Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: SNM FREE ZONE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lataliye

Monday, January 08, 2001 - 06:06 am
Ururkii la odhan jirey snm ayaa kada isku dayaaya iney Cigaal dajiyaan. Cigaal oo ah nin ka mida siyaasiyiin ta hada ugu waaweyn dalka oona facansen taariikda dalka Somali ayey kuwa aan dadka qaarkood la tusi karin[snm] rabaan iney dagitaan ku khasbaan.
Waxaanse dhamaan isku raaxsanheybaan u filaayaa in qobolo ay ka mid yihii awdal ay ku jirto waxa loogu yeedhey snm free zone. Waxey dadka qaarkood rumaysan yihiin hadii lasoo cosho kooxdan iney ku koobanaad doonaan Burco iyo Hargeysa. If you disagree with this, you can add you opinion.