Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Wixii dhiig lehoow kaca!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliruna

Thursday, January 04, 2001 - 01:52 pm
Assalaamu Calaykum;

Walaal ila akhri

Muqdisho, (Apress)-
Waxaa jira warar isa soo taraya oo ku saabsan in ciidamo xoojin ah oo ka socda dalka Itoobiya ay ka soo gudbeen xuduudda u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya iyagoo damacsan inay weeraraan goobo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya.
Ciidammada Itoobiyaanka ah ayaa la sheegayaa inay la socdaan saraakiil Soomaaliyeed iyo weliba ciidamo ay saraakiishaasi soo ururiyeen, kuwaasoo dhammaantood doonaya in qalalaase cusub ka abuuraan gobollada Gedo, Jubada Hoose iyo gobolka Bay.
Warbixinnada illaa hadda soo if baxay waxay sheegayaan in ciidammadaasi ay doonayaan in marka ugu horreysa ay xoogga saaraan sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen magaalada Kismaayo, waxaana la caddeeyey in ciidammadaas oo isku dhafan uu hoggaaminayo Jen. Moorgan iyadoo maalmihii aan soo dhaafnay saraakiil gobolkaas u dhashay oo Muqdisho ku sugan ay cambaareeyeen falkaa uu Moorgan ku damacsan yahay inuu mar kale dagaal kaga huriyo gobolka Jubada Hoose.
Qaar kale oo ka mid ah ciidammadaas ayaa wararku sheegayaan in loo qoondeeyey inay soo aadaan dhinaca waddada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo inay carqaladeeyaan garoonka diyaaradaha ee Ballidoogle.
Sahay aad u ballaaran oo shiidaal iyo rasaas isugu jirta ayaa dowladda Itoobiya soo gaarsiisay goobaha ay iminkaba ka deggan tahay dalka Soomaaliya, iyadoo sahaydaas loogu tala galay weerarrada la qorsheynayo in dhowaantan la qaado.
Walaac isa soo taraya ayaa jira oo ku aaddan dhaqdhaqaaqa ay wadaan ciidammada Itoobiya ee ku wajahan guud ahaan dalka Soomaaliyeed gaar ahaan dowladda ku meel gaarka ah ee dhowaan curatay, warar ku dhow dhow dowladda ku meel gaarka ah ayaa sheegaya inay dowladda Itoobiya ay xiriir toos ah iyo mid aan toos ahaynba ay la sameeyeen balse dhaqdhaqaaqyada jira ay muujinayaan inaysan tixgelin heshiisyadii ay wada gaareen.
Goobo ka mid ah Waqooyi Galbeed ayaa wararku sheegayaan inay soo fariisteen ciidamo Itoobiyaan ah oo lagu sheegay inay ilaalinayaan hantida Itoobiya uga soo degaysa dekedda Berbera.
Si kastaba ha ahaatee xaaladahan muuqda ayaa muujinaya inay dowladda Itoobiya aysan marnaba diyaar u ahayn xasilooni ka hirgasha dalka Soomaaliya oo maanta runtii ku taagan xilli ay dib uga soo kabanayaan dhibaatooyinkii tobonka sano horey ay ugu jireen, isla markaana ay baadigoobayaan sidii ay xiriir deris wanaag ah ula sameysan lahaa dowladaha deriska ah, iyadoo dowladda Itoobiya ay dhinaceeda ay waddo in dhallinyaro Soomaaliyeed oo ay ka aruuriyeen qaar ka mid ah gobollada dalka ay tababar milateri ku soo siiyaan dhulkeeda iyagoo ku tala galaya in fadqalalo ay kaga abuuraan gudaha dalka Soomaaliya.
Arrintu waxay maraysaa wixii dhiig lahow kaca, waxayna dowladda Itoobiya ay diiddan tahay inay marnaba hirgalaan nidaamka lagu soo dhudbay dalka Jabuuti, iyadoo doonaysay isuna arkeysay in danaha dadka Soomaaliyeed lagala tashado iyaga, weligeedba Soomaalidu ciddii ku soo gardarroota guul kama qaadin, inkastoo tobonkii sano ee aan soo dhaafnay kala qaybsanaan dhanka Soomaalida ah ay jirtay oo ahayd midda sababtay inay Itoobiya ay xorriyad u hesho in goobo badan oo dalka Itoobiya ay si xor ah waxay doonto uga sameyso.
Fursadda Soomaalidu iminka haysato ee ah helitaanka nidaamkaan cusub ee dowladda ku meel gaarka ah waxaad mooddaa inuu yahay fursad la oran karo waa kama dambays waayo adduunweynuhu wuu ka daalay xal u helidda arrimaha Soomaaliyeed, mar haddii maanta nidaamkaan oo ay dowladda Jabuuti naf iyo maalba u hurtay la soo celiyey waxaa loo baahan yahay fara adayg, ilaalin, naf hurid iyo weliba in laga qayb qaato sidii dardar loo gelin lahaa mira dhalinta nidaamkan cusub ee ummadda u soo hoyday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOSAAO

Thursday, January 04, 2001 - 10:11 pm
WARYAA SOMALIRUNA. SOMALINIMADA FUTADA ISKA GELI.AABBAHAA IYO NIMAAN KU AQOON U LABA MIDABLEE,MOORYAAN.QURUN AAN DIIN IYO DADNIMABA LAHEYN. IINSHA ALLAH MORGAN WAA QABSAN KISMAYO SHAARGUDUUDNA WAA MADAX WEYNAHA GOBALKA CUSUB EE LAGA DHISI DOONO KOONFURTA. ITOBIYAANKA ADAAN KAA NECBAHAY WAAYO ADAA ARINKA HEERKAA GAARSIIYEY.DARTIIN GOBALADA BAY IYO BAKOOL WAXAA GAAJO UGU DHINTAY OO UNITED NATIONKU KU QIYAASEEN 350,000 OO QOF. NACALAA SHEYDAAN KU YAAL HADUU RABAA INUU SOMALI RUN AH ISAGA KEY DHIGO. VIVA ITOBIYA, VIVA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliruna

Friday, January 05, 2001 - 05:10 am
TO BOOSAASO

Waxaa warkaagii iyo siyaasadaadiiba cadeeyey hadalkaaga VIVA ETHOPIA.

Waxaase kaa qarsoon in ETHOPIANKU yihiin kuwa isku keen direy kadib markay MADAXWEYNE kaaga dhigeen kii JEELKA 10 sano JEELKA ugu jirey mise waadba ku wada jirteen.

SHARAF HADDAAD LEEDAHAY AMXAARADA BAAD NICI lAHAYD!

walaal dib isugu noqo oo bal yara feker!

Somaliruna

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Friday, January 05, 2001 - 05:38 am
To: Somaalirun

Ninyahow xageed jirtey 10kii sano ee ugu dambeysay mise tubadaad dhuuqeysay ayaa kaa go'day. Markii Ceydiid Itoobiyinka hubka kasoo xaabsanaayay oo uu kula dagaalamay dadweynaha xamar degan xagaad jirtey.

Markii maatada reer beydhabo la xasuuqayaayay xagaad jirtey.

Markii mooryaanta Habargidir ee degeneyd Baydhabo ay dhahaayeen "naag anaga aan wasin lama guursanaayo" xagee ayaad jirtay.

Markii mooryaanta gabdhaha ku hor fuulaayeen nimankooda, aabayaashood iyo walaalahood xagaad jirtey.

Markii dadka ree baraabo la adoonsanaayay oo ilaa iyo hada la adoonsado xagaad jirtey.

Itoobiyaan ayaa soo socda ayaad rabtaa inaad dadka ku kacsato. Itoobiya waa cadowga Islaamka iyo Soomaalidaba laakiin waa cadow aan ognahay ogeyna cadowtinamdiisa. Adiguse adigoo Soomaalinimo sheeganaaya ayaad dadka soomaalieed ku sameysay waxaysan Itoobiyaan weligood ku sameyn kuna sameyn doonin. Habargidir WUXUUSH DUGAAG AH AYAAD TIHIIN UMADANA WEY IDIN WADA FAHAMTAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOSAASO

Friday, January 05, 2001 - 05:52 pm
SOMALIRUNA. VIVA ITOBIYA VIVA. SOMALINIMADA IYO DOWLADA KMG FUTADA ISKA GELI.MAANTA MA TAAL YAA SOOMALIYA WAA KALE ALLAHA NA GAARSIIYO OO AY SOMALI NOQOTO SOMALIDAAN NAQAANEY EE CIYAARTA AAN MEESHA KA WADNO. LETS GET READY TO RUMBLE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Looyaan

Friday, January 05, 2001 - 08:19 pm
mooryaan kastoo futo qurmoon wuxuu bartay magac soomali inuu ku qaraabto, doofaar yahaw markad dad muslim ah oo soomali ah oo waliba ah maato aan hubaynayn aad dhacaysay, aad kufsanaysay,ad dilaysay soomaalinimadii xagay kaa jirtay. ma maantay kuu muuqatay yaa is gaaray ilaa inta dulmiga wada soomaali ay iska wada qabtaan, maantase waxaa loo kala baxay xaq u dirir iyo group ismail shuluq dhegta wax uga soo aqriyay oo raba inay dulmiga xalaalaystaan, laakiin ilaah mahadiisa soomaali waxaa ku badan inta xumaha neceb ama ah xaq u dirirka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bandiiradley

Friday, January 05, 2001 - 08:56 pm
Majeerteen baa ITOOBIYA Futada ku wata
war amxaaro wax inma tarayan ee ogaada , walee geedkii aan inka soo dajinay aan inku celineeynaa
Moorgan aan aragno waxa uu hayo?????//
waa ogtihiin ninkii beerka la'aa inuu hawl gab noqdaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasiin

Saturday, January 06, 2001 - 08:53 am
walee inaad tahay kuwii iga soo baxsaday, ilaah ku shukri inaadan ila joogin futo madoobayde, markaan shaabuuga kula dhici jiray waad ogayd sidaad dadka ugu ekayd maanta oo aad iga soo carartay, waa ku kaa dameerka wax ma dhaantid war kaalay mudug isaga soo noqo meel kale oo kuu dhaantaa ma lahane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Saturday, January 06, 2001 - 03:38 pm
,,,,,Deeroow Widaayoow
,,,,,Deeroow Widaayoow
,,,,,Deeroow widaayoow
,,,,,wey is galan deereey
,,,,,Dadkii barkaasaa iin
,,,,,Adiina ki dorsantee
,,,,,Dhashiikaa li afuufeey
,,,,,Deeroow widaayoow
,,,,,Deerooow Widaayoow
,,,,,Weeraroow dooyoow waniini


Cabdalla Deeroow,,, Cabdalla maxaa ku waalay,, Maxa dadkaaga kugu diray,, maxaa dalkaaga kugu diray!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 05:20 pm
WIXII DHIIGLEHOOW KAC? HEHEHEHE. HABAR GIDIREEY ADAA DHIIG LEHEE KAC. ISKU DHIIG MANIHIN. KA XAAB XAABI WAXA KAA DA'AYA WAA XINJIRO DHIIG AHEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

african_boy

Sunday, January 07, 2001 - 12:31 am
WALAASHAABAA DHIIG LEH EE HA KACDO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 07, 2001 - 02:02 am
WAXII DHIIGLEH=HABARGIDIR OO LEH DHULBEEREEDKA SOOMAALIYEED HANALOO DAAYO

CIYAARTUBA HADEY BILAABATEY,ISDHIIBI OGIDINAA ILLAA ABGAAL XAMAR IDINKA SAARO,SHABEELAHA HOOSANA SHAATI GUDUUD IDINKA SAARO,JUBADA HOOSANA DAAROOD IDINKA SAARO KADIB=ADNA GALGADUUD&MUDUG KU SOO NOQOTO=SOMALEY KAC,INTA KALE DAGAALKU HADUU BILOWDEY,KISMAANYAAN HUB U DIRI& SOOMALEY KAC IS MAGASHO, MAXAA KALE?


BALO KU KICISAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mujaahid

Sunday, January 07, 2001 - 04:54 am
Majeerteen ciil baa haaya sida loo aargoostana ma yaqaanaan hahaha lololol taasi waa mid arinta kale ee aan jeclahay in aan idiin sheego waxa ay tahay Habar Gidir dawlad uma baahna wax ay kala maqantahayna ma jirto Somaliyana weligeed yeey isku imaanin who cares maadaama aan gacanta ku hayno labaddii deged ee koonfurta Somaliya ugu weynaa iyo dhulkii barwaaqada ahaa ee nafcigu ka buuxay marka maxay dawlad nagala maqan tahay Cabdulqaasim iyo dhoobdhoobka uu wado iyaga ayaa kala dareeri doona. Ithiopia soo maha markii horeba heshiis baan ahayn hadana xiriirkeena ma xuma waxa rabshada iyo buuqa wada waa kooxda carta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Sunday, January 07, 2001 - 01:32 pm
,,,Sow maaaha
,,,Noloshaadu
,,,Sow maahaa
,,,Magaceed be'
,,,Soow Maahaa


,,,,,Deeroow Neefneefsigaagaan la yaabanaa,, Caloosha, Futada ,,Walbaq Walbaqda,, Indhaha Cawiran,,, Deeroow maxaa ku helay la ismaba gaarine goormaad baqa cagta rogi lahayd,, Wallee Mujaahidiintii RRA oo halyeygoodiina uu horkacayo!!Daryaan soo rogmaday,,!!Alloow al Mujaahid Shaar Gaduud hayga qaadin!!!!!Kolkuu faraskiisu heenseesto uu Seeftiisiina Galka kala baxo,,,Alla Heybad weynaayeey,,,Fulay dulan badani u daranaa,,Doqon Deeroow dadkiisa laga adeejiyaa u daranaa,, Dhoohane aan wax ogayn u daranaa,, Kuwa Dowlad ku dan gaarka ahi u daranaa,,,. Musiibadan isa soo baheysate carrigii ku habsatay u daranaa,,....


,,,,Balcad iyo Tiyeegloow ha ku meereeysanine Raggeedi isku yaraha Jitaabi Cabdi khasaaroow,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afar dhuumood

Monday, January 08, 2001 - 12:06 pm
harta ragga ko ku xusan waa labo qolo,oo mid waa kii aan sida lo`da isbeeyn ugu diley inta u dhaxaysa afgooye iyo bundada araare,oo ku faraxsan in shaati gaduud u adeegayo,laakiin waxaad hilmaantay in ninkii dhafoorqiiq dhebey uusan eelaaywiiq u daahin.moorganka ma kii afka iyo futada ka faruurnaa?.kasi hadduu geesi kuu yahay wallee hubka amxaaradu soo siisay waxaa mar hore sidii loo qaybsan lahaa ka shirey raggii isaga iyo gabyoow oo wasiirka gaashaan dhigga ahaan jirey ciridda ku soo qaxiyey.hubka hadda la siinayo oo u badan kii amxaarada ka qashin baxday ma wuxuu ka fiicanyahay kii X.D.S.? KISMAAYO.waxaa joogga wiilal dhexda baaruudi ugu xirantahay haddeerba haddaad cararayso boowe ragga ha la soo fiidsan.Viva somalia> ethiopia is the only known enemy of somalia and we will •••• them and their arse lickers.