    Jamal | Monday, January 08, 2001 - 06:58 am Dadka reer Somaliland siday u arkaan baaqa ay soo jeediyaan guddida labada boqol kudhow ee cambaareeyay xukuumadda madaxwayne Cigaal?. Fadlan aan si cilmiyaysan oo hufan uga wada hadalo in guddidu saxantahay iyo in kale. Mahadsanidin, Jamal |
    real s/lander | Tuesday, January 09, 2001 - 12:33 am saxiib waxaan u arkaa niman xukun doon ah oo raba in ay cigaal meesha kala wareegaan ma aamisani in nin somali ahi muwaadinimo wax u qabanaayo ee nin kasta shilin ayuu u ordayaa, way muuqataa dayacnimada dalka ka muuqata cigaalna wax ka qaban la´yahay lakiin waxa is waydiin leh ragan soo socda ma ka dhabaynayaan hadalada ay kuhadlayaan cigaalba waa ku hadli jiray s/land barwaaqo ayaan ka dhigayaa waadna aragtaan waxa baahi taal dhulka s/land markaa sxb somaali muwaadin ah ilaahay ha soo dhaliyo anigu mid imnka noola ma garanaayo oo mid kasta waxuu ku barbaaray xaqdaro, eex, qabiil iyo reer hebel inaga ilaaliya. inta intaas ninkasta madaxa kaga jirto wax hagaagaya ma jiraan dalkuna dayacaas ayuu ku jiraayaa ilaahay oo ferej khayr qaba dadka u fura mooyee. markaa walaalka iga danbeeyow waxaan kaa rajaynayaa inaanad cidna xaq daro ku taageerin ama qabiil |
    Anonymous | Tuesday, January 09, 2001 - 01:30 am Uku horeen waad ku mahadsandihiin sida wanaagsan ee aad labadiinuba u soo ban dhigteen rayigiina. waxaa jirtay xilikii uu guumaystu u ka dalin jiray soomaaliya qoomiyah oo ah nationalism, markii uu ka gacay guumaystihii waxaa soomaalida ku jirtay walaalnimo iyo nationalism waadii ay ku someeyeen great soomaaliya ,waxaa ladhisay civilian government oo madax looga dhigay mudane Adan Cade markii dambana waxaa uu ku wareejiyay sharmaake waxaana prime minister ka ahaa maxamed ibraahim cigaal markii uu wadankii ka bixi waayay musuqmaasuq waxaa dhacday in militarikii la wareekay xukunkii wadii ka siidartay ee isla waaladay daana wagii kanoqday maxamed ibraahim cigaal akaasimaha, markii dawladi lariday wadii islawaaladay wadii snm la wareegtay mamulkii waqooyika waaguwii ku dhawaaqay somaliland 18 may 1991 wakuwii riday dagaalkii sokeeye ee ay noqoday kadaro dibi dhal, in1992 wadii laqabtay shirkii jibuuti waxaa chairman kahaa maxamed ibraahim cigaal waxaana lawada dawlad soomaaliyeed sidii loo dhisi lahaa,1993 wadii cigaal loo magacaabay madax waynaha somaliland ilaa iyo maant waxba maqaban kuwan maagaya cigaalna waa kuwii from 1991 - 1993 dagaalka wady markaa markaan arkay sida wax u socdaan waan ka noqday somaliland |
    Rashiid | Tuesday, January 09, 2001 - 03:49 am Salaan, Anigu aad iyo aad baan ugu farxay raygii nimankaas 189 ahaa. Wax aanay runta ka sheegin maan arag. Cigaal waa tuug afar wajiile ah, siyaasad weyna uma hayo somaliand. 8 sandood ee na soo dhaafay dagaal ayuun baa ka socoday somaliand, dadkii isku dir, gobaladii iyo sharaftii mujaahidiinta ku ciyaar, shacbkii somaliland nacsii gooni isu taagii. Kala gur iyo Ciise Muuse saaxil sii, Sacad Muuse lacagta ka dhuuq, Garxajis sumacad ka dil , habar jeclo ku dir. Ninkaasi wuxu sameeyay waa in maxkamad lasoo taago. Meesha maysagaa iska le, waa maxay xafiis kaste sawirkayga ku dhajiya????? iyo maxakada sare anaa ka aqoon fiican kana sareeya , kaan rabana erya kaan rabana soo dhaweeya???? Cabdi Waraabe oo tuug ah sii guri qaran??? waa maxay. Nimankan le SNM iyo dadkii soo qoray codsiga ayaagaa dagaaalkii waday 1991-1993 walee been ayaad sheegtay, dagaal Ina Cigaal kumuu horayn. waxa kaste ha noqdeen, laakiin ina Cigaal la baray tuuga bilaa damiirka ah. nabadeey |
    Koosar | Tuesday, January 09, 2001 - 06:17 am Waxaan oo kale Somalilandnet.com ayaa laga hadla ee mesha faqashta inaad ka dheex doodan ma ahaa! |
    Anonymous | Tuesday, January 09, 2001 - 01:52 pm ina cigaal yaa ku haya meeshaa sow maaha habr awal iyo daba dhilifkuuda habr jeclo,arab iyo ita kale ee isaaq saaxiibayaal ina biixi miyaano ahayen kii sacad muse ii dagaalka waday kan kalee waalan ee arab isna sharaf kuusan maa leh waar iga daa dadkaas xoolahaa dhaamee maa imakay indhaha kala fureen oo aay ina cigaal barteen maxaano uu sheegaynay markay seefta uu sideen ina cigaal waa taa ee bal wax ka gurta |