Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Bayaan ku shegii qaar isaaq ah ay soo saareen waa asal raac
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ph

Sunday, January 07, 2001 - 07:13 pm
waxaan u sheegayaa kuwa andocoonaya in somalida koonfureed doonayeen ethnic cleansing in ay cadeeyaan cidii geeysatay falkaas ma hawiyebaa ma daaroodbaa ma dadka soomaliyeed oo dhanbaa ma xukunkuumadii afween baa? ma mareexaanbaa yaa waaye cidda damcsaneed in la ciribtiro dadkaas ay iska dhigayaan in ay u hadlaan oo xaqooda u soo dhicin karaan?
waxaa wax lala yaabo ama lag yaqyasado ah aan marnaba aaynaan cafineen aniga iyo kumaanyaal badan oo soomaali ah in waxuush god qabiil dooneysa noogu yeerto gacan ku dhiigleyaal dhagar qabayaal ama in aan ethnic clenasing ku sameenay dad soomaaliyeed umana dulqaadaneyno umana jixinjixeyno cadowtanimadaa cad ee la rabbo in somali lagu kala gooyo waa wax aan sal iyo raad toona laheyn oo been abuurad cad ah oo kuwa asal raac ah oo diciifiin ah ay wataan iyo hunguridheerayal godka qabiil doondoonaya oo ay rabbaan in danno gaar ah lagu gaaro laguna masabito malaayimaad dad soomaaliyeed oo aan waxba galabsan oo xitaa iyagaba lala doonayey ciribtir.qaldan waa qaldaan weligiis!! wax ay is dhaamaan ma jirtaa oo dadkaas cid qaban doontaa oo qabiilkooda ah ma soo bixi doontaa dalka soomaaliyeed waa hal weligiisna ahaanayaa midnimada ummada soomaaliyeed waa muqadas anagoo u mareyna sidii lagu soo celin laha si paraktikal ah iyadoon weligeedba la kala gooyn markii horeba 91dii sida sharciga caalumka dhigayo maadaama aysan jirin meel dal somaliland la yiraahdo laga aqoonsan yahy .
marka laga reebo cadow soo jireen ah oo somali weligeed laheed si nabad ah iyo sharci baanu u hiigsaneynaa somali ween marnaba ma yeeleyno in dad aan waxgard aheen ay na masabitaan in aan u geysaneyn ciribir ama isku daynayba xukamadii jirtey oo iyadaba loo kala jirey oo dad yar ku takri fali jireen oo aan ku imaanin dimuqraadiyad oo aynaan soo dooran xoogna wadanka ku heysatay markey dalka qabsadeena nus dadka soomaaliyeed da yar ahaayeen amaba ay kadib dhasheen oo aniga ka mid ahay aqristoow adigan aad ka mid noqon kartid danbigeeda shacbka soomaaliyeed ee koonfurta oo dhan dusha lagama saari karo iyadoo la ogyahy sida kuwa reer waqooyi ah ay uga shaqeeyeen ugana mid ahaayeen dowladaas waana ka dhiidhiyeynaa taas maalin iyo habeena waxaan taageereynaa qaranimada midnimada iyo walaaltinimada ummada soomaaliyeed maxey kula tahay bayaan ku sheegaas lagu yirri koonfurta oo dhan ayaa la rabtay in la ciribtiro isaaqa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin La yaqaan

Friday, January 26, 2001 - 07:27 am
PH

Saaxiib miyaad cabsantahay, si baad u xiiqsantahaye, bal dib u akhri waxa aad is daba dhigayso oo hadalo ah, waxaa kaa maqan adigoo yiraa bacaaac, bacaac, bacaac, bacaac.

Saaxiib naso oo iska seexo caawa, markaad soo toosto bal wax kale soo qor

Try it again thank you