Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Waa maxay dhibaatada haysata umada somaliyeed xalkeeda?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 05, 2001 - 02:23 am
waad salaamantiihiin dhamaan akhiyaarta somaaliyeed meel walba ey joogaanba

walaala yaal waxaan qabaa sulaal taas oo aan
mararbadan naftayda waydiiyo
waxaan hadana jecelaan lahaan in aan wax ka weydiyo umada soomaliyeed
taas oo ah waamaxay dhibaatada haysata umada soomaaliyeed iyo waxa uu alkeeduyahe
waxan maqlaa marar ka qaar kood in somalidu
ay is ku dagaal laan dhinaca qabiil ka iyo in
dhamaan somaalidii ay ku mashquulsan yihiin qabiil balse ay wax somalinimo ah asanjirin
runtii waal waxaa jirta in dad ka qayb ka mid ah aysan arimahaas waxba ka ogeyn sida dad ka
dhaliyarada ha ee qurbaha ku korey iyo kuwa
ku dhashe dad shisheeye een wax ka garan somalida
runtii waa dhibaato ruux somali ah ee mar ka
uu is yiraahdo soo dhexgal dad kaaga somaaliyeed
een hadana waxba aan kafahmin dhaqanka somaali
ee maanta lagu dhaqmo sida qab yaalada mar ka
su aasheeydu waxaytahye walaal ma lajoojin karaa
qabyaalad masela noqon karaa somali?
waxaan filaayaa in qofwalba oo somali ah ay ku
tahay waajibaad saaranin uu joojiyo qabyaalad
sida ugu fudad ee loo joojin karaana waa iyadoo
qofna uusan kudayan qof ka kale ee mar ka uu arko in uu qaldanyahay uu ka celiyaa oo uusan kudayan
waayo hadii laka roonaado ayaa rob dhashaa
marka runtiii waxaan ar kaa mara badan dad somali
ah oo caaytama ama kudagaalama cudrkaa qabyaald
runtii waxaan ahay qof somali ah kuna
kuna korey qurbanolasheyda inta badn somaliya
ma arkin badanaana ma fahmo dad ka somaliyeed
inyar mooyaanee waxaan runtii jecelahay somalinimo waxaan na filayaa in dad badani ilamidyihiin mar ka walaal sidee loo helaa
umad kaliya ee ah somali oo aan qabiil
iyo kala laheyn wax kalasaar ah ?
thanks dhamaan .