    Wadani | Friday, January 05, 2001 - 06:59 am "QABSIGII BALCAD MA KISMAYA KU SOO XIGTA? TALA XUMAA DAWLADU" Dawlada ku meelgaarka ah ee cabdiqasin, khaladaadkii ugu danbeeyey oo somali badani kalsoonidii ey u qabeen kala noqdeen. Dawlada KMG iyadoo og in dhibaato weyni ka jirto magaalada kismayo, oo maleyshiyo is biirsatey si sharci daro ah ku heysata, dadkii degaanka kismayo u dhasheyna banaanka ka joogaan waxii hanti aheyd oo kismaya taaleyna ey dhaceen maleyshiyada kismayo sharcidarada ku heysata, dadka kismaya ku noola maleyshiyadu maalinba qof bey ku dilaan. Dawlada KMG ee cabdiqasin waxey udirtey maleyshiyada kismayo burcadnimada ku heysta, HUB, Dhaqaale, iyo waliba Maleyshiyo kale. Dhamaan wax garadka soomaliyeed waxey dawlada kula taliyeen in arinka kismayo iyo meelaha kale ee la kala heysto maslaxad dawladu ku xaliso,hase ahaate dawlada kumeel gaarka ah ee cabdi qaasin wey ka dhaga qabsadeen talada wax garadka somaliyeed usoo jeediyeen.Waxeyna dawlada KMG ee cabdiqasin isku dayeysaa isku dayeysaa in ey u dhaqanto sidii jabhadihii somaliyeed ee ku fashilmey qabsiga hadba magaalo horleh.Hadii aan nahey waxgaradka somaliyeed waxaan umada somaliyeed ugu baaqeynaa in dawlad ku sheega KMG ee cabdiqasin ineyna rajo wanagsan usoo wadin, noqoteyna jabhad cusub oo wadanka kusoo biirtey. WAXAAN ADUUN WEYNAHA UGU BAAQEYNA IN FIIRO GAAR AH LOO YEESHO DHAQDHAQAAQA DAWLAD ISKU SHEEGA. MAHADSANIDIN |
    Gaani | Friday, January 05, 2001 - 08:55 am AAN KU WASO FUTO CUMAR MAXAMUUD |
    mryuu | Friday, January 05, 2001 - 09:48 am to ; somali crazy waxaan idiin sheegayaa in ay dhamaatey sheekadii aheyd anaa dhulkaan leh xoreystey ,gofkeygii waaye marka balcad werarkiisii ujeedo bey la heyd ma ogid miyaa in suudi yalaxoow u yahey jaahil waxna qorin waxna aqriyin see ku suurtoobee in jaamiciyaaal ka kookaban somali oo dhan u wax la qeybsado ,ma dhici karto marka kismaayo ayaa ii soo hartey waa magaalo somaliyeed nin sheegan kara ma leh ilaah baa leh waa dhul muslim waxaan ahey daarood waxaan qabaa in kismaayo lagu wado noolaado ,daaroodka magaalada heysta iyo kuwa raba in ay soo weeraraan waxaan leeyahey joojiya riyada beenta ah ee miiska nabada soo wada fariista idiinkoo walaalo ah ee joojiya xaqiraada iyo qab ka beenta ah waxaan rabaa anigoo ah nin daarood ah in aan kismaayo ay noqoto magaalo nabad ah oo cid walba loo ogal yahey , yaan dowlada la masabidan n kismaayo waxaa isku heysta oo ay la dagi la dahey waaa waxaa isku heysta niman xamer laga soo ceeriyey oo doonaya in kismaayo ay been ku qabsadaan waa kuwee ragaas waa niman mudug ka yimid oo majeerteen iyo niman gado iyo galgaduud ka yimid oo mareexaan ah iyo niman ogaadeen ah oo ka yimid soonka shanaad marka saaxiibayaal runta aan idiin sheego maxaa kismaayo ka rabtaan oo shacabkaaan wada daganaa qarniyo oo walaalaha ah isku direysaan ,suaal maxaa kismaayo layskugu qabsan waayey xiligii ka horeeyey dagalada sokeeye dadka wuu wada daganaa nabad iyo walaalnimo ,suaasha jawaabteedu waa waxaa yimid rag qax ah oo raba dantooda gaarka in ay helaan si ay u gaaraan waa in dadka dhiigooda ay ka beec mushtaraan marka anigoo ah daarood aan aheyn in qolyaha kismaayo ku loolan san waxaan idiin sheegayaa in baaq aan idiin hayo dagaal wax ku kala qaadi meysaan ee is soo hor fariista heshiiyana si dadka ehelka ah colaada looga dhameeyo aan iska qabano shar wadayaasha waa mr yuu oo idin le h nabad hala qaato |
    General Morgan | Friday, January 05, 2001 - 10:24 am Fuk all this peace talk! Kismaayo is Daarood especially Majerteen city and we will get back by FORCE. Habar Gedir the only theing they understand is the power of the gun and no talking because waa Reer Baadiye dameer camal ayaa loo tumaa. General Morgan |
    abdi | Tuesday, January 09, 2001 - 12:46 pm Waxaan taageersanahay in ay magaalada kismaayo lagu soo celiyo gacantii maamuli jirtey 200 sano ka ee ka kacsatay gaala madowdii dagi jirtey, waa Absame iyo intii la dagi jirtey ee sheeqaal ow qudub........i mean dhulkan waxaa la oran jirey olaa haddana loo yaqaanaa jubaland from jilib to garissa , dowladdii gumeysiga ingiriiska ayaana u kala goysay laba dowladood, marka annagu ma aanu jeclin for nothing in aan ku sameyno nonesonse bloodshed but we are here in afmadow, badhaadhe, xagar, marreerey and buaale, which all lie in the four corners of kismayo , to regain it insha allaah by a peaceful and deplomatic way first, if not to wage a full blown war from all of us, absame to retake it from cayr iyo dalal...i see you there in less than a year |
    Anonymous | Tuesday, January 09, 2001 - 02:18 pm ninkii xoog laah xaq leh, Harti maanta waa lagaga xoog batay kismayo, balse wali waa dagalamayaan, marka iska caytama ama ooya ninkii kismayo leh waa la arag, hal wax waan qirsanahay kismayo waa guri daarood, marka futo madoobayaal ama dad kale ku daba gambada ama dhuunta. |
    Fuushane | Thursday, January 11, 2001 - 04:29 pm Doqon yohow dabada dheeri waa laga gudbey waqtigii been been iyo warxumo tashiil wax lagu cunni jirey. Jabhadaha aad sheegeysaa waa Somali wax badan ayeyna kuu dhaamaan Biljamkii Generaalyaashiinna iyo wax qarad haddii aad laheydeen oo dhan intuu casuumaad been been ah kusoo diray kaddibna dabada ka fuulay sidii qoomu luud oo kale. Kaddibna kii aad caqli iyo cindi labadaba aad uga dambeyseen uu BBC u sheegay danta ay idiin hayaan inay wax kasta oo ay geysteen idinkaga weyntahay. Laa xowla walaa quwata Intaasi waxa ii dheer oo aan kuu raacinayaa Mareexaan, G/gidir, Sheeqaal iyo inta kale oo aad leedahay kismaayo haka baxeen kismaayo waa uga soo horreeyeen ninka sumeysan ee Majeerteen daba dhuub so wake up Qowmu luud before it is too late. Kismaayo dadkii u dhashay cidi kama maqna, kulligood markii laga reebo dhawrka lacagta leh oo carruurtoodii debedaha geystey. Hess aad taqaanid ayaan kuu qaadayaa ee ila hess: Dadkaaga dhinac ka raac, yaadan dhumine dhinac ka raac. Kii dhuumanaayee dhabarku muuqdow. Intaasi waano kuugu filan inkastoo la yiri "Inkastuu durdur iyo dabaal galo doofaar wiligiis ma daahiro". Cabdi qasim iyo galaal waan ogahay inaaney danteyda iyo dantaada midna ku hawlaneyn laakiin marna ma dhaafsanaayo Qowmu luud. Waxaasoo dhan ma aanan rabin inaan sheego laakiin waxa iga xanaajiyey Kismaayo qowmu luud aa iska leh. How dare. Gaalkacyo ayey H/gidir ka bursan la'yihiin markuu ku leeyahay Kismaayo innagaa leh. What a sick joke. |
    SUUBANE | Friday, January 12, 2001 - 06:16 am JO WAZ UP FUUSHANE BRO I AGREE WITH YOU REER QOWMU-LUUD INEY WAX XUN OO WASAQA YIHIIN WARHEEDHE MAREEXAAN IYO SALEEBAAN OO COLAAD WAQTI DHEER ISKU HAYAY CID MAQASHO MALEH DHIBAATADOODA MAALIN KASTANA WAXAA LAGA SOO SHEEGAA WANAAG XIDAA DAGANE KUMA JIRTO OO MA MOODID DAD WALIGOOD DAGAALAMEY REER QOWMU-LUUD JILACSANAA OO CABAAD BADANAA OO SAMIR XUMAA |
    Anonymous | Friday, January 12, 2001 - 07:07 am ama ooy ama qosal gariir, walee Kismayo sooner or later gacanta Harti iyo ogaden ayay ku dambayn, habar gaajo waxii qaniisiin ah waa la yaqaan, yaa ahlu mooryaan. |
    mryuu | Friday, January 12, 2001 - 09:22 am to; kismayo salaan waxaan filayaa in kismaayo loo daayo dadkii daganaa dagaalka sokeeye ka hor ,oo dadka maanta heysta iyo kuwa amxarada u soo wata ay ka baxaan oo ay u celiyaan dadka shacabka ah ee dagan gobalka waxaan qirayaa in kismaayo uu ilaahey lee yahay oo dhul alle tahey cidna aysan sheegan karin waxaa foolxuma ah nin qaxooti ku ah dalal shisheeye in kismaayo uu ka murmo amase isku howlo saaxiib dadka ha isku dirinee ee nabada ka shaqeeya ha dhaco cadowga dagaal abuurka ah qabiilistaha kismaayo is somali city nin walbo oo aan kismaayo guri ku laheyn amase qabiilkisa u rabo in uu janadaas yar bililiqeysto ka yeeli meyno ee ha ka baxo kismayo kistada kaskada iyo kaskada |