    MUSLIM | Sunday, January 07, 2001 - 05:47 am WAXAAN IN MUDDO AH IS WEYDIIYEY MAXEY YIHIIN DADKA CAADOWGA GAALADA AH "AMXAARADA" IN DHULKA SOOMAALIYEED LA SOO GELIYO SI LOOLA DAGALAMO WALAALKAA.WAXAA TAAS KA DARAN QORSHAHOODA CUSUB OO AY KU DOONAYAAN INAY KU QABSADAAN KISMAAYO IYO GOBOLO KALE OO DALKA KA MI AH. SOOMAALIYEY MAXAA LOOGA HORTEGI KARAA ARINTAA??? |
    abdikarim hassan | Sunday, January 07, 2001 - 08:39 am TO MUSLIN S/C Walaal adigoo mahadsan waxaa looga hortegi karaa isku-duubni, lama yaabani amxaarada waxaan la yaabanahay kuwa muslinka ama somalinimada sheeganaya ee doonaya inay dalkooda amxaaro gacanta u geliyaan.Amxaar ninkii aaminaa isagaa ka sheekayn doonaa |
    true-muslim | Sunday, January 07, 2001 - 09:45 am markaad dad muslim ah dhulkooda iyo hantidooda dhacaysaan dhiigooda daadinaysaan oo aad waayeel iyo caruur iyo dumar bara kicinaysaan , muslim ma tihid soo mahan markay rra idin wastana, muslim baa tihiin,mida kale waryaa kismaayo iyo dhamaan dhulalka shabeelaha hoose, waa la yaqaan cida leh iyo cida ay ku danbaynayso, waa weliyee oohinta ha sii bilaabin ilaah baa nin rag kaa dhigaye. |
    AL-MUSLIMIIN | Monday, January 08, 2001 - 01:39 am Ma ooyin mana ooyi doono Insha-Allah, waxaana aad aan ugu faraxsanahay inaan helay Jid wanaagsan oo aan ku dhinto oo Jihaadka Allaah qofkaad doonto ahow, waanu idinla dagaalameynaa idinna leynaynaa si daran haddii aad soo raacdaan cadowga gaalada ah Ninkii gaal u soo kaxeysta la dagaalanka muslimiinta waxaa banaan in lala dagaalamo anagoo Insha- Allah faraxsan baana jidka Ale ku dhimaneynaa adiguse waxaad ku dhimanaysaa Al-sabiila Daaquut waadna heli wixii aad kasbato iyo siduu Alle doono. Bay & Bakool waxaa leh Raxan weyn qof ku qabsan kartana ma jirto Dadka Amxaarada wata oo ku qasbaya Raxanweyn inay ka mid noqoto Xulufada Gaalada waxaan leeyahay RRA ka fiirasada inta goori tahay oo shacabka reer RRA ha u horseedina dhibaato qax dagaal iyo kufri diintooda laga saaro oo xabasho dalka ku soo degto. Wa-Bilaahi Towfiiq. |
    MUSLIN | Monday, January 08, 2001 - 06:32 am SAALA- SAA LEE, WALLEE SAKAANAN KAA HARIN. REER CABDIQASAB WALLE EEBBE WAA IDIN NACAY MAALINBA DEEGAAN IYO DAD NABAD AH WEERARA, KA DIBNA AXMAARO IYO BORTAQIIS KA SHEEKEEYA. MAANTA SHALAY MA AH DULMIGAAD UMMADA SOOMALI KA GASHEENA ALLE WAA KA WAR QABAA, MARKAA SIDII REER BINU-ISRAEL WAXAAD TIRAAHDAAN ARLADAANU ISLAAXINAYNAA, IYADOO ALLE UU OG YAHAY IN MUFSIDIIN TIHIIN, INAY WAX DULMAAN MOOYEE , AAN MAALIN JOOGI KARIN. MAANTA RRA MIDII SHALAY MA AH EEBBE IYO DHAWR KUNOO MALA'G AYAA WEHELIYA, WALEE IFKANA WAA IDIIN JAHA WAREER, AAKHIRNA WAA IDIIN HALAAG IDINKA IYO KUWII SHADAADIINTA AHAA EE WAQTI WALBA IDIIN FADWOON JIRAY, IDIINA AKHRIN JIREY IN AAD MUJAAHIDIIN TIHIIN, MAANTA MAANGAAB NIMO IYO AXMAARO AYAAN LA JIHAADEYNAA CAAMADA U AKHRIYA, XAARKA IYO KAADIDNA HAYSKA DHAQINA, JAAD, KHAMRI IYO DAROOGANA QUUTA |
    IDOOR YAQAAN | Monday, January 08, 2001 - 12:02 pm TO true muslim ku sheeg Runta marka aynu ka hadlayno,qof kasta oo soomali ah marka laga reebo sheegatada (Idoor iyo raxanweyn)diyaar ayey u yihiin in ay difaacaan sharafta iyo karamada soomalida,cid ay ka cabsanayaana ma jirto,Amxaaradana iyaga oo ay la socdaan CUBAN,RUUSH,iyo xulafadooda ayey soomali wax ka qaadi waayen,marka ha ku seexan ha kuna soo toosin Idoor iyo raxanweyn ayaa ka caawin kara riyada soo jireenka ah ee ay amxaaradu waligood ku tamayeen.walle arrini waxay ku dhamaan doonta XABAAL IYO NINKEED LO KALA TAG.Taariikhduna waa been ma sheegto.su'aasha idiin taala waa halkii aad ku dambayn lahaydeen marka uu qarankii soomaaliyeed cagahiisa ku istaago.rag waxa u liita ciilki kama kore ee idoorow kaligaa dhibku kuma ekayn intaad rag iska dhigtaan cuqdadan sidii gabadh bikra ah loo faraxumeeyey maskaxdiina ka bixi la' intaad ka kortaan dadkiina dhinaca ka raaca intay goori goor tahay oo ay wali sii jiraan soomali badan oo aaminsan in la idin kolkoliyo maddama aad shisheeyi tihiin,sababta oo ah wax idin dhama soomali ma jiro ileen cid kale oo garaac af garan karta ma jirte. |
    samaale | Monday, January 08, 2001 - 12:25 pm waxaa hubaal ah in dhulka soomaaliya markii hore uu lahaan jirey qabiil la yiraahdo samaale oo ay curad u tahay habargidirtu.dagaal ayaa looga kiciyey muddo laga jooggo650 sano waxaana bara kiciyey niman aad u xooggan oo ka yimid dhanka galbeed ee soomaliya oo la yiraahdo ajuuraan raggaas oo boqortooyo xooggan ku heeystey dhulkaas markii ay burburtay boqortoioyaddii waxaa dhulka soo degey cidkasta oo dhulku ku yaraa ama ciriiri ku ahaa.haddana habargidirtii asalka dhulka lahayd ayaa si aan dhiig ku daadan ugu soo laabtay.yaa haddaba su`aal ka qaba waxaan hubaa in dadka aad arrintaas isugu mashquulinayaa ay yihiin dadka jecel in ay wax isku diraan oo la yiraahdo al-ruufyaan al-majeerteen al xaaraami.waxaana u adeega oo daladda u qaada qaar ka mid ah ogaadeennu ladii qaxootiyaahi iyo al tuugsiyaati. hadda the boys are chilling out at their ex-lands. |
    AL-MUSLIM | Tuesday, January 09, 2001 - 03:27 am Waan ku mahadsan tahay Mr: Samaale sida wanaagsan eed uga sheekaysay dadkan waalan oo haday waaashaanba Amxaaro ku daba dhega, Anagoo ah qoyska Soomaali ugu dad iyo deeq badan "Reer Cali Cusmaan" Alhamdulillah waxaan u hereynaa ruuxeena iyo maalkeena la dagaalanka Gumeysiga iyo xulufadiisa. |