    Neefoowkaniini | Sunday, January 07, 2001 - 01:57 pm ,,,Sow maaaha ,,,Noloshaadu ,,,Sow maahaa ,,,Magaceed be' ,,,Soow Maahaa ,,,,,Deeroow Neefneefsigaagaan la yaabanaa,, Caloosha, Futada ,,Walbaq Walbaqda,, Indhaha Cawiran,,, Deeroow maxaa ku helay la ismaba gaarine goormaad baqa cagta rogi lahayd,, Wallee Mujaahidiintii RRA oo halyeygoodiina uu horkacayo!!Daryaan soo rogmaday,,!!Alloow al Mujaahid Shaar Gaduud hayga qaadin!!!!!Kolkuu faraskiisu heenseesto uu Seeftiisiina Galka kala baxo,,,Alla Heybad weynaayeey,,,Fulay dulan badani u daranaa,,Doqon Deeroow dadkiisa laga adeejiyaa u daranaa,, Dhoohane aan wax ogayn u daranaa,, Kuwa Dowlad ku dan gaarka ahi u daranaa,,,. Musiibadan isa soo baheysate carrigii ku habsatay u daranaa,,.... ,,,,Balcad iyo Tiyeegloow ha ku meereeysanine Raggeedi isku yaraha Jitaabi Cabdi khasaaroow,,, |