Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: XAWAADLE OO HABERGEDIR KA SAARTEY BALADWEYNE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin la dhacey

Sunday, December 31, 2000 - 05:39 am
aqrista somalinet news!!!!............dowlada isku sheega KMG oo ka qabsatey hiiraan xawaadle iyo intii kale ee masaakiinta aheed.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 31, 2000 - 05:40 am
war waa sida kale habergedir oo baladweyne ka saartey xawaadle baraka beele

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 02, 2001 - 07:52 am
Waa yaabe Xawaadlaha markast Habargird ma garaacaan?
Waqtigii Caydiid ayaan maqlay in webiga lagu shubay rag badan oo xawaadle ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koofi-dhuub

Tuesday, January 02, 2001 - 09:27 am
qaylo-dhaantani orgiga kaweeyne ma mushahaarkii amxaarada ayaa soo gebogeboobey?.
tan koowaad xawaadle iyo habargidir waa walaalo waana dad ka muuqda uguna firfircoon bahweeynta hawiye.hadaba haddii aad ka naxday in ciidamadii doowladdu dhaqdhaqaaq ka muujiyeen beledweeyne,maantana kismaayo caleemo qoyan loogu soo dhaweeyey,bakoolna ay ku sii fool leeyihiin,dabcan boosaaso iyo garoowe agendaha ayeey ku jiraan.burco iyo hargeeysa ma illoowsana dopowladdu"iska illoow worlord u diyaar garoow somgov." daba dhilif amxaar ha dhaco.