Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: President Cigaal ha noolaado
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lander

Saturday, January 06, 2001 - 12:11 pm
Somaliland is here to stay whether the Garxajis minority likes it or not. As long as there are
Super Awal, Habar Jeclo and the Gadabuursi who needs anything else.

20 more years for President Cigaal

ka naxoow nafta waa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamarri

Saturday, January 06, 2001 - 02:29 pm
Cigaal waa nin ruug cadaa ah , lehna waayo aragnimo, cigaaal wuu ogoon yahay in ay dunida maenaba aqbalaynin goida qeyb ka mid ah somalia.
hadaldii uu cigaal baryahan ku hadlay kaasoo ahaa nin wadanka ama dadka somaliyeeed ay marnaba kala goeey ee arinu tahay nin ay kala nastaaan, .
waayo cigal ma doonayo in ay waqooyi dagaal sokeeyo ka dhaco, sidii xamar oo kale ay dadku isku cunaan,, kuwan soo daaray warka ay ku canbareynayaan cigaal waa dad fitno wada doonayana
inay dhulkaa xasiloon ee somaliyeed ay dagaalo qabiiil qabiil ka bilaaw , sidii xamar ceydiid iyo cali mahdi ay danbaska uga dhigeen...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamarri

Saturday, January 06, 2001 - 02:33 pm
Cigaal waa nin ruug cadaa ah , lehna waayo aragnimo, cigaaal wuu ogsoon yahay in ay dunida maenaba aqbalaynin goida qeyb ka mid ah somalia.
hadalkii uu cigaal baryahan ku hadlay kaasoo ahaa in wadanka ama dadka somaliyeeed ay marnaba kala goeey, eey arintu tahay in ay kala nastaaan,ilaa iyo mudo .
cigal ma doonayo in ay waqooyi dagaal sokeeyo ka dhaco, sidii xamar oo kale ay dadku is cunaan,, kuwan soo saaray warka ay ku canbareynayaan cigaal waa dad fitno wada doonayana
inay dhulkaa xasiloon ee somaliyeed ay dagaalo qabiiil qabiil ka bilaaw , sidii xamar ceydiid iyo cali mahdi ay danbaska uga dhigeen...