Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: SSNM (Dir) iyo Dulmiga Habargidir
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 08, 2001 - 06:52 am
Waxaan ka aqriyey Somalinet in ay shacabka direed ee degen degaanada Sh/Hoose ay H/G dhib weyn ku hayaan iyo weliba boob joogta ah. Waxaa la sheegay in Qabiilka H/Gidir ay weji kasta ku joogaan gobolkaas lakin dadka u dhashay aysan yeeli doonin in uu boobku sii socdo.

Wejiyada H/Gidir ay ku joogaan gobolka waxaa ka mid ah maxkamad islaam sheegata oo ay xubna ka yihiin dhallinta isbaarooyinka oo soocan. Kuwaas oo si toosa boobka iyo dhaca shacabka uga qayb qaata. Waxaa ka mid ah NGO ay wakiil ka yihiin H/G oo taageerta xoogagga qabiilkaas oo soocan. Ioy shufto taageera ka hesha labada dhinacba , maxkamada iyo NGO-yadaba.
Waxaa intaa sii dheer jacburka dowlad isku sheega ee lagu walaaqay Carta oo wakiila xoog ah raba inuu geysto magaalada merka si ay u sii wadaan boobka shacabka direed.