA= WASIIRKA HOLAHA GUUD IYO TRANSPORTIONKA EE PUNTLAND 5-SUBAYD CABDI OOLAAFE (UNKNOWN) 6-CIROS'S KID BROTHER (UNKNOWN) 7- GANTAAL HAJI GANTAAL HAJI PUNTALANDER (AND THAT IS ME) SHAQADIISII HORE= JABHAD/CUMAARAD/KACAANDIID/DHAFOORQIIQ/ SHAQADA HADA= LATALIYAHA G. BUSH DHANKA SOMALIA STAY TUNE (MORE INFO ON THE WAY) |
    GEIZKA | Friday, January 05, 2001 - 04:15 am ciro walaalkiis waxaa la yiraahdaa ABDULRAZAQ SHEIKH OSMAN WUXUUNA MAGACDHEER YAHAY CALI BAADIYOW |
    sayidcumar | Saturday, January 06, 2001 - 09:52 pm thanks guys for sharing all your knowledge about the candidates its good to know that we still care our [people/country] i also head this morning Abshir muuse is another candidate and there rumours which say he is the favourite to win so who do you think is going to win why |
    keyse | Monday, January 08, 2001 - 05:01 am Salaan kadib Gantaal manan fahmin darajada uu haysto Ina C/rashiid BHD mawaxaad uga jeedaa Phd adiga oo raalliya lataliayah weynoow. nabveey |
    GANTAAL | Saturday, January 13, 2001 - 01:55 am KEYSE HAAAAAAA TAAS BAAN KA WADAA LAAKIIN ANAA KAFIICAN OO WATA XHD |
    JAAMAC | Friday, January 19, 2001 - 06:57 am aniga waxey ilatahay in doorashadan cusub la iska ilaawo odayaashii hore ee loo doorto dad dibadadaha wax ku soo bartay.ama wadanka ha ka maqnaadaaan laba sano ama ka badan waligood dadaalka ey ugu jiraan wadankooda ma ilaawin oo iyagaa ka jecel kuwa joogay. waxaan la yaabanayahay majeerteen oo isku tilmaama dadka soomaaliya ugu siyaasad fiican iney ku hadlaan wax yaabahan oo kale (nin wadanka ka maqnaa isma soo sharixi karo) Hadii aad noo diidaan dadkeenii wadanka wax u soo bartay maxaad rabtaan inaad nagu hogaamisaan? jaahilnimo aad awoowayaashiin ka dhaxasheen iyo faan aan aqli la socon. Hadii doorashada uu ku guuleysto cabdulaahi yuusuf iyo wixii la calmaala aniga majeerteenba waan isaga baxayaa. ma laga waayey majeerteen oo dhan wax dhaama dadkaas. Qiima ma laha majeerteen lafta uu ka yahay qofka la doortaa ee waa inuu ahaadaa qof wax lagu aaminikaro. DORAARASHADA PUNTLAND WAXEY QUSEYSAA ANAGOO DHAN WADANKA GUDIHIISA IYO DIBADIISA. |
    Kacaan-diid | Friday, January 19, 2001 - 07:24 am Jaamac haddaad isku tirinayso inaad tahay inta waddanka wax usoo baratay, aadna sida soo socota u hadlayso: "Hadii doorashada uu ku guuleysto cabdulaahi yuusuf iyo wixii la calmaala aniga majeerteenba waan isaga baxayaa. ma laga waayey majeerteen oo dhan wax dhaama dadkaas. " Allaa noo maqan. Waa yaabe maxay kusoo bareen? Waligaa ma maqashay wax la yiraahdo democracy? Ciddaad rabtid taageer, laakiin waa inaad xaqdhowrtaa codka dadka kale, oo haddii qofkaad wadatay laga guulaysto, aad ka danbaysaa ciddii la doortay, adigoo ka fikrad duwan. Waxaad kaloo ku khaldan tahay, Puntland ma aha meel Majeerteen kaliya leeyahay, oo iyagu cidday rabaan u dhiibaan, ee dadka kale meel ha uga dhicin. Haddaad Majeerteen ka bixi lahayd iyo haddii kaleba, ilaa hadda Abdullahi isagaa ugu cad cad inta sharraxan. Haddaad nala joogtana intaad saas u hadlaysid wax badan nagu kordhin maysid, haddaad naga tagtidna waa "hanqaraarac lug uma dhutiyo". Stay in school brother, you still have a lot of learning to do. Specially, in governments and democracy area of study. |
    guuleed | Friday, January 19, 2001 - 08:56 am is there any dhulbahante,warsangali,laylkase, delshishe candidietes? majeerteen have less half of the parlament seats. why are all candidates are majeerten. |
    ANIGA | Friday, January 19, 2001 - 01:42 pm WAR MAXAAD ISKU WAREERINAY SAAN DOORASHA DHICIDOONTA MAJIRTO WAXAAS HA ISKU MAAWEELININA CABDULLAHI YUSSUF KADAGIMAAYO MANA RABO IN UU KADAGO ILLAA INTUU KADHIMANAAYO. MARKA AAN ISKA SUGNO MARKA UU ODAYGA ISKA TAGO KADIB MARKAA KAHADLA DEMOQORAADIYAD IYO WAX KALE MARKHAATI BAAD TIHIIN HADANA WAAD JOOGTAAN BAL CAR UFIIRSADA DOORASHADAAS INAY XAQ KU DHACDO WAX UUN BAA LAMALUUGI DOONA ODAYGANA MEESHIISA BUU FADHINDOONAA. DHAGA DHAGO IIGASHA HADAY CIDKALE MEESHAAS FADHIISATO AAN CABDULLAHI YUSSUF AHAYN. INTEE LAGU ARKAY PARLAMAAN MADAXWEYNAHA LACAGTA SIIYO OO HADUU RABO KAGOOSTA HADUURABANA SIIYA PARLAMAANKA XOOG MALEH XUBNAHA JOOGTADA HA UU KAMID YAHAY GAAB GAAB IYO RAG LAMID AH WAA KULI RAGII CABDULLAAHI MEESHA GEEYAY OO HADA RAGA SHARCIGA SAMEEYA SHARCIGII UGU DANBEEAYAY EE SOO SAAREEN WUXUU AHAA NINKII PASSPORT WADAN KALE WATA ISMA SHARIXI KARO MARKA MEESHA AY WAXAAS KASOCDAAN HAKA SUGINA DOORASHA XAQ KU DHACDA. I'M TALKING ABOUT THE REALITY, HE GOT ENOUGH MONEY NOW ENOUGH SOLDIERS AND AFMIISHAARO TO STAY THE PRESIDENT OF PUNTLAND LAAKIIN MA OGA DADKA INAY SII NACI DOONAAN OO HADAYBA KHAATI KATAAGAN YIHIIN. SU'AAL: TO>> REER PUNTLAND MAXAA JAALE SIYAAD ULA DIRIRAYNAY HADAAN WAXAAN OO KALE RABNO, MUSUQMAASUQ IYO DIKTATOORIMO HAAD RABNO ODAYGII SIYAAD AHAA BILAASH BAAN UGU KAC SANEEN. I HOPE INAY REER PUNTLAND DOORASHADAAN INDHAHA KU FURTAAN OO ARKAAN RUNTA. MAY ALLAH SAVE PUNTLAND AND ALL SOMALIS |
    DARWIISH | Sunday, January 21, 2001 - 03:53 pm OO KAALAY WAXAXAAN IDIN WEYDIIYEY MAJEERTEEN MA MAMNUUC BAA NIMAAM MAJEERTEEN AHAYNI INAANU ISA SO SHARAXIN,HADAY ARINTU SIDAAS TAHAY ANAGU HADAAN DHULBAHANTE NAHAY INAAN TAAGEERNO GALAYDH MAXAAD NOOGAGA XUN TIHIIIN,ILMAADEERAYAALOOW GARTII WAA LA IDINKA HELAYE,REERKIINA SIYAASADII WADA BARAYE WAX HA LA ISU OGOLAADO. HADA WAXAA IGU MAQAALO AH HADII MAJEERTEENKU PRIMINSTERKA HELI LAHAA WAY TAAGEERI LAHAAYEEN DAWLADA.TAASI MA RUN BAA? HADAY RUN TAHAY WAA MASAYR IYO CAQLI XUMO. HADAAD WALAALKAA WAX U OGOLAAN WEYDEY YAAD U OGOLAAN?? LONG LIFE GALYDH |
    SHARMRK | Monday, January 22, 2001 - 12:32 am DARWIISH SXB MAA ISA SOO SHARAXDIIN YAA YIRI ISMA SHARIXI KARTAAN, MISE MJ BAAD KA SUGAYSAAN INAY IDIIN SOO SHARAXAAN. |
    Anonymous | Monday, January 22, 2001 - 04:54 am waa layaab, cismaanta isa soo wada soo sharaxday, ina cabdirashiid sharmaarke, kingkong, etc waryaa cismaanta umada ka qabta, warmaad xukun jacalyka iska dhaaftaan, ood odayga wax uqalma hor keentaan; ina cabdirashiid cali sharmaarke ma waxaan ku dooranaa aabihii baa madaxwayne ahaan jiray mise waa cismaanta ayaan ku dooranaa, mise king kong ayaan dooranaa oo aan qadiyadba lagu ogayn, oo la ogaa wixii uu ka dhigay shirkii carta ee japuti, oo markii ay isamadii ka wada kaceen shirka kadib markii kuraasta lagu yareeyay tolka uu haray asagu, cismaantooy waxyaabaha maalaayacniga aha ee aad soo qor qoraysaan ka daaya meesha, hadii ay dhacdo inuu cabdilaahi dago anigu waxaan qabaa in harti cismaanta uun maahane umadaha kale ee qadiyada leh wax loo dhiibto. mise waxaan wax u dhiibana wiil xoolihii umada lagu koriyay oo wax lagu soo baray ina sharmaarke, mise qadiyad laawe kinkong, waabe yaabe wuxuu ku jiray dowladii cabdiqaasime maxaa helay odayga, anigu waxay ila tahay in hartiga kale ciise maxamud, dhulbahante, warsangeli, calijibrahil, ugaar saleebaan, disheeshle,iwm. la doorto dadkaas ayaad moodaa inaysan ajenda wadan mise aan doorano niman u tahsanaya inay qardho uun dhistaan. lol |
    JABARTI | Tuesday, January 23, 2001 - 08:04 am To: Anonymous war mamudnid in laguu jawaabo laakiin talo uun baan kusiin ORODOO ILLAAHA BARI WAYDIISANA CAAFIMAAD IYO INUU JAHLIGA KAASAARO. Cismaan Maxamuud hadaa cayday haka sugin inuu qof Cismaan Maxamuud ah kucaayo waxaas na waa hore bay kagudbeen marka adiga uun shaatiga ha iska wasakhayn. WADEECA ALLA. |
    Anonymous | Tuesday, January 23, 2001 - 04:21 pm CISMAAN MAXAMUUD KA ILAA IYO HADDA SHARAXAN: 1. Baby Abdirashid Sharmarke (Canada) 2. Osman Yusuf (MN, USA) 3. Jama Ali Jama (London, UK) 4. Abdullahi Boqor Musa--Hostage in Mog-town Inta Qarsoon laakiinse u sheegtay inay jecelyihiin inay isa sharaxaan: 5. Eng. Abshir Musa (Puntland) 6. Jinni Boqor (Puntland) |
    Wiil-Qardhood | Wednesday, January 24, 2001 - 01:54 am To: isqariye ninyihow isqariyay waxaan ku oran lahaa "Afcaytamay ninkiisuu ku yaal" ee maad Aflagaadada la aado meel kale. Haddii aad wax garad tahay sidaas uma aad hadasheen. |
    Anonymous | Thursday, January 25, 2001 - 08:29 am to: jabarti,anonymous, and wiil-qardhood anigu hade ma kala garanayo qolada wax soo qoraysa, ma cismaan maxamuud la yaqaanbaa, mise odaygii boqorkooda ahaa ragii uu tanzaniya ka keensaday waxay dhaleen. anigu run ahaantii ma kala garto, maxaa yeelay rag ay xitaa reer boqorkooda ku tirsadaan ayaa ka shakiyaa inay majeerteen yihiin, dhibse ma leh, oo hablihii cismaanta ayaa dhalay. rag yahow, ma suaal xunbaan idiin waydiiyay? waxaan kaliya oon iri, maxaan ina cabdirishiid ku dooranaa e, nin ragii yaqaanay canada ay leeyihiin wax uu galo ama gudo ma jidho, waa nimaan murti rag lagu ogayn, waa nin 50 jir ah oo aan xaas hayn , waa nin reer bari sheeganaya oo aan tukun salladi ilaah,waa nin aad moodo inuu sagaal bilood yahay. war maxaan dhimay hadii aan iri war cabdilahi nin u qalma la imaada oo kolba cabdilaahiba salaada ma tukudee, laakiin waa nin codkar ah, cadkiisana goosta, cismaantow jawaab fiican ii soo qora ama calaacalka iska dhaafa. anonym oow adigu yaa ku yiri noo sheeg beenta cismaanta ay qardho ku sheekaystaan, waxaa tartanka inooga qayb galahaya 6 nin ku lehe, jini boqor u danbeeyo, aan ku waydiiyo su aashana mar labaad e, jini boqor see buu u eg yahay. war niman yahow kala saara tanzaianka iyo majeerteenka mise aniga ayaa idinkaga baxa majeerteen ileen adoontiina waad tirsanaysaan e. nabaday ilmo cismaanta. |
    Faarax Qardho | Thursday, January 25, 2001 - 08:38 am war anonymow sidee wax kaa noqdeen boowe!! tolkana waad sheeganaysaa ye; maad tolka sida u dhaantid. xishoo boowe, hadii xisood jiro. tanzanian hableheenii fuulay ma jiro, waa jidhaa in boqorku lahaa adoon, hase yeeshee wax yaabaha aad raacisay waxay iigula muuqdaan dacaayad iyo aflagaaado. sidaad u hadlayso waxaad u eg tahay nin dadka kala yaqaan, laakiin waxyaabo ku dardaraya; gabogabadii anigu waxaan kuugula talin lahaa halkan maaha meeshii tolka lagu kala faaqfaaqi jiray ama lagu af lagaadeen jiray ee xishoo boowe. |
    ibraahiimi | Thursday, January 25, 2001 - 07:12 pm Abdullahi yusu hadu tegi waayo puntland waa lagu kala tegayaa. I mean the man is so selfish dadka iyo dalkaba. Hada maxaa masalle iyo Gabyow iyo amxaarada ugu geeyey ceel barde. long live puntland without yusuf. |
    Wiil-Qardhood | Thursday, January 25, 2001 - 11:26 pm To: isqariye shaki kuma jiro in adoontii Boqorku kaa nasab santahay say iyagu majeerteen macaayaan e. Marka Isqariyow waxaad ogaataa in aad tahay nin cuqdad ka qaba Osman Mohamuud marka ma mudnid in lagula doodo. Afcaytamaa ninkiisuu ku yaalaa ee Osman Mohamuud kuma yaal |
    keyse | Friday, January 26, 2001 - 05:29 am <html><head><title>Guntu maanta ha ciilbaxeen</title></head><body><h1>Salaan kadib:</h1> Marka hore mawduucyad is caayida ah maan jecli inaan kajawaabo inkastoot ku wanaagsantahay raga qaarkiis inay mar-mar ka jawaabaan. Aniga ninkaan isqarinayoow sheekadaadu mid ayay i xasuusisay: Waxaa jiray Nin aad u xikamad badan oo Hada dhintay ilaahay ha unaxariistee waxzaana la dhihi jiray Shini Shini wuxuu ahaa nin ilaahay maah maaha abuurkooda hibo u siiyay iyo xikamadba. Wuxuu yiri maalin maalmaha kamida (laangaab waa ehulu naar) aad ayaa loola yaabay oo waxaa layiri arinkaasi waa arin diinta ka soohorejeeda shiniyoow markaas ayuu wuxuu yiri waaruntiin laakiin qofka laangaabka ah (weligii cuqdad ayuu qabaa, xaasidnimo gaamuratay ayaa caloosha u fadhida midkasta oo katiro badan kana magac weyn wuxuu jecel yahay in maalin la hadhiimeeyo, cuqdadaas iyo xaasidnimadaas darteed ayuu ehulu naar kuyahay) Hadab fikradayda wixii ehulu naara ilaah baa og laakiin waxaan shaki ku jirin inay jiranyihiin,xaasidiin yihiin,ilka cadeeyaan markay arkaan dadkii dadka ahaa, ilayn hortooda waxba kama sheegi karaane inuu god afka la doonta, iyo netka soo galo ayuu kuyara nafisaa si uu wax uga sheego Laandheeraha. Marka bal horta iska nefis oo beladaan kuhaysa iska saar. C/laahi wax u qalma keena inan gumeed waxaa laga yaaba inaan ahay ninka ugu mucaaradsan netka marka loo eego C/laahi laakiin dhinaacasi waa maamul iyo wixii nidaam ku shaqo leh, belo kale oo na dhextaal majirto si kale dhiigaygaan kiisa ka horamarin laha saa biyihii m/saleebaane. Waxaan dadka ninkaan u jawaabaya u sheegi lahaa mar hadii aan la dawayn karin inan gumeed cuqdadiis yara daaya waa laga yaaba inuu roonaadee. nabadeey </body> </html> |
    Keyse | Friday, January 26, 2001 - 05:31 am wixxi farsamaha ama html ka meehsa ku qoran waa dhinaca cilad laba program ayaa isga kay khaldamay ee hala iga raali noqdo |
    Anonymous | Friday, January 26, 2001 - 06:39 am to: keyse kaysoow hade ma aqaan cidaan u jawaabayo, ma ina tanzanian baa mise waa cismaan maxamud dhab aha generation to generation, si kastaba ha ahaatee waxaan ku leeyahay sidatan. anigu hada uma arko inaad ka jawaabtay suaalahaygii faraha badnaa, markaad cimaanta runta tusto ayuu kula tol sheegtaa ayuu odaygii jiray yiri, oo kulama yaabayo inaad m-saleban ila sheegato hadii aan runta ku taabsiiyo, hadii kalese dacaayada odayga kama dhaaftaan sidaad u dhan tihiin. kaysoow is gaanshaanbuurisi haduu jiro dacaayad iyo hadal doqon odaygeena meel walba u lama istaagteen waxa kaliya ee aan ku leeyahay siyaasadii unbaa kula waday e ma waxaad iila timi ina-adeersigii laguugu yaqiin, war raga iska dhici futada ha rogan e. laangaab hadaa is leedahay wuu yahay, ha qaldamin ilaah waa iga kaa badiyay alxamdu lilah, ee dacaayada aad meel walba odaygeena uga furteen ayaanan jeclaysan. mar dhawayd ayaan waxaan akhrinahayay mid yiri foumka dhexdiisa cabdilahi yusuf ayaa lagu toogtay baydhabo, marka sadaasha noocaas ah ma filayo in ciise m nooga imaato ina-adeer dhab ah caasimada puntland aan ka dhigay ahaana doontana, . yaa haray oo dacaayad iyo war faafin lagu yaqiin, adinka uun. waxaan kaloo layaabay mid kaloo ka xun, in odaygeenii uu ka qayb galay shirka lagu aasaasayo dowlada cusub ee juba-land, waa cajiib. hadaad kaysow dowlada uga qaybgalayso inaad qardho uun dhisato, anigu waxaan ku leeyahay i have a much bigger vision, dhisida qardho iyo magaalooyinka kale ee puntland iyo xitaa aasaasida iyo dhismaha juba land. siyaasadii baan wada haynaaye ina tansaniyaanow waxaan weli kuula taaganahay odayga rag u qalma la tartansii. |
    soofe | Friday, January 26, 2001 - 06:54 am Asalaamu calaykum: War horta ninkaanoow maxay Cismaan Maxamuud kuu dhimeen waayaabe, kow marka hore walaalow uguma aad yeertid maagacoodi oo sidii dhedig ayaad tiraahdaa Cismaanta godob makugu tahay mise maya?? waa su,aal. Mida labaad Cismaan maxamuud maxaa keligood uga doonaysaa musharax u qalma C/laahi ma keligood ayaaPuntland ka mas,uul ah? Nin haduu calool wey yahay oo ilaah siiyaya ma ceeba iyaduna? Anonomuosoow godobtay nimanku kaa galeen weynaa, makula tahay nusqaamintaan aad nusqaaminaysid in booskii sare ee ay harti ama daarood kaga jireen in ay wax u dhimayso. Shakhsiyan Cismaan Maxamuud ayaan ahay Waxaana filayaa haad ii sheegi lahayd reerka aad tahay xumaanta aad ii qabtid uma qabeen marka nin yohow kala duwanin. Maxaa laguu jawaabaa Waadba caytamiye. Wasalaamu cakaykum |