Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Somaliland way fashilantay soconamayso maxaa xal ah?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 04:21 am
waxaan u leeyahay arinkaa waxa weeye ma'ahi nin diidan jiritaanka somaliland waan raacsanahay waxaanse u iri arinkaa waxa weeye qodobadan soo socda:
1)somaliland waxy jirday 10 sano manay dhamaystirin axdiga somaliland .
2)xuduudihii may gaadhsiin maamulka.
3)siyaasiyiidu daacad uma'aha qadiyada somaliland.
waxaa jira gooxo xag jir ah oo aan jecleen soomaalida kale daasuna waaqalad maxaa yeelay somaliland haday go'day maynicin somalida ay walaalaha yihiin daasi waxay sababtay in caalamkii ina ictiraafi waayo.
4) dhalinyarada somaliland waxaa madax marday somaliland , somaliland waxay u baahantahay masgax.
walaalayaa waxaa idinka codsanayaa in aad iska ilaalisaan xag jirnimada maxaa yeelay dunidu waxaay ku socodaa siyaasad iyo nidaam.

somaliland ha noolaado.