Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Jibril Yonis(GARXAJIS)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hussein Abokor

Sunday, January 07, 2001 - 07:37 am
Jibril Yonis waa HABAR YONIS GARXAJIS*****

Are you ISAAG or GADABURSI???????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jibril yonis

Monday, January 08, 2001 - 07:02 am
beenta jooji. jibril yonis waa rag samaroon ah. oo makaahiil ah weliba. waad na aflagaadaysay hadaad maanta nagu aad na garab dhigtay nimakii hiliblayaasha ahaa ee garxajis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 08, 2001 - 01:15 pm
waaryaadhiheen,meeshan show marya aloolkii uu dhan baa isugu yimid

hurta hussien abokor maaha ee waa xussen abokor Mr:iska dhigay

jibriil yoniskan aad sheegaysidna maxay ahaayeen maa dad baa maa xoolaa maa naagaa???????????????

aan in yar kaaga waramo habr-yonistaa aay kaaga dhagtay waa rag rag dhalay ilaa iyo igiriiskii waa ragi adiga iyo awowgaaba xukume jiray,zaylacdaa aad dagtid waligaa maa iswaydeesay yaa lahaa uu GOVERNOR kaa ahaa aan taana kaaga jawaabo governorkii zayla wuxuu ahaa "AL-HAJJ SHARMARKAY BIN ALI SALIH,he was a descent from Ishak al-Hazrami,the saintly founder of the great garxajis tribe"

Richard F.Burton
[first footsteps in east africa]

bal bookaa akhriso wuxuu kaga sheekaynayaa habr yoonis, habr awal,habr jeclo,gadabuursi. intaas uu qolo wax fiican uu kasheegay haba iska yaraate maa jirto qaasatan gadabuursiga dhulkuu laa dhacay iyaga been ahdaad moodaysidna booka akhriso

laakin habr-yoonis in aay dad sharaf iyo nsaba leh waxaad ku cibra qaadataa wuxuu ninkaa galka aah ka qoray.

saaxiib faanka maa naqaan laakin history gayaga ayaa noo hadla WE ARE THE GREAT-GARXAJIS.

isaaqaa aad sheegaysidna anagaa tuurta ku sidi jirnay waliguudbaa

SNM anagaa samaynay somalilandna angaa samaynay ee caruurta qarkuud hala cayaarin aduu ilma yar aah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ADAN

Tuesday, January 16, 2001 - 04:16 am
LOL@@@ SASXIIN ANNOMOUS SAXIIB WAXAAD ILAOWDEY NINKII INA HIGARE E SOMALILAND O DHAN XUKUMI JIREY
SAXIIB HORE BAA LOO YIRI RAG WAA RAGII HORE HADELNA WAA INTII U YIRI E, WAX BA NAGAHAN WAQTIGAAGA HA ISAGA LUMIN,

LONG LIVE SOMALILAND LONG LIVE GARXAJIS