Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: QOWLEYSATO AAN HORE U JIRIN GADAALNA JIRI DOONI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HALIMA ALI

Monday, January 01, 2001 - 02:03 am
Markii hore waxaa leys lahaa dowlad caadil ah ayaa dhalatay si katoo ay u xanuun badneyd hadase waxaad moodaa inay arrintu isku soo biyo shubatay qowlasato ka cidiyo iyo miciyo dhaadheer dhiigyacbyada qabiika ku ugaarsada oo hooyooyinkii dhalay ay u koriyeen dhibka iyo dulmi ku hogaaminta adoomada alle, hore ayaa nin soomaaliyeed xaaskiisa ku yiri haddii wiilkeena maxamed guursado xaaskiisa ma dhibeysaa markaasey tiri haddiiba aan tago gurigeed wey dhibtay haba la i yiraahdo. markaasuu ku yiri waa dulmiga koowaadee bal wad.
haddaba iyadoo maalin waliba gaajo cudur dil micno daro ah dadkii soo maaliyeed u lahanayaa ayey qowlesatada wasiiro iyo barlamaan ku doodeen 400$$ NAGUMA FILNA.........halkii ay ka qeylin lahaayeen dhuxusha la raro iyo dhibka taagan hogaamiye waa AABBE aabbena ma quudo caruurtiisa oo gaajeesan sidaa awgeed xeeladaha waxaa u baahan in wax loogu qabto qarankan iyo qowmiyadan baa'baday oo aan laheyn CAD LAGA MACAASHO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, January 01, 2001 - 03:21 am
TO HALIMO ALI

S/C

walaashay ma haddaad ogaatay inay yihiin
dhiigyacabyo daneystayaal ah, shaki kuma
jiro halimo inay yihiin dhiigyacabyo aan
wax naxariis ama dan u heyn shacabkan
taagta daran.

weli ma heyno qof u doodaya shacabkan
waxaan aragnaa ama maqleynaa qof u doodaya
dantiisa ama qoyskiisa, halimo walaashay
waxaan leeyahay halaga tashado qowleystadan
keligood quutayaasha ah.